Warbixinnadu way is taabtaan5 ilo · 5 sheekooyin 4 saacadood kahor Madaxweyne Xasan Sheekh oo daah-furay sannad-tacliimeedka cusub ee jaamacadaha dalka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay sannad-tacliimeedka 2026/2027 ee waxbarashada sare iyo jaamacadaha dalka. Munaasabadda furitaanka sannad-dugsiyeedka cusub ayaa ka dhacday…
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid xooggan (78%) Goobjoog Somali Shabelle Media Caasimada Online Hiiraanweyn+1 Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan5 ilo · 8 sheekooyin 7 saacadood kahor R/wasaare Xamza oo sameeyay magacaabis cusub Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisil Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre ayaa maanta magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka. Ra’iisul Wasaaraha oo cuskanaya qodobka 119-aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa u magacaabay Mubaarik Maxamed Axmed in uu noqdo Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka. Ra’iisul Wasaare […] The post R/wasaare Xamza oo sameeyay magacaabis cusub appeared first on Caasimada Online .
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (69%) Caasimada Online Goobjoog Somali Somali National TV Hiiraanweyn+1 Baadh daboolidda buuxda Warbixinnadu way is taabtaan5 ilo · 5 sheekooyin 14 saacadood kahor Madaxweyne Xasan Sheekh oo Xoghayaha Guud ee Raabidada Caalamka Islaamka kala hadlay la-dagaallanka xagjirnimada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Qasriga Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Xoghayaha Guud ee Raabidada Caalamka Islaamka, ahna Guddoomiyaha Hay’adda Culimada Muslimiinta, Dr. Mohammed bin Abdulkarim Al-Issa.
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid xooggan (78%) Goobjoog Somali Hiiraanweyn Caasimada Online Shabelle Media+1 Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan7 ilo · 13 sheekooyin 4 maalmo kahor Taliyaha Guutada 21-aad iyo ciidamo tababar kusoo qaatay Turkiga oo Muqdisho lagu soo dhaweeyay Muqdisho – Munaasabad lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweyn diirran loogu sameeyay Taliyaha Guutada 21-aad ee Qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor, G/sare Maxamed Axmed (Korneyl Lacag), iyo cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo tababar heer sare ah kusoo qaatay dalka Turkiga. Munaasabadda oo ay soo qabanqaabiyeen hoggaanka Taliska Qaybta 1-aad ee […]
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (69%) Shabelle Media Goobjoog Somali Hiiraanweyn Caasimada Online+3 Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan3 ilo · 3 sheekooyin 3 saacadood kahor Askari Jante dartiis u dilay wiil dhallinyaro ah Muqdisho (Raxanreeb Online) Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa xukun dil toogasho ku riday Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, Lagu helay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Shiikh Xuseen, 15-ka May 2026, falkaas ayaa ka dhacay Degmadda Luuq ee Gobolka Gedo. Kabtan Dhashiike iyo Marxuumka oo Xiriir iyo Wax is dhaafsi... The post Askari Jante dartiis u dilay wiil dhallinyaro ah appeared first on Raxanreeb Online .
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (67%) Raxanreeb Online Goobjoog Somali Hiiraanweyn Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafanQoraalka English-ka asalka ah 3 ilo · 4 sheekooyin 3 saacadood kahor Hirshabelle vice president accuses Hassan Sheikh of breaking Hawadle leadership pledge Mogadishu (HOL) — Hirshabelle Vice President Yusuf Hagar Dabageed has accused Somali President Hassan Sheikh Mohamud of reneging on a promise that the Hawadle clan would take the leadership of Hirshabelle in the upcoming regional election.
