Daawo: Maxaa maanta ka socda magaalada Jowhar?
Waxa dhacay
60 ilbiriqsiMaqaalku wuxuu sheegayaa in la diyaarinayo munaasabadda caleemo-saarka hoggaamiyaha cusub ee HirShabelle ee ka dhacaysa Jowhar, oo la filayo in ay berri dhacdo.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Waxa xigaDhanka kale, qaar kamid ah hoggaamiyeyaasha maamul-goboleedyada ayaa la filayaa in saacadaha soo socda ay gaaraan caasimada Jowar, si ay uga qayb-galaan munaasabadda caleemo-saarka ee berri ka dhaceysa magaaladaasi, taas oo si weyn loogu diyaar garoobay.
- Munaasabadda oo la filayo inay berri ka dhacdo caasimada Jowhar ayaa waxaa ka qayb-galaya madaxweynaha, ra’iisul wasaaraha, qaar kamid ah madaxda dowlad-goboleedyada, madaxdii hore iyo marti sharaf kala duwan oo haatan kusii qul-quleysa gudaha magaaladaasi.
- Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna Duqa Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa kamid ah mas’uuliyiinta haatan gaaray Jowhar, waxaana halkaas kusoo dhaweeyay Madaxweyne Cali Guudlaawe Xuseen iyo qaar kamid ah labada gole ee HirShabelle.
- Sidoo kale, waxaa Jowhar maanta gaaray odayaasha dhaqanka oo uu hoggaaminayay Imaamka Mudulood, Imaam Daahir Imaam Maxamuud Imaam Cumar, iyada oo si diiran loogu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha ee Maxamed Dheere.
Sida ay sheegtay Caasimada Online
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin khataraha amni ee gaarka ah ee lagu xalinayo Jowhar?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Munaasabadda caleemo-saarka hoggaamiyaha cusub ee HirShbelle, Cali Cabdullahi Xuseen (Guudlaawe), iyo ku xigeenkiisa, Cabdifitaax Xasan Afrax, ayaa lagu diyaarinayaa Jowhar.
- Mas’uuliyiin kala duwan, oo ay ku jiraan madaxweynaha iyo ra’iisul wasaaraha, ayaa la filayaa inay ka qayb-galaan munaasabadda.
- Ammaanka magaalada Jowhar ayaa sidoo kale si weyn loo adkeeyay, iyadoo ciidamo dheeraad ah la dhigay waddooyinka...
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Jowhar (Caasimada Online) – Magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha Dhexe waxaa haatan ka socota qaban-qaabadii ugu dambeysay ee munaasabadda caleemo-saarka hoggaamiyaha cusub ee HirShbelle Cali Cabdullahi Xuseen (Guudlaawe) iyo ku xigeenkiisa Mudane Cabdifitaax Xasan Afrax oo dhawaan kusoo baxay doorashadii maamulkaasi.
Munaasabadda oo la filayo inay berri ka dhacdo caasimada Jowhar ayaa waxaa ka qayb-galaya madaxweynaha, ra’iisul wasaaraha, qaar kamid ah madaxda dowlad-goboleedyada, madaxdii hore iyo marti sharaf kala duwan oo haatan kusii qul-quleysa gudaha magaaladaasi.
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna Duqa Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa kamid ah mas’uuliyiinta haatan gaaray Jowhar, waxaana halkaas kusoo dhaweeyay Madaxweyne Cali Guudlaawe Xuseen iyo qaar kamid ah labada gole ee HirShabelle.
Sidoo kale, waxaa Jowhar maanta gaaray odayaasha dhaqanka oo uu hoggaaminayay Imaamka Mudulood, Imaam Daahir Imaam Maxamuud Imaam Cumar, iyada oo si diiran loogu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha ee Maxamed Dheere.
Waxaa kale oo garoonka Jowhar ka degay ilaaladda gaarka ah ee madaxda qaranka iyo xubno hordhac u ah wafdiga madaxweynaha iyo ra’iisul wasaaraha ee ku wajahan magaaladaasi.
Dhanka kale, qaar kamid ah hoggaamiyeyaasha maamul-goboleedyada ayaa la filayaa in saacadaha soo socda ay gaaraan caasimada Jowar, si ay uga qayb-galaan munaasabadda caleemo-saarka ee berri ka dhaceysa magaaladaasi, taas oo si weyn loogu diyaar garoobay.
Ammaanka magaalada Jowhar ayaa sidoo kale si weyn loo adkeeyay, iyadoo ciidamo dheeraad ah la dhigay waddooyinka iyo goobaha muhiimka ah, kuwaas oo sugayo amniga madaxda ka qayb-galeysa munaasabadda ka dhaceysa caleemo-saarka ee hoggaanka cusub e HirShabelle.
Tallaabooyinka amni ee la qaaday ayaa waxaa sidoo kale qayb ka ah baaritaanno lagu sameynayo gaadiidka ku dhex socda magaalada, si loola socdo dhaqdhaqaaqa dadka iyo gaadiidka, loogana hortago wax kasta oo khatar gelin kara amniga.
Munaasabaddan ayaa kusoo beegmaysa xilli maamulka HirShabelle ay ka jirto xiisad culus oo ka dhalatay doorashada maamulkaasi, kadib markii ay tabasho ka keentay beesha Xawaadle oo haatan dhaq-dhaqaaqyo ka wadda magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Maqaalku wuxuu sheegayaa in la diyaarinayo munaasabadda caleemo-saarka hoggaamiyaha cusub ee HirShabelle ee ka dhacaysa Jowhar, oo la filayo in ay berri dhacdo.
Qodobada muhiimka ah
- Munaasabadda caleemo-saarka hoggaamiyaha cusub ee HirShbelle, Cali Cabdullahi Xuseen (Guudlaawe), iyo ku xigeenkiisa, Cabdifitaax Xasan Afrax, ayaa lagu diyaarinayaa Jowhar.
- Mas’uuliyiin kala duwan, oo ay ku jiraan madaxweynaha iyo ra’iisul wasaaraha, ayaa la filayaa inay ka qayb-galaan munaasabadda.
- Ammaanka magaalada Jowhar ayaa sidoo kale si weyn loo adkeeyay, iyadoo ciidamo dheeraad ah la dhigay waddooyinka...
- Munaasabaddan ayaa kusoo beegmaysa xilli maamulka HirShabelle ay ka jirto xiisad culus oo ka dhalatay doorashada maamulkaasi...
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha dhinacyada ku lugta leh xiisadaha la xusay.
- Eedeymaha ku saabsan ka qaybgalka mas'uuliyiinta waxay ku saleysan yihiin kaliya warbixinta maqaalka.
- Xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan tallaabooyinka amniga ma jirto.
Gunaanadka akhristaha
Diyaar garowga munaasabadda caleemo-saarka hoggaamiyaha cusub ee HirShabelle ayaa ka socda Jowhar iyadoo amniga la adkeeyay iyo xiisado siyaasadeed oo jira.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin khataraha amni ee gaarka ah ee lagu xalinayo Jowhar?
- Sidee ayey xiisadaha ka dhashay doorashooyinka dhawaan u saameyn doonaan munaasabadda?
- Maxay yihiin jawaabaha bulshada Xawaadle ee ku aaddan hoggaanka cusub?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · jowhar · magaalada · daawo