Beesha caalamka oo dhexdhexaadin ka wadda mranka doorashada Soomaaliya
The post Beesha caalamka oo dhexdhexaadin ka wadda mranka doorashada Soomaaliya appeared first on Puntland Mirror Believable Media Website .

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud iyo xubno katirsan mucaaradka ayaa maanta kulan ku yeelan doona Muqdisho si looga wada hadlo doorashada dalka.
Maxaa la shaaciyey
- Kulanka waxaa soo qabanqaabiyay beesha caalamka, gaar ahaan Maraykanka iyo UK.
- Madaxweyne Xasan Shiikh ayaa doonaya doorasho toos ah, halka mucaaradku doonayaan doorasho dadban.
- Kulanka maanta ayaa la filayaa in isku soo dhawaansho laga gaaro.
Macnaha guud
Kulanka ayaa ka dhacey xilli muddo xileedkii xukuumada Xasan Shiikh ay ka hartay labo beri.
“Kulanka maanta ayaa la filayaa in isku soo dhawaansho laga gaaro.”
Sababta ay muhiim u tahay: Somali akhristayaasha waxay u baahan yihiin inay ogaadaan isbedelada siyaasadeed ee dalka iyo doorashada soo socota.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Asalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
Muqdisho-(Puntland Mirror) Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud iyo xubno katirsan mucaaradka ayaa maanta oo Arbaco ah kulan ku yeelan doona magaalada Muqdisho, sida ay sheegeen ilo-wareedyo ku dhow madaxtooyadda.
Kulanka oo ay soo qabanqaabiyeen beesha caalamka gaar ahaan wadamada Maraykanka iyo UK ayaa ka dhici doona xarunta Xalane, waxaana ka qeybgalaya madaxweyne Xasan iyo xubno mucaaradka kamid ah oo ay kamidyihiin madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shiikh Shariif iyo siyaasi Cabdiraxmaan Caynte.
Kulanka ayaa looga wadahadli doonaa doorashada dalka iyadoo muddo xileedkii xukuumada Xasan Shiikh ay ka hartay muddo labo beri ah.
Xasan Shiikh ayaa doonaya doorasho toos ah, halka mucaaradku doonayaan doorasho dadban, iyagoo ku eedeeyay doorashada Xasan Shiikh uu wado mid aan loo marin hanaan sax ah.
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Puntland Mirror
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Kalsooni
- Lama qiimeeyo; kalsoonidu waxay khusaysaa isbarbardhigyo ilo badan leh
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan