Cali Wajiis oo Xasan ka dalbaday inuu qabto doorasho deggan
Muqdisho (Caasimada Online) – Sheekh Cali Maxamuud Xasan (Cali Wajiis) oo kamid ah golaha sare ee Culimada Soomaaliyeed oo qoraal soo saaray ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka, gaar ahaan khiaafka dowladda iyo mucaaradka. Cali Wajiis ayaa marka hore ku amaanay Madaxweyne Xasan Sheekh shaqooyinka uu qabtay ee horumarinta qaranka, isaga oo haatan kula […] The post Cali Wajiis oo Xasa

Warbixin Soomaali asal ah
Isha asalka ahAsalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
Muqdisho (Caasimada Online) – Sheekh Cali Maxamuud Xasan (Cali Wajiis) oo kamid ah golaha sare ee Culimada Soomaaliyeed oo qoraal soo saaray ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka, gaar ahaan khiaafka dowladda iyo mucaaradka.
Cali Wajiis ayaa marka hore ku amaanay Madaxweyne Xasan Sheekh shaqooyinka uu qabtay ee horumarinta qaranka, isaga oo haatan kula taliyay inuu qabto doorasho deggan, si xal loogu helo is-mariwaaga taagan.
“Madaxweyne Xasan waa dhisyay awood qaran oo xoog leh waxaa dhiman inuu qabto doorasho degan weyna soo socotaa insha Allah” ayuu yiri Sheekha.
Sidoo kale, wuxuu mas’uuliyiinta labada dhinac ugu baaqay inay is xakameeyaan, isla markaana ay ka fakiraan saameynta hadalladooda.
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan