Warbixinno isku dhafan2 ilo · 2 sheekooyin 3 bilo kahor Keir Starmer oo iska casiley xilka Ra’iisul Wasaareha Britain. Keir Starmer ayaa Iska casilay Ra’iisulwasaaraha Boqortooyada UK, isagoo noqonaya Ra’iisul Wasaarihii 4aad ee ay yeelanayso…
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (53%) Horseed Media Jowhar Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan2 ilo · 2 sheekooyin 3 bilo kahor Muxuu salka ku hayaa safarka aan la shaacin ee MW Xasan Sheekh ku tegey Kenya. Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaarey dalka Kenya, isagoo wada hadalo la yeelanaya qaar kamid ah madaxda dalalka deriska ah, si ay uga wada
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (53%) Horseed Media Puntland Post Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan2 ilo · 2 sheekooyin 3 bilo kahor Senator Faroole oo Garoowe kula kulmay xildhibaanada Puntland kumatala gobolka Nugaal. Madaxweynihii hore ee Puntland, Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud Faroole ayaa kulan la yeeshay xildhibaannada gobolka Nugaal ee ku jira…
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (53%) Horseed Media Puntland Post Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan2 ilo · 3 sheekooyin 3 bilo kahor Puntland oo ku eedaysay DFS inay burcad ku abuurtay xeebeheeda. Xukuumadda Puntland ayaa ku eedeysay Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud inuu ka dambeeyo qorshayaal lagu abuurayo…
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (53%) Horseed Media Puntland Post Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan2 ilo · 2 sheekooyin 3 bilo kahor Mareykanka iyo Iiraan oo gaaray Heshiis lagu soo afjarayo Khilaafka Bariga Dhexe Jun 18 (Jowhar)-Guul lama filaan ah oo ka dhacday Qasriga Versailles ayaa horseeday dadaal lagu joojinayo dagaalka Bariga Dhexe, ka dib markii Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump iyo Madaxweynaha Iiraan Masoud Pezeshkian ay saxiixeen heshiis ay Tehran ku khafiifin doonto uranium-keeda la kobciyay si loogu beddelo gargaar dhaqaale oo ballaaran. Mr Trump ayaa saxiixay heshiiska is-afgaradka […]
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (52%) Jowhar Horseed Media Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan2 ilo · 2 sheekooyin 3 bilo kahor Laamaha ammaanka gobolka Nugaal oo awaamiir cusub soo saaray. Taliska qaybta booliska gobolka Nugaal ayaa soo saaray amar lagu xoojinayo badqabka shacabka iyo amniga safarrada,…
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (51%) Horseed Media Puntland Post Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan2 ilo · 2 sheekooyin 3 bilo kahor Koonfur Afrika: Toogasho dad badan lagu dilay oo ka dhacday meel u dhow Johannesburg Booliska ayaa baadi goobaya dad badan oo looga shakisan yahay inay ka dambeeyeen dabley hubeysan oo 12 qof ku dilay deegaan ku yaal Johannesburg.
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (51%) Horseed Media Jowhar Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan2 ilo · 2 sheekooyin 3 bilo kahor Puntland oo mamnuucday shirarka mucaaradka ee Qardho Maamulka gobolka Karkaar ee Puntland ayaa soo saaray qoraal lagu mamnuucay in aan gobolka iyo magaalada Qardho lagu qaban karin… Sii akhri
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (51%) Puntland Post Horseed Media Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan2 ilo · 2 sheekooyin 2 bilo kahor Guddiyo u kala garqaadaya xukuumadda Puntland & Jimcale oo gaarey Laascaanood. Taliyaha Ciidanka Kumaandooska Danab ee fadhigoodu yahay ceelka Ligle ee duleedka Magaalada Garoowe Jimcaale Jaamac Takar,…
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (50%) Horseed Media Puntland Post Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan2 ilo · 2 sheekooyin 3 bilo kahor Shan qof lagu dilay duqeymo cirka ah oo ay geysteen diyaaradaha dagaalka Israel Jun 20 (Jowhar)-Warbaahinta Dowladda Lubnaan ayaa soo warisay in Shan qof lagu dilay duqeymo cirka ah oo ay geysteen diyaaradaha dagaalka Israel. Maalin uun ka dib markii xabad joojin cusub lagu dhawaaqay, duqeymo Israa’iil ayaa xalay fiidkii ka dhacay koonfurta Lubnaan, iyagoo dilay shan qof, sida laga soo xigtay warbaahinta rasmiga ah ee Lubnaan. Hal […]