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: ENCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (63%) Hiiraan Online Somali Dispatch Somali Guardian Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan3 ilo · 5 sheekooyin 1 maalin kahor Falcelin xooggan oo ka dhalatay Askari ka Tirsanaa Ciidanka Xoogga Dalka oo lagu Diley Gobolka Shabeellaha Dhexe Falcelin xooggan ayaa kasoo dhalatay fal dil ah oo ka dhacay gobolka Shabeellaha Dhexe, kaas oo lagu dilay askari ka tirsanaa Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (63%) Goobjoog Somali Puntland Post Caasimada Online Baadh daboolidda buuxda Warbixinnadu way is taabtaan4 ilo · 5 sheekooyin 3 maalmo kahor Wasiirka Arrimaha Dibadda JFS oo kulan sagootin ah la yeeshay Safiirka Dowladda Türkiye Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga JFS, Mudane Abdisalam Ali, ayaa maanta xarunta Wasaaradda ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda walaalaha ah ee Türkiye u fadhiya Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Alper Aktaş, oo booqasho sagootin ah ku yimid kaddib markii uu soo gabagabeeyay muddadii uu Soomaaliya uga soo shaqeynayay diblomaasiyad ahaan. Wasiirku wuxuu bogaadiyey adeegga iyo […]
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid xooggan (72%) Somali National TV Caasimada Online Shabelle Media Goobjoog Somali Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan5 ilo · 6 sheekooyin 4 maalmo kahor Ra’iisul wasaare ku-xigeenka dalka oo daahfuray madasha labaad ee Istiraatiijiyadda warbaahinta 2026 Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray Madasha Labaad ee Istiraatiijiyadda Warbaahinta 2026 (SCF2026) oo ay qabanayso Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska XJFS. Mudane Jibriil ayaa ka hadlay muhiimadda ay Warbaahintu u leedahay dowlad-dhiska, dimuqraadiyadda iyo horumarka Dalka. Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka ayaa xusay […]
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (68%) Somali National TV Shabelle Media Jowhar Raxanreeb Online+1 Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan2 ilo · 2 sheekooyin 7 saacadood kahor SoDMA iyo Qaramada Midoobay oo ka wada hadlay yareynta saameynta fatahaadaha Muqdisho – Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo uu wehliyo Wasiirka Gargaarka Koonfur Galbeed, ayaa kulan la yeeshay George Conway, Ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, ahna Isku-duwaha Gargaarka Bani’aadantinimada ee Soomaaliya. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray muhiimadda ay leedahay in Hay’adda SoDMA, hay’adaha samafalka, Dowladda […]
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (55%) Shabelle Media Somali National TV Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan2 ilo · 2 sheekooyin 9 saacadood kahor Soomaaliya iyo Masar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga duulista iyo dib-u-soo-celinta Somali Airlines El Alamein, Masar – Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya, Xildhibaan Cabdikariin Cabdow Xeydar, ayaa magaalada El Alamein ee dalka Masar kaga qeybgalay Shirweynaha Caalamiga ah ee International AirShow, oo ay isugu yimaadaan wasiirrada gaadiidka iyo duulista, madaxda duulista rayidka ah iyo masuuliyiinta hay’adaha maamula hawada iyo duulimaadyada. Intii uu socday shirweynaha, Wasiiru-dowlaha ayaa […]
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (59%) Shabelle Media Raxanreeb Online Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan3 ilo · 5 sheekooyin 2 maalmo kahor Mareykanka oo Nin Soomaali ah ku xiray xabsiga Guantanamo Bay WASHINTON – Adan Abdullah, oo 31 jir ah, Soomaali ah kuna noolaa gobolka Minnesota, ayaa loo qaaday xabsiga milatari ee Mareykanka ee Guantanamo Bay, ee ku yaalla dalka Cuba, sida ay sheegtay warbaahinta gudaha. Adan ayaa sheegay in saraakiil federaal ah ay qabteen bishii December, xilli maamulka Madaxweyne Donald Trump uu bilaabay howlgalka tarxiilka dadka […]
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: EN + SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid xooggan (70%) Shabelle Media Hiiraan Online Caasimada Online Baadh daboolidda buuxda Warbixinnadu way is taabtaan4 ilo · 4 sheekooyin 3 maalmo kahor Wasiiru-dawlaha Arrimaha Dibadda oo qaabilay wafdi ka socday UNTMIS Muqdisho, Soomaaliya – Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta kulan la qaatay wafdi ka socday UNTMIS oo uu hoggaaminayay Madaxa Ku-simaha Hawlgalka UNTMIS, Mudane Raisedon Zenenga. Kulanka waxaa sidoo kale ka qeyb galay Madaxa Kooxda Siyaasadda iyo Dhexdhexaadinta UNTMIS, Mudane Vikram Parekh. […]
