Daawo: Ciidamo ka goostay DF oo gaaray Beledweyne, kadib markii.
Waxa dhacay
60 ilbiriqsiCiidamo ka goostay Dowladda Soomaaliya ayaa gaaray magaalada Beledweyne, halkaas oo si weyn loogu soo dhaweeyay kadib markii ay u hoggaansameen baaqii kasoo yeeray Ugaas Yuusuf Ugaas Xasan Ugaas Khaliif.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Ugaaska ayaa ka digay duulaan uu sheegay inuu ku soo wajahan yahay gobolka Hiiraan, wuxuuna tilmaamay in qorshahaas ay ka dambeeyaan shaqsiyaad ka tirsan dowladda.
- “Waxaan u sheegayaa ciidamada dowladda oo u dhashay beeshaan reer Hiiraan oo magaalada jooga inaa dalkiina iyo dadkiina difaacdaan nin kasta oo reer Hiiraan wuxuu ku qasban yahay inuu gobolkiisa difaaco, dakan waa lagu soo duulay,” ayuu yiri Ugaaska oo farrriin u diray ciidamada beesha Xawaadle ee ku jira dowladda Soomaaliya.
- Intaas kadib ciidamo ka tirsan beesha Xawaadle ayaa gaaray guriga Ugaaska ee Beledweyne, iyaga oo sheegay inay difaacayaan danaha beeshooda oo tabasho ka qabto HirShabelle.
- Muuqaalo lagu baahiyay baraha bulshada ayaa muujinayo ciidamada oo wata gaadiidka dagaalka oo si weyn loogu soo dhaweynayo magaalada, waxaana la hadlay odayaasha deegaanka iyo Ugaas Yuusuf Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo bannnaanka ugu soo baxay.
Sida ay sheegtay Caasimada Online
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay noqon doonaan tallaabooyinka gaarka ah ee ciidamada goostay ay qaadi doonaan Beledweyne?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Ciidamo ka goostay Dowladda Soomaaliya ayaa gaaray magaalada Beledweyne.
- Ciidamada ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay Beledweyne kadib markii ay u hoggaansameen baaqii kasoo yeeray Ugaas Yuusuf Ugaas Xasan Ugaas Khaliif.
- Ugaas Yuusuf ayaa ka digay duulaan uu sheegay inuu ku soo wajahan yahay gobolka Hiiraan.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Beledweyne (Caasimada Online) – Ciidamo ka goostay Dowladda Soomaaliya ayaa maanta gaaray magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, halkaas oo si weyn loogu soo dhaweeyay, iyaga oo u hoggaansameen baaqii kasoo yeeray Ugaaska Beesha Xawaadle, Ugaas Yuusuf Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo xalay saq-dhexe si kulul uga hadlay xaaladda kasoo korortay magaaladaas oo laga dareemayo xiisad u dhexeysa HirShabelle iyo siyaasiyiin gadoodsan oo kasoo jeeda beesha Xawaadle.
Ugaaska ayaa ka digay duulaan uu sheegay inuu ku soo wajahan yahay gobolka Hiiraan, wuxuuna tilmaamay in qorshahaas ay ka dambeeyaan shaqsiyaad ka tirsan dowladda. Sidoo kale, waxa uu ciidamada deegaanka ka dalbaday inay qaataan doorkooda, ayna difaacaan dhulkooda, si looga hortago in xoog lagu qabsado gobolka Hiiraan.
“Waxaan u sheegayaa ciidamada dowladda oo u dhashay beeshaan reer Hiiraan oo magaalada jooga inaa dalkiina iyo dadkiina difaacdaan nin kasta oo reer Hiiraan wuxuu ku qasban yahay inuu gobolkiisa difaaco, dakan waa lagu soo duulay,” ayuu yiri Ugaaska oo farrriin u diray ciidamada beesha Xawaadle ee ku jira dowladda Soomaaliya.
Intaas kadib ciidamo ka tirsan beesha Xawaadle ayaa gaaray guriga Ugaaska ee Beledweyne, iyaga oo sheegay inay difaacayaan danaha beeshooda oo tabasho ka qabto HirShabelle.
Muuqaalo lagu baahiyay baraha bulshada ayaa muujinayo ciidamada oo wata gaadiidka dagaalka oo si weyn loogu soo dhaweynayo magaalada, waxaana la hadlay odayaasha deegaanka iyo Ugaas Yuusuf Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo bannnaanka ugu soo baxay.
“Marka hore waxaan u mahad-celinayaa ragga Ugaaskooda soo ajiibay oo beesha Xawaadle ee maanta yimid Beledweyne, iyaga oo leh Boolis, Milatari iyo Nabadsugud,” ayuu yir mid kamid ah saraakiisha haatan ku sugan magaalada Beledweyne.
Waxaa kale oo uu sii raaciyay “Dadka mansabkooda ayay ilaashadaan, Ugaaskooda ayay ilaashadaan annaga nalama xushmeyn tabasho ayaan qabnay, mana laga hadlin”.
Arrintan ayaa kusoo aadeyso, iyada oo haatan xiisad coladeed laga dareemayo Beledweyne oo uu shalay gaaray madaxweyne ku xigeenk HirShabelle Cabdifitaax Xasan Afrax, halka dhinaca kale uu magaaladaas shalay tegay taliyihii hore ee NISA Mudane Cabdullahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) oo isna ciidamo wata, kana yimid dhinaca dalka Itoobiya.
Imaatinka labada masuul iyo dhaq-dhaqaaqyada ka socda magaalada ayaa sare u qaaday walaaca laga qabo in xiisadda siyaasadeed ee ka taagan Hiiraan ay isu beddesho xaalad amni, iyadoo dhinacyada kala duwan ay soo saarayaan digniino ku saabsan in laga fogaado isku dhac iyo daadinta dhiigga.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Ciidamo ka goostay Dowladda Soomaaliya ayaa gaaray magaalada Beledweyne, halkaas oo si weyn loogu soo dhaweeyay kadib markii ay u hoggaansameen baaqii kasoo yeeray Ugaas Yuusuf Ugaas Xasan Ugaas Khaliif.
Qodobada muhiimka ah
- Ciidamo ka goostay Dowladda Soomaaliya ayaa gaaray magaalada Beledweyne.
- Ciidamada ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay Beledweyne kadib markii ay u hoggaansameen baaqii kasoo yeeray Ugaas Yuusuf Ugaas Xasan Ugaas Khaliif.
- Ugaas Yuusuf ayaa ka digay duulaan uu sheegay inuu ku soo wajahan yahay gobolka Hiiraan.
- Imaatinka ciidamada ayaa kusoo aadeyso, iyada oo haatan xiisad coladeed laga dareemayo Beledweyne.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha Dowladda Soomaaliya ama dhinacyada kale ee ku lug leh.
- Eedeymaha ku saabsan duulaanka soo socda iyo xiisadaha korodhay waxaa lagu xusay Ugaas Yuusuf iyo warbixinta maqaalka.
- Ma jiraan xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan goosashada ciidamada ama xaaladda Beledweyne.
Gunaanadka akhristaha
Imaatinka ciidamada ka goostay Dowladda Soomaaliya ee Beledweyne ayaa muujinaya xiisadaha socda ee gobolka.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay noqon doonaan tallaabooyinka gaarka ah ee ciidamada goostay ay qaadi doonaan Beledweyne?
- Waa maxay saamaynta digniinta Ugaas Yuusuf ee ku saabsan duulaanka?
- Sidee ayey Dowladda Soomaaliya uga jawaabi doontaa goosashada ciidamadaheeda?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · beledweyne · gaaray · ciidamo
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada