Daawo: Maxaa maanta ka socda magaalada Dhuusamareeb?
Waxa dhacay
60 ilbiriqsiMunaasabadda caleemo saarka hoggaamiyaha cusub ee Dowlad Goboleedka Galmudug, Liibaan Axmed Xasan, ayaa ka socota Dhuusamareeb.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Munaasabadda oo la filayo in goordhow ay ka bilaabato caasimada Dhuusamareeb ayaa waxaa ka qayb-galaya madaxweynaha, ra’iisul wasaaraha, qaar kamid ah madaxda dowlad-goboleedyada, madaxdii hore iyo marti sharaf kala duwan oo gaaray gudaha magaaladaasi.
- Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre ayaa goordhow ka degay caasimada Galmudug, halka saacadaha soo socda la filayo inuu gaaro Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, kadibna waxaa si rasmi ah u bilaabanaya caleemo saarka oo kulmiyay muxaafad iyo mucaarad, kuwaas oo khudbado jeedin doono inta ay socoto munaasabadda.
- Dhinaca kale, ammaanka magaalada Dhuusamareeb ayaa si weyn loo adkeeyay, iyadoo la mamnuucay in gudaha magaalada ay hub ku dhex qaataan ciidamo aan ka tirsanayn kuwa sida gaarka ah u qaabilsan sugidda amniga xarunta dowlad-goboleedka Galmudug.
- Tallaabooyinka amni ee la qaaday ayaa waxaa sidoo kale qayb ka ah baaritaanno lagu sameynayo gaadiidka ku dhex socda magaalada, si loola socdo dhaqdhaqaaqa dadka iyo gaadiidka, loogana hortago wax kasta oo khatar gelin kara amniga.
Sida ay sheegtay Caasimada Online
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin dhacdooyinka amni ee gaarka ah ee sababay tallaabooyinkan la adkeeyay?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre ayaa goordhow ka degay caasimada Galmudug.
- Ammaanka magaalada Dhuusamareeb ayaa si weyn loo adkeeyay, iyadoo la mamnuucay in gudaha magaalada ay hub ku dhex qaataan ciidamo aan ka tirsanayn kuwa sida gaarka ah u qaabilsan sugidda amniga xarunta dowlad-goboleedka Galmudug.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Dhuusamareeb (Caasimada Online) – Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug waxaa saaka ka socota qaban-qaabadii ugu dambeysay ee munaasabadda caleemo saarka hoggaamiyaha cusub ee Dowlad Goboleedka Galmudug, Liibaan Axmed Xasan.
Munaasabadda oo la filayo in goordhow ay ka bilaabato caasimada Dhuusamareeb ayaa waxaa ka qayb-galaya madaxweynaha, ra’iisul wasaaraha, qaar kamid ah madaxda dowlad-goboleedyada, madaxdii hore iyo marti sharaf kala duwan oo gaaray gudaha magaaladaasi.
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre ayaa goordhow ka degay caasimada Galmudug, halka saacadaha soo socda la filayo inuu gaaro Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, kadibna waxaa si rasmi ah u bilaabanaya caleemo saarka oo kulmiyay muxaafad iyo mucaarad, kuwaas oo khudbado jeedin doono inta ay socoto munaasabadda.
Dhinaca kale, ammaanka magaalada Dhuusamareeb ayaa si weyn loo adkeeyay, iyadoo la mamnuucay in gudaha magaalada ay hub ku dhex qaataan ciidamo aan ka tirsanayn kuwa sida gaarka ah u qaabilsan sugidda amniga xarunta dowlad-goboleedka Galmudug.
Tallaabooyinka amni ee la qaaday ayaa waxaa sidoo kale qayb ka ah baaritaanno lagu sameynayo gaadiidka ku dhex socda magaalada, si loola socdo dhaqdhaqaaqa dadka iyo gaadiidka, loogana hortago wax kasta oo khatar gelin kara amniga.
Xayiraadda hubka iyo baaritaannada gaadiidka ayaa qayb ka ah qorshaha guud ee lagu sugayo amniga Dhuusamareeb, gaar ahaan xarunta maamulka Galmudug oo martigelinaysa munaasabadda caleemo-saarka.
Munaasabaddan ayaa kusoo beegmaysa xilli haatan magaalada Dhuusamareeb ay ku jirto xaalad amni oo si gaar ah loo adkeeyay, iyadoo la xaddiday dhaqdhaqaaqa ciidamada hubeysan ee aan qaybta ka ahayn kuwa loo igmaday sugidda amniga xarunta maamulka.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Munaasabadda caleemo saarka hoggaamiyaha cusub ee Dowlad Goboleedka Galmudug, Liibaan Axmed Xasan, ayaa ka socota Dhuusamareeb.
Qodobada muhiimka ah
- Munaasabadda caleemo saarka hoggaamiyaha cusub ee Dowlad Goboleedka Galmudug, Liibaan Axmed Xasan, ayaa ka socota Dhuusamareeb.
- Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre ayaa goordhow ka degay caasimada Galmudug.
- Ammaanka magaalada Dhuusamareeb ayaa si weyn loo adkeeyay, iyadoo la mamnuucay in gudaha magaalada ay hub ku dhex qaataan ciidamo aan ka tirsanayn kuwa sida gaarka ah u qaabilsan sugidda amniga xarunta dowlad-goboleedka Galmudug.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha dhinacyada la eedeeyay ama la dhaleeceeyay.
- Maqaalku ma bixinayo xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan tallaabooyinka amniga la sheegay.
- Maqaalku ma caddeynayo waqtiga saxda ah ee munaasabadda marka laga reebo in la sheegay in ay goordhow bilaaban doonto.
Gunaanadka akhristaha
Caleemo saarka Liibaan Axmed Xasan waa dhacdo siyaasadeed oo muhiim ah oo ka dhacaysa gobolka Galmudug.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin dhacdooyinka amni ee gaarka ah ee sababay tallaabooyinkan la adkeeyay?
- Ma jiri doonaan kormeerayaal caalami ah oo ka qeyb galaya caleemo saarka?
- Maxay yihiin rajada laga qabo hoggaamiyaha cusub ee ku aaddan maamulka Galmudug?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · magaalada · dhuusamareeb · daawo