Daawo: Fiqi oo laba arrimood ka dalbaday mucaaradka dowladda
Waxa dhacay
60 ilbiriqsiWasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin (Fiqi) ayaa ka hadlay munaasabad ka dhacday Muqdisho, isagoo ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka, gaar ahaan muranka ku saabsan doorashooyinka.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Soo-jeedin“Birmadaha Nin ka geesisan Soomaali maysan arag, kulanka uu Madaxweynaha ku baaqay hala yimaado, doorashada halaga qeyb galo,” ayuu yiri Wasiirka Gaashaandhigga.
- Fiqi ayaa dhinacyada mucaaradka ugu baaqay inay ka soo qaybgalaan gogosha wadatashiga ee uu fidiyey Madaxweynaha, taas oo looga arrinsanayo arrimaha masiiriga ah ee dalka.
- Waxa uu sidoo kale ku boorriyey inay ka qayb qaataan geeddi-socodka doorashooyinka qof iyo cod, si loo xaqiijiyo hannaan doorasho oo dimuqraadi ah oo ka hirgala dalka.
- Soo-jeedinSidoo kale, Fiqi ayaa sheegay in doorashooyinkii dadbanaa ee hore ay dalka ku keeneen dhibaatooyin la xiriira amniga, siyaasadda iyo dhaqaalaha, isaga oo ku baaqay in laga gudbo nidaamkaas, lana qaato doorasho qof iyo cod ah.
Sida ay sheegtay Caasimada Online
- Sababta ay muhiim u tahay
- Maqaalku wuxuu muujinayaa xiisadaha siyaasadeed ee socda ee Soomaaliya ku saabsan hannaanka doorashada, taasoo saameyn ku yeelan karta xasiloonida dalka.
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee mucaaradka ay qaadi doonaan ka dib baaqa Fiqi?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin (Fiqi) ayaa ku baaqay mucaaradka inay ka qaybqaataan wadatashiga siyaasadeed ee Muqdisho.
- Fiqi ayaa ku boorriyey inay ka qayb qaataan geeddi-socodka doorashooyinka qof iyo cod, si loo xaqiijiyo hannaan doorasho oo dimuqraadi ah oo ka hirgala dalka.
- Fiqi ayaa dhaliilay faragelinta dalalka shisheeye, gaar ahaan Isug Tegga Imaaraadka Carabta.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Muqdisho (Caasimada Online) – Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin (Fiqi) oo xalay ka qayb-galay munaasabad ka dhacday gudaha magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka, gaar ahaan arrimaha doorashooyinka oo ay weli isku hayaan madaxda Dowladda Federaalka iyo hoggaamiyeyaasha mucaaradka dalka.
Fiqi ayaa dhinacyada mucaaradka ugu baaqay inay ka soo qaybgalaan gogosha wadatashiga ee uu fidiyey Madaxweynaha, taas oo looga arrinsanayo arrimaha masiiriga ah ee dalka.
Waxa uu sidoo kale ku boorriyey inay ka qayb qaataan geeddi-socodka doorashooyinka qof iyo cod, si loo xaqiijiyo hannaan doorasho oo dimuqraadi ah oo ka hirgala dalka.
“Birmadaha Nin ka geesisan Soomaali maysan arag, kulanka uu Madaxweynaha ku baaqay hala yimaado, doorashada halaga qeyb galo,” ayuu yiri Wasiirka Gaashaandhigga.
Sidoo kale, Fiqi ayaa sheegay in doorashooyinkii dadbanaa ee hore ay dalka ku keeneen dhibaatooyin la xiriira amniga, siyaasadda iyo dhaqaalaha, isaga oo ku baaqay in laga gudbo nidaamkaas, lana qaato doorasho qof iyo cod ah.
Waxaa kale oo uu dhaliilay faragelinta dalalka shisheeye, gaar ahaan Isug Tegga Imaaraadka Carabta, isaga oo ku eedeeyay in lacago laaluush ah uu ku bixiyo siyaasadda gudaha Soomaaliya, taas oo uu sheegay inay saameyn ku yeelatay hannaanka siyaasadeed ee dalka.
“Wixii hore waxay na gaarsiiyeen tayada xumida haysata amniga, siyaasadda iyo dhaqaalaha, waxaana na gaarsiiyay doorashadii dadbaneyd laaluush iyo lacagihii Imaaraadka laga soo qaato oo habeen la’isku xaari jiray baahashaan intaan meel iska dhigno aan ku nasiibsano qof iyo cod,” ayuu sii raaciyay.
Hadalkan ayaa kusoo aadayo, iyada oo haatan Soomaaliya ay ku jirta marxalad xasaasi ah, waxaana weli uu muran ka taagan yahay hannaanka doorashooyinka oo ay isku hayaan Villa Soomaaliya iyo mucaaradka dalka.
Dhawaan Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo dhawan kasoo jawaabay gogosha uu dhigay Madaxweynaha ayaa shaaca ka qaaday in aan xal buuxa la gaari karin, haddii aan la hein dhex-dhexaadin caalami ah, iyaga oo dalbaday in wada-hadallada cusub ay goobjoog ahaadaan wakiilada beesha caalamka ee fadhigoodu yahay gudaha magaaada Muqdisho.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin (Fiqi) ayaa ka hadlay munaasabad ka dhacday Muqdisho, isagoo ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka, gaar ahaan muranka ku saabsan doorashooyinka.
Qodobada muhiimka ah
- Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin (Fiqi) ayaa ku baaqay mucaaradka inay ka qaybqaataan wadatashiga siyaasadeed ee Muqdisho.
- Fiqi ayaa ku boorriyey inay ka qayb qaataan geeddi-socodka doorashooyinka qof iyo cod, si loo xaqiijiyo hannaan doorasho oo dimuqraadi ah oo ka hirgala dalka.
- Fiqi ayaa dhaliilay faragelinta dalalka shisheeye, gaar ahaan Isug Tegga Imaaraadka Carabta.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha mucaaradka ama mas'uuliyiin kale.
- Eedeymaha ku saabsan faragelinta shisheeye waxaa ku xiran Fiqi iyada oo aan la xaqiijin madax-bannaan.
- Maqaalku ma bixinayo faahfaahin ku saabsan xaaladda hadda ee hannaanka doorashada.
Gunaanadka akhristaha
Hadallada Wasiir Fiqi waxay muujinayaan caqabadaha siyaasadeed ee waaweyn ee Soomaaliya ka horyimid marka ay wajahdo mustaqbalka doorashada.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee mucaaradka ay qaadi doonaan ka dib baaqa Fiqi?
- Sidee ayey beesha caalamka uga jawaabi doontaa eedeymaha faragelinta shisheeye?
- Maxay yihiin talaabooyinka xiga ee hannaanka doorashada ka dib wadahadaladan?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku wuxuu muujinayaa xiisadaha siyaasadeed ee socda ee Soomaaliya ku saabsan hannaanka doorashada, taasoo saameyn ku yeelan karta xasiloonida dalka.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · mucaaradka · dowladda · fiqi