Warbixinnadu way is taabtaan5 ilo · 5 sheekooyin 4 saacadood kahor Madaxweyne Xasan Sheekh oo daah-furay sannad-tacliimeedka cusub ee jaamacadaha dalka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay sannad-tacliimeedka 2026/2027 ee waxbarashada sare iyo jaamacadaha dalka. Munaasabadda furitaanka sannad-dugsiyeedka cusub ayaa ka dhacday…
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid xooggan (78%) Goobjoog Somali Shabelle Media Caasimada Online Hiiraanweyn+1 Baadh daboolidda buuxda Warbixinnadu way is taabtaan5 ilo · 5 sheekooyin 14 saacadood kahor Madaxweyne Xasan Sheekh oo Xoghayaha Guud ee Raabidada Caalamka Islaamka kala hadlay la-dagaallanka xagjirnimada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Qasriga Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Xoghayaha Guud ee Raabidada Caalamka Islaamka, ahna Guddoomiyaha Hay’adda Culimada Muslimiinta, Dr. Mohammed bin Abdulkarim Al-Issa.
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid xooggan (78%) Goobjoog Somali Hiiraanweyn Caasimada Online Shabelle Media+1 Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan7 ilo · 13 sheekooyin 4 maalmo kahor Taliyaha Guutada 21-aad iyo ciidamo tababar kusoo qaatay Turkiga oo Muqdisho lagu soo dhaweeyay Muqdisho – Munaasabad lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweyn diirran loogu sameeyay Taliyaha Guutada 21-aad ee Qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor, G/sare Maxamed Axmed (Korneyl Lacag), iyo cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo tababar heer sare ah kusoo qaatay dalka Turkiga. Munaasabadda oo ay soo qabanqaabiyeen hoggaanka Taliska Qaybta 1-aad ee […]
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (69%) Shabelle Media Goobjoog Somali Hiiraanweyn Caasimada Online+3 Baadh daboolidda buuxda Warbixinnadu way is taabtaan4 ilo · 5 sheekooyin 3 maalmo kahor Wasiirka Arrimaha Dibadda JFS oo kulan sagootin ah la yeeshay Safiirka Dowladda Türkiye Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga JFS, Mudane Abdisalam Ali, ayaa maanta xarunta Wasaaradda ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda walaalaha ah ee Türkiye u fadhiya Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Alper Aktaş, oo booqasho sagootin ah ku yimid kaddib markii uu soo gabagabeeyay muddadii uu Soomaaliya uga soo shaqeynayay diblomaasiyad ahaan. Wasiirku wuxuu bogaadiyey adeegga iyo […]
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid xooggan (72%) Somali National TV Caasimada Online Shabelle Media Goobjoog Somali Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan5 ilo · 6 sheekooyin 4 maalmo kahor Ra’iisul wasaare ku-xigeenka dalka oo daahfuray madasha labaad ee Istiraatiijiyadda warbaahinta 2026 Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray Madasha Labaad ee Istiraatiijiyadda Warbaahinta 2026 (SCF2026) oo ay qabanayso Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska XJFS. Mudane Jibriil ayaa ka hadlay muhiimadda ay Warbaahintu u leedahay dowlad-dhiska, dimuqraadiyadda iyo horumarka Dalka. Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka ayaa xusay […]
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (68%) Somali National TV Shabelle Media Jowhar Raxanreeb Online+1 Baadh daboolidda buuxda