Warbixinno isku dhafan7 ilo · 13 sheekooyin 5 maalmo kahor Taliyaha Guutada 21-aad iyo ciidamo tababar kusoo qaatay Turkiga oo Muqdisho lagu soo dhaweeyay Muqdisho – Munaasabad lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweyn diirran loogu sameeyay Taliyaha Guutada 21-aad ee Qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor, G/sare Maxamed Axmed (Korneyl Lacag), iyo cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo tababar heer sare ah kusoo qaatay dalka Turkiga. Munaasabadda oo ay soo qabanqaabiyeen hoggaanka Taliska Qaybta 1-aad ee […]
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (69%) Shabelle Media Goobjoog Somali Hiiraanweyn Caasimada Online+3 Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan8 ilo · 91 sheekooyin 4 bilo kahor Dowladda Soomaaliya oo wadda qorshe dalkoodii loogu celinayo muwadiniin Burcad afduubatay Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Masar ahna ergeyga joogtada ah ee Jaamacadda Carabta, Cali Cabdi Awaare, ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay sii waddo dadaallo iyo xiriirro xooggan oo lagu dedejinayo sii deynta badmaaxiinta Masaarida ah ee lagu afduubtay markabka shidaalka qaada ee “M/T Eureka”. Wuxuu xusay in ay socdaan wada-shaqeyn iyo dhaq-dhaqaaqyo heerar […]
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (65%) Somali National TV Caasimada Online Goobjoog Somali Jowhar+4 Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan12 ilo · 218 sheekooyin 4 bilo kahor Guddiga Doorashooyinka oo soo saaray go’aanno ku aaddan sida ay u dhaceyso doorashada KGS Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa soo saaray go’aanno ku aaddan sida ay u dhaceyso doorashada la filayo in ay ka dhacdo degaannada Koonfur Galbeed ee qof iyo codka ah.
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid xooggan (70%) Somali National TV Goobjoog Somali Shabelle Media Caasimada Online+8 Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan6 ilo · 16 sheekooyin 3 bilo kahor Doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo maanta loo madlan yahay. Magaalada Baydhabo ee xarunta ku-meel-gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya waxaa maanta looga madlan…
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (66%) Horseed Media Radio Dalsan Shabelle Media Jowhar+2 Baadh daboolidda buuxda Warbixinnadu way is taabtaan5 ilo · 6 sheekooyin 3 bilo kahor Salaad Cali Jeelle oo loo magacaabay Lataliyaha Sare ee Xasan Sheekh Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Danjire Salaad Cali Jeelle u magacaabay Lataliyaha Sare ee Madaxweynaha. Salaad Cali… Sii akhri
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid xooggan (79%) Puntland Post Jowhar Horseed Media Somali National TV+1 Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan5 ilo · 7 sheekooyin 3 bilo kahor Xasan Sheekh oo gaaray Jowhar Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta gaaray magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle, iyada oo uu halkaas… Sii akhri
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid xooggan (71%) Puntland Post Jowhar Horseed Media Shabelle Media+1 Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan5 ilo · 6 sheekooyin 3 bilo kahor Sheekh Shariif oo aqbalay inuu ka guuro Mirinaayo iyo waxa lagu qanciyay Jun 05(Jowhar) Madaxweyne hore Shariif Sheikh Axmed ayaa dib ugu laabanaya gurigiisa kuyaalay agagaarka garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho, ka dib maalmo uu joogay Waqooyiga Caasimada halkaas oo ay iska horimaadyo ka dhaceen. Dadaalo ay garwadeen kanoqdaan odayaal dhaqan, qaar kamid ah safaaradaha Reer Galbeedka ilaa Siyaasiin katirsan dowladda Federaalka ayaana lagu guuleystay in Shariif […]
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid xooggan (71%) Jowhar Puntland Post Horseed Media Shabelle Media+1 Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan5 ilo · 10 sheekooyin 3 bilo kahor Dagaal fool xun oo maalintii afraad ka socda Jalalaqsi Dagaal beeleed fool xun oo sababay dad, guryo iyo duunyo la gubay ayaa maalintii afraad ka socda magaalada Jalalaqsi ee… Sii akhri
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (66%) Puntland Post Jowhar Shabelle Media Horseed Media+1 Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan4 ilo · 5 sheekooyin 3 bilo kahor Puntland, Jubaland iyo mucaaradka Muqdisho oo isku raacay hannaan doorasho Golaha Mustaqbalka Soomaaliya ee ku mideysan yihiin Puntland, Jubaland iyo mucaaradka Muqdisho ayaa isku raacay oo shaaciyay hannaan doorasho toos… Sii akhri
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (69%) Puntland Post Shabelle Media Jowhar Horseed Media Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan3 ilo · 3 sheekooyin 3 bilo kahor Dowlada Puntland oo amar kasoo saartay ciidamada Federaalka Dowlada Puntland ayaa sheegtay in ciidamo kamid ah kuwa Federaalka aysan ka hawlgeli karin ama dhaq-dhaqaaq ka sameyn karin gobalada Puntland, go'aankan oo kasoo baxay shirkii Golaha Wasiirada ee Puntland.
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (61%) Horseed Media Puntland Post Jowhar Baadh daboolidda buuxda Warbixinno isku dhafan3 ilo · 3 sheekooyin 4 bilo kahor Deni oo gaadiid ku wareejiyay gudoomiyayaasha gobolada Puntland May 24(Jowhar) Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa maanta kulan la qaatay Guddoomiyeyaasha Gobollada Puntland. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta nabadgelyada, dardargelinta qorsheyaasha horumarineed ee Dowladda, ballaarinta adeegyada bulshada, iyo horumarinta maamul-wanaagga. Madaxweynaha ayaa warbixinno ka dhegaystay Guddoomiyeyaasha Gobollada Puntland, kuwaas […]
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqa Luqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (56%) Jowhar Puntland Post Horseed Media Baadh daboolidda buuxda