Warbixinno isku dhafan2 ilo · 3 sheekooyin 4 bilo kahor Madaxweyne Xasan oo la kulmay Abwaano Soomaaliyeed May 25(Jowhar) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan muhiim ah la qaatay qaar ka mid ah Abwaanada Soomaaliyeed, kaasi oo looga hadlay doorka suugaanleyda iyo hal-abuurka Soomaaliyeed ay ku leeyihiin xoojinta wacyi-galinta bulshada, dowlad-dhiska iyo dib u soo nooleynta dareenka qaranimada. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa Abwaanada Soomaaliyeed uga mahadceliyey […]
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (49%) Jowhar Horseed Media Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan2 ilo · 2 sheekooyin 4 bilo kahor Madaxweyne Deni oo safar u baxay Madaxweyne Siciid Cabullaahi Deni ayaa safar aan la shaacin ugu baxay dalka Isutaga Imaaraadka Carabta oo saaxiib dhow la ah… Sii akhri
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (49%) Puntland Post Horseed Media Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan2 ilo · 2 sheekooyin 4 bilo kahor Madaxa Hay’adda WHO Tedros oo booqday magaalada uu ka dilaacay cudurka Ebola May 30(Jowhar)-Tedros Adhanom Ghebreyesus, oo ah agaasimaha guud ee hay’adda caafimaadka adduunka ee WHO, ayaa maanta gaaray magaalada Bunia ee xarunta gobolka Ituri oo ah magaalada uu ka dilaacay cudurka dilaaga ah ee Ebola ee bariga Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Kongo (DRC), isagoo ku boorriyay bulshooyinka halkaa ku nool inay hoggaamiyaan dagaalka ka dhanka ah […]
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (46%) Jowhar Horseed Media Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan2 ilo · 2 sheekooyin 4 bilo kahor Puntland oo amar dul-dhigtay reer miyiga iyo xijiyaysatada Calmiskaad Guddiga amniga gobolka Bari ayaa ku amray reer miyiga iyo xijiyaysataya in ay shan berri gudahood uga baxaan buuraha Calmiskaad,… Sii akhri
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (46%) Puntland Post Horseed Media Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan2 ilo · 2 sheekooyin 4 bilo kahor Qoorqoor oo ka horyimid qorshaha Villa Somalia ee doorashooyinka Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa sheegay in aysan soconayn qorshaha Villa Somalia ee doorashooyinka heer federaal iyo heer… Sii akhri
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid soo koraya (43%) Puntland Post Horseed Media Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan2 ilo · 5 sheekooyin 2 bilo kahor Guddi ka socda bulshada gobolka Nugaal oo markale la kulmaya Madaxweyne Deni. Guddi ka kooban 13 xubnood oo loo xil saaray dhex-dhexaadinta khilaafka u dhexeeya Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, iyo ciidanka taageersan DFS
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (60%) Horseed Media Puntland Post Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan2 ilo · 2 sheekooyin 3 bilo kahor Shil gaari oo ka dhacay duleedka bari ee Garoowe Ilaa 5 qof oo rayid ah ayaa ku dhaawacmay shil gaari oo maanta ka dhacay duleedka bari ee magaalada Garoowe,… Sii akhri
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (55%) Puntland Post Horseed Media Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan2 ilo · 2 sheekooyin 3 bilo kahor Puntland oo wax ka baddelaysa tirada goleyaasha deegaanka Wasaaradda arrimaha gudaha Puntland ayaa maanta warbixin ka siisay baarlamaanka wax ka baddelka xeerka maamulka gobollada, degmooyinka iyo dhismaha dowladaha… Sii akhri
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (53%) Puntland Post Horseed Media Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan2 ilo · 2 sheekooyin 5 bilo kahor Taliyaha cusub ee Ciidamada Madaxtooyada Puntland oo xilka la wareegey. Taliyaha cusub ee Madaxtooyada Dowladda Puntland, G/sare Siciid Nuur Shire, ayaa maanta xilka kala wareegay taliyihii…
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SO Horseed Media Puntland Post Baadh daboolidda buuxdaBogga 5 - waxaa muuqda 9 ka mid ah 89