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (50%) Jowhar Horseed Media Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan2 ilo · 2 sheekooyin 3 bilo kahor Iiraan oo sheegtay in Heshiisku uusan weli dhammaan iyadoo Trump uu doonayo inuu dhawaan saxiixo Jun 12 (Jowhar)- Horumar diblomaasiyadeed oo suurtagal ah oo dhexmara Washington iyo Tehran ayaa imaan kara maalmo gudahood, iyadoo Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump uu sheegay in labada dal ay saxiixi karaan heshiis nabadeed isla dhammaadka toddobaadkan kaas oo dib u furi doona Marinka Hormuz si loogu raro maraakiibta – inkastoo Iiraan ay ku adkeysatay in […]
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (49%) Jowhar Horseed Media Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan2 ilo · 3 sheekooyin 4 bilo kahor Madaxweyne Xasan oo la kulmay Abwaano Soomaaliyeed May 25(Jowhar) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan muhiim ah la qaatay qaar ka mid ah Abwaanada Soomaaliyeed, kaasi oo looga hadlay doorka suugaanleyda iyo hal-abuurka Soomaaliyeed ay ku leeyihiin xoojinta wacyi-galinta bulshada, dowlad-dhiska iyo dib u soo nooleynta dareenka qaranimada. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa Abwaanada Soomaaliyeed uga mahadceliyey […]
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (49%) Jowhar Horseed Media Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan2 ilo · 2 sheekooyin 4 bilo kahor Madaxweyne Deni oo safar u baxay Madaxweyne Siciid Cabullaahi Deni ayaa safar aan la shaacin ugu baxay dalka Isutaga Imaaraadka Carabta oo saaxiib dhow la ah… Sii akhri
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (49%) Puntland Post Horseed Media Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan2 ilo · 2 sheekooyin 4 bilo kahor Madaxa Hay’adda WHO Tedros oo booqday magaalada uu ka dilaacay cudurka Ebola May 30(Jowhar)-Tedros Adhanom Ghebreyesus, oo ah agaasimaha guud ee hay’adda caafimaadka adduunka ee WHO, ayaa maanta gaaray magaalada Bunia ee xarunta gobolka Ituri oo ah magaalada uu ka dilaacay cudurka dilaaga ah ee Ebola ee bariga Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Kongo (DRC), isagoo ku boorriyay bulshooyinka halkaa ku nool inay hoggaamiyaan dagaalka ka dhanka ah […]
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (46%) Jowhar Horseed Media Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan2 ilo · 2 sheekooyin 4 bilo kahor Puntland oo amar dul-dhigtay reer miyiga iyo xijiyaysatada Calmiskaad Guddiga amniga gobolka Bari ayaa ku amray reer miyiga iyo xijiyaysataya in ay shan berri gudahood uga baxaan buuraha Calmiskaad,… Sii akhri
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (46%) Puntland Post Horseed Media Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan2 ilo · 2 sheekooyin 4 bilo kahor Qoorqoor oo ka horyimid qorshaha Villa Somalia ee doorashooyinka Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa sheegay in aysan soconayn qorshaha Villa Somalia ee doorashooyinka heer federaal iyo heer… Sii akhri
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid soo koraya (43%) Puntland Post Horseed Media Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan2 ilo · 5 sheekooyin 2 bilo kahor Guddi ka socda bulshada gobolka Nugaal oo markale la kulmaya Madaxweyne Deni. Guddi ka kooban 13 xubnood oo loo xil saaray dhex-dhexaadinta khilaafka u dhexeeya Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, iyo ciidanka taageersan DFS
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (60%) Horseed Media Puntland Post Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan2 ilo · 2 sheekooyin 3 bilo kahor Shil gaari oo ka dhacay duleedka bari ee Garoowe Ilaa 5 qof oo rayid ah ayaa ku dhaawacmay shil gaari oo maanta ka dhacay duleedka bari ee magaalada Garoowe,… Sii akhri
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (55%) Puntland Post Horseed Media Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan2 ilo · 2 sheekooyin 3 bilo kahor Puntland oo wax ka baddelaysa tirada goleyaasha deegaanka Wasaaradda arrimaha gudaha Puntland ayaa maanta warbixin ka siisay baarlamaanka wax ka baddelka xeerka maamulka gobollada, degmooyinka iyo dhismaha dowladaha… Sii akhri
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (53%) Puntland Post Horseed Media Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan2 ilo · 2 sheekooyin 5 bilo kahor Taliyaha cusub ee Ciidamada Madaxtooyada Puntland oo xilka la wareegey. Taliyaha cusub ee Madaxtooyada Dowladda Puntland, G/sare Siciid Nuur Shire, ayaa maanta xilka kala wareegay taliyihii…
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SO Horseed Media Puntland Post Baadh daboolidda buuxdaBogga 5 - waxaa muuqda 20 ka mid ah 100