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid xooggan (74%) Shabelle Media Jowhar Caasimada Online Somali National TV Baadh daboolidda buuxda Warbixinnadu way is taabtaan4 ilo · 9 sheekooyin 3 maalmo kahor FAO iyo SoDMA Ka Wada Hadlay U Diyaargarowga Fatahaadaha Soomaaliya Muqdisho, 9 Sebteembar — Wakiilka Hay’adda Cuntada iyo Beeraha Qaramada Midoobay (FAO), Etienne Peterschmitt, ayaa Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Maxamuud Macallin Cabdulle, kala hadlay xaaladda bani’aadannimo iyo khatarta…
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: EN + SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid xooggan (73%) Goobjoog Somali Shabelle Media Somali National TV Raxanreeb Online Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan3 ilo · 3 sheekooyin 2 maalmo kahor Soomaali Pakistan u tagtay barashada Nidaamka Aqoonsiga Dijitaalka ah iyo Adeegyada Dowladda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa wafdi u dirtay dalka Pakistan si ay uga faa’iideystaan khibradda dalkaas ee dhinaca aqoonsiga dijitaalka ah (Digital ID) iyo dhismaha kaabayaasha tiknoolajiyadda ee taageera adeegyada dowladda…
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: EN + SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (61%) Goobjoog Somali Hiiraan Online Shabelle Media Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan3 ilo · 3 sheekooyin 3 maalmo kahor Sagal Cabdi-Wali oo loo doortay musharraxa Labour ee kursigii Keir Starmer Xisbiga Labour-ka Britain ayaa Sagal Cabdi-Wali u doortay musharraxiisa doorashada ku-celiska ah ee deegaanka Holborn and St Pancras, ayadoo Xubnaha xisbiga ee deegaanka ay si rasmi ah u doorteen Sagal fiidnimadii Arbacada, 9-kii Sebteembar.
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: EN + SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (69%) Goobjoog Somali Hiiraanweyn Caasimada Online Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafanQoraalka English-ka asalka ah 2 ilo · 2 sheekooyin 2 maalmo kahor Somalia parliament parliament speaker says foreign agenda behind Turkish flag burnings MOGADISHU (Somaliguardian) – Somalia’s parliament speaker, Abdulkadir Mohamed Nur Jama, has described the burning of the Turkish flag in several regions across the country as an “appalling” development that is new to Somalia, saying a foreign agenda is behind the acts. His remarks followed a wave of protests in Somalia’s Jubaland, Puntland and Southwest states, […]
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: ENCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (52%) Somali Guardian Hiiraan Online Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan2 ilo · 2 sheekooyin 2 maalmo kahor Aljeeriya oo xiriirka diblomaasiyadeed u jartay Imaaraadka Carabta Algiers, Sebteembar 10, 2026 – Dowladda Aljeeriya ayaa ku dhawaaqday inay si rasmi ah u jartay xiriirkii diblomaasiyadeed ee kala dhexeeyay Imaaraadka Carabta, kadib sannado ay sii xoogeysanayeen xiisadaha u…
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (51%) Goobjoog Somali Caasimada Online Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan2 ilo · 2 sheekooyin 2 maalmo kahor Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inay weli diyaar u tahay wada-hadalka mucaaradka MUQDISHO, Soomaaliya — Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa weli diyaar u ah inay wada-hadal la yeelato mucaaradka si loo xalliyo khilaafaadka siyaasadeed ee ka taagan doorashada la filayo inay dalka ka dhacdo sannadka soo socda iyo arrimaha dastuurka, ayuu sheegay Wasiirka Warfaafinta Cabdifataax Qaasim. Wasiirka oo wareysi siiyay mid ka mid ah warbaahinta Carabta ayaa sheegay […]
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (54%) Shabelle Media Caasimada Online Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan4 ilo · 5 sheekooyin 5 maalmo kahor Saraakiisha Sare ee Ciidanka Xoogga Dalka oo Gaaray Gobolka Gedo BAARDHEERE – Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar “Gen. Khaalid”, ayaa maanta gaaray magaalada Baardheere ee gobolka Gedo, halkaas oo uu u tagay kormeer iyo…
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid xooggan (71%) Goobjoog Somali Jowhar Shabelle Media Raxanreeb Online Baadh daboolidda buuxdaBogga 1 - waxaa muuqda 20 ka mid ah 44