Daawo: Mucaaradka DF oo markale iclaamiyay banaanbax wayn + Ujeedka
Muqdisho (Caasimada Online) – Xubnaha mucaaradka ee haatan dhaq-dhaqaaqyada ka wada Muqdisho ayaa maanta iclaamiyay dibad-baxyo horleh oo ay uga soo horjeedaan dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud. Mucaaradka ayaa sheegay in Madaxweynaha uu sharci darro ku joogo Villa Somalia, isla markaana uu yahay Madaxweyne hore oo lamid ah madaxdii dalka soo martay, sida […] The

Xubnaha mucaaradka ayaa iclaamiyay banaanbaxyo cusub oo ka dhici doona Muqdisho 4-ta bisha June si ay uga soo horjeedaan dowladda Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.
Maxaa la shaaciyey
- Mucaaradka ayaa sheegay in Madaxweynaha uu sharci darro ku joogo Villa Somalia.
- Xasan Khayre ayaa ku baaqay in shacabka ay si buuxda uga soo qayb-galaan banaanbaxa.
- Khayre wuxuu farriin u diray ciidamada qalabka sida, isagoo ka codsaday in aysan dhibaateyn shacabka.
Macnaha guud
Mucaaradka ayaa ka jawaabaya xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo khilaafka la xiriira hoggaaminta Madaxweyne Xasan Sheekh.
““Annaga waxaan rabnaa dalkan badqabkiisa iyo nabaddiisa in la ilaaliyo sidaas daraadeed ayaa waxaan ku baaqeynaa banaanbax nabadeed.””
Sababta ay muhiim u tahay: Akhristayaasha Soomaaliyeed waxay u baahan yihiin inay ogaadaan xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo qorshayaasha mucaaradka.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Asalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
Muqdisho (Caasimada Online) – Xubnaha mucaaradka ee haatan dhaq-dhaqaaqyada ka wada Muqdisho ayaa maanta iclaamiyay dibad-baxyo horleh oo ay uga soo horjeedaan dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.
Mucaaradka ayaa sheegay in Madaxweynaha uu sharci darro ku joogo Villa Somalia, isla markaana uu yahay Madaxweyne hore oo lamid ah madaxdii dalka soo martay, sida ay hadalka u dhigeen.
Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Khayre oo goobta ka hadlay ayaa sheegay in dibadaxa uu dhici doono 4-ta bisha June, uuna socon doono todobaadyo, isaga oo shacabka ugu baaqay inay si buuxda uga soo qayb-galaan.
“Annaga waxaan rabnaa dalkan badqabkiisa iyo nabaddiisa in la ilaaliyo sidaas daraadeed ayaa waxaan ku baaqeynaa banaanbax nabadeed oo la isugu soo baxo 4-ta bisha June haddii Ilaahey yiraahdo waana soconayaa inta laga gaaraayo in dalkan loo sal-dhigo doorashadiisa,” ayuu yiri Xasan Cali Khayre.
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan