24 isbarbardhigyo diyaar ah ยท Dhammaan. Arag sida warbaahin kala duwan uga hadlaan hal sheeko, halka warbixinnadu is taabtaan, iyo halka xoogga uu isu beddelo.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay sannad-tacliimeedka 2026/2027 ee waxbarashada sare iyo jaamacadaha dalka. Munaasabadda furitaanka sannad-dugsiyeedka cusub ayaa ka dhacdayโฆ
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqaLuqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid xooggan (78%)
Mogadishu (HOL) โ Hirshabelle Vice President Yusuf Hagar Dabageed has accused Somali President Hassan Sheikh Mohamud of reneging on a promise that the Hawadle clan would take the leadership of Hirshabelle in the upcoming regional election.
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqaLuqadaha: ENCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (67%)
Muqdisho (Raxanreeb Online) Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa xukun dil toogasho ku riday Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, Lagu helay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Shiikh Xuseen, 15-ka May 2026, falkaas ayaa ka dhacay Degmadda Luuq ee Gobolka Gedo. Kabtan Dhashiike iyo Marxuumka oo Xiriir iyo Wax is dhaafsi... The post Askari Jante dartiis u dilay wiil dhallinyaro ah appeared first on Raxanreeb Online .
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqaLuqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid xooggan (71%)
Bossaso (WDN) โ Somali pirates have reportedly released a vessel they had held hostage since April, according to security sources cited by local media, highlighting the continuing vulnerability of commercial shipping in waters already facing growing security threats from piracy and the conflict in Yemen. The vessel, which was reportedly carrying 17 crew members, was... The post Somali Pirates Have The Released Hijacked Vessel appeared first on WardheerNews .
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqaLuqadaha: ENCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (57%)
Arbaco, 9, Sep 2026 {HMC} War hordhac ah oo kasoo baxay Dowlad-Goboleedka Puntland ayaa lagu sheegay in Hayโadaha Ammaanka ay ku raad joogaan kooxdii dishay Allaha u naxariistee Ganacsade Axmed Yuusuf Haamey oo xalay lagu dilay Magaalada Gaalkacyo. Saraakiil katirsan ciidamada ammaanka Puntland ayaa Dadka ugu baaqay in ay is dejiyaan isla markaana aanay qaadin wax [โฆ] The post DG Puntland oo sheegtay in Hayโadaha ammaanka ay ku raad joogaan Kooxdii dishay Ganacsade Haamey appeared first on HMC Somalia News .
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqaLuqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (67%)
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa wafdi u dirtay dalka Pakistan si ay uga faaโiideystaan khibradda dalkaas ee dhinaca aqoonsiga dijitaalka ah (Digital ID) iyo dhismaha kaabayaasha tiknoolajiyadda ee taageera adeegyada dowladdaโฆ
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqaLuqadaha: EN + SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (61%)
Xisbiga Labour-ka Britain ayaa Sagal Cabdi-Wali u doortay musharraxiisa doorashada ku-celiska ah ee deegaanka Holborn and St Pancras, ayadoo Xubnaha xisbiga ee deegaanka ay si rasmi ah u doorteen Sagal fiidnimadii Arbacada, 9-kii Sebteembar.
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqaLuqadaha: EN + SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (69%)
MOGADISHU, Sept. 8, 2026 โ Somalia on Tuesday strongly condemned attacks it said were carried out by Yemenโs Houthi rebels against civilian and economic targets in southern Saudi Arabia. Somaliaโs Foreign Ministry said the attacks had injured dozens of civilians, including women and children, according to Saudi authorities. โDeliberately targeting civilians and economic infrastructure [โฆ]
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqaLuqadaha: ENCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (63%)