89 isbarbardhigyo diyaar ah · Dhammaan. Arag sida warbaahin kala duwan uga hadlaan hal sheeko, halka warbixinnadu is taabtaan, iyo halka xoogga uu isu beddelo.
Arbaco, 9, Sep 2026 {HMC} War hordhac ah oo kasoo baxay Dowlad-Goboleedka Puntland ayaa lagu sheegay in Hay’adaha Ammaanka ay ku raad joogaan kooxdii dishay Allaha u naxariistee Ganacsade Axmed Yuusuf Haamey oo xalay lagu dilay Magaalada Gaalkacyo. Saraakiil katirsan ciidamada ammaanka Puntland ayaa Dadka ugu baaqay in ay is dejiyaan isla markaana aanay qaadin wax […] The post DG Puntland oo sheegtay in Hay’adaha ammaanka ay ku raad joogaan Kooxdii dishay Ganacsade Haamey appeared first on HMC Somalia News .
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqaLuqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (67%)
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si dhow ula socota dhacdadii ka dhacday degmada Doolow ee gobolka Gedo, taas oo ka dhalatay guri ku yaalla degmadaas. War-saxaafadeed ka soo baxay dowladda ayaa…
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqaLuqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (69%)
Jimco 4 Sep 2026 {HMC} Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Soomaaliya Mahad Cabdi raxmaan Aadan oo loo yaqaanay Taliye Shub ayaa dhaawac Duqeyn lala beegsaday gurigiisa oo ku yaalay Dagmada Dollow Soomaaliya sida ay xaqiijiyeen warbaahinta deegaanka iyo Saraakiisha ka ag dhaw. Sida aan ku heleyno Macluumaad aan ka helnay ilo rasmiya Taliyaha ayaa Barxada […] The post WAR DEG DEG AH Taliyihii hore ee Asluubta Soomalaiya oo lagu dhaawacay duqayn ka dhacday degmada Doolow Soomaliya. appeared first on HMC Somalia News .
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqaLuqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (67%)
Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa soo saaray go’aanno ku aaddan sida ay u dhaceyso doorashada la filayo in ay ka dhacdo degaannada Koonfur Galbeed ee qof iyo codka ah.
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqaLuqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid xooggan (70%)
Somali National TVGoobjoog SomaliShabelle MediaCaasimada Online+8Baadh daboolidda buuxda
Hay'adda kubadda cagta adduunka ee FIFA ayaa go'aan gaar ah ka gaartay magdhowga garsooraha Omar Abdulkadir Artan ka dib markii ka qaybgalkiisa Koobka Adduunka uu carqaladeysay diidmada gelitaanka Maraykanka, ilo xog ogaal ah ayaa sheegay. 34-jirka ayaa la deported ka dib markii uu 11 saacadood la wareystay saraakiisha socdaalka ee Miami, taasoo ka hor istaagtay […] Qoraalka FIFA ayaa lacag siin doonta garsooraha Soomaaliyeed ka dib markii xayiraadda gelitaanka Maraykanka ay carqaladeysay doorkiisa Koobka Adduunka ayaa markii ugu horeysay ka muuqday Radio Dalsan.
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqaLuqadaha: ENCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (63%)
Radio DalsanThe Guardian SomaliaJowharHiiraan Online+6Baadh daboolidda buuxda
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah u furay bilowga Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiga Sare ee Sannadka 2026 iyo Gunaanadka Imtixaanka Fasalka 8-aad ee Dugsiga Dhexe ee dalka. Ra’iisul Wasaare Xamsa, ayaa sheegay in Xukuumadda DanQaran ay maalgashi xooggan ku sameysay waxbarashada iyada ko juhdi iyo […]
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqaLuqadaha: SOCalaamadda daboolidda: Isku-aadid xooggan (77%)
Somali National TVHorseed MediaRadio DalsanJowhar+1Baadh daboolidda buuxda
Mogadishu (HOL) — A Somaliland delegation led by Trade and Tourism Minister Abdirahman Hassan Nur met Israeli business representatives in Addis Ababa on Thursday to discuss strengthening trade and investment cooperation between the two sides.
Sababta la isu geeyey: faahfaahin dhacdo iyo waqti is waafaqaLuqadaha: ENCalaamadda daboolidda: Isku-aadid dhexdhexaad ah (64%)