Danjiraha Soomaaliya ee Sacuudiga oo la kulmay Duqa Magaalada Riyaad
Waxa dhacay
Hal il · Shabelle Media
Danjiraha Soomaaliya ee Sacuudiga, Mudane Maxamed Amiin Sheekh Cusmaan, ayaa maanta booqasho ku tagay xarunta Dowladda Hoose ee Riyaad, halkaas oo uu kulan kula yeeshay Duqa Magaalada Riyaad, Amiir Dr.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka iyo iskaashiga u dhexeeya labada caasimadood ee Muqdisho iyo Riyaad, horumarinta wada-shaqeyntooda iyo sidii loo hirgelin lahaa mataaneynta labada magaalo.
- Intii uu kulanku socday, Danjire Maxamed Amiin Sheekh Cusmaan ayaa Duqa Magaalada Riyaad gaarsiiyay salaan uu uga siday dhiggiisa Muqdisho, Mudane Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), taas oo qayb ka ahayd xoojinta xiriirka iyo wada-shaqeynta maamullada labada caasimadood.
- Danjiraha ayaa ugu dambeyn uga mahadceliyay Amiirka soo dhoweynta diirran iyo kulanka miro-dhalka ah, iyadoo labada dhinac ay isla qaateen in la joogteeyo kulamada iyo wada-tashiyada noocan oo kale ah, si loo sii xoojiyo xiriirka iyo iskaashiga Muqdisho iyo Riyaad.
- Kulankan ayaa qayb ka ah dadaallada diblomaasiyadeed ee lagu horumarinayo xiriirka Soomaaliya iyo Sacuudi Carabiya, gaar ahaan iskaashiga dhinaca horumarinta magaalooyinka iyo wada-shaqeynta caasimadaha labada dal.
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin hindisayaasha gaarka ah ee la falanqeeyay si loo xoojiyo iskaashiga?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka iyo iskaashiga u dhexeeya labada caasimadood ee Muqdisho iyo Riyaad.
- Danjire Maxamed Amiin Sheekh Cusmaan ayaa Duqa Magaalada Riyaad gaarsiiyay salaan uu uga siday dhiggiisa Muqdisho, Mudane Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab).
- labada dhinac ay isla qaateen in la joogteeyo kulamada iyo wada-tashiyada noocan oo kale ah, si loo sii xoojiyo xiriirka iyo iskaashiga Muqdisho iyo Riyaad.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
RIYAAD – Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Boqortooyada Sacuudi Carabiya, Mudane Maxamed Amiin Sheekh Cusmaan, ayaa maanta booqasho ku tagay xarunta Dowladda Hoose ee caasimadda Riyaad, halkaas oo uu kulan kula yeeshay Duqa Magaalada Riyaad, Amiir Dr. Faysal Bin Cabdulcasiis Bin Cayaaf.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka iyo iskaashiga u dhexeeya labada caasimadood ee Muqdisho iyo Riyaad, horumarinta wada-shaqeyntooda iyo sidii loo hirgelin lahaa mataaneynta labada magaalo.
Intii uu kulanku socday, Danjire Maxamed Amiin Sheekh Cusmaan ayaa Duqa Magaalada Riyaad gaarsiiyay salaan uu uga siday dhiggiisa Muqdisho, Mudane Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), taas oo qayb ka ahayd xoojinta xiriirka iyo wada-shaqeynta maamullada labada caasimadood.
Danjiraha ayaa ugu dambeyn uga mahadceliyay Amiirka soo dhoweynta diirran iyo kulanka miro-dhalka ah, iyadoo labada dhinac ay isla qaateen in la joogteeyo kulamada iyo wada-tashiyada noocan oo kale ah, si loo sii xoojiyo xiriirka iyo iskaashiga Muqdisho iyo Riyaad.
Kulankan ayaa qayb ka ah dadaallada diblomaasiyadeed ee lagu horumarinayo xiriirka Soomaaliya iyo Sacuudi Carabiya, gaar ahaan iskaashiga dhinaca horumarinta magaalooyinka iyo wada-shaqeynta caasimadaha labada dal.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Danjiraha Soomaaliya ee Sacuudiga, Mudane Maxamed Amiin Sheekh Cusmaan, ayaa maanta booqasho ku tagay xarunta Dowladda Hoose ee Riyaad, halkaas oo uu kulan kula yeeshay Duqa Magaalada Riyaad, Amiir Dr. Faysal Bin Cabdulcasiis Bin Cayaaf.
Qodobada muhiimka ah
- Danjiraha Soomaaliya ee Sacuudiga, Mudane Maxamed Amiin Sheekh Cusmaan, ayaa maanta booqasho ku tagay xarunta Dowladda Hoose ee caasimadda Riyaad.
- Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka iyo iskaashiga u dhexeeya labada caasimadood ee Muqdisho iyo Riyaad.
- Danjire Maxamed Amiin Sheekh Cusmaan ayaa Duqa Magaalada Riyaad gaarsiiyay salaan uu uga siday dhiggiisa Muqdisho, Mudane Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab).
- labada dhinac ay isla qaateen in la joogteeyo kulamada iyo wada-tashiyada noocan oo kale ah, si loo sii xoojiyo xiriirka iyo iskaashiga Muqdisho iyo Riyaad.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha dhinacyada aan ka qaybgalin kulanka.
- Ma jiraan xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan faahfaahinta kulanka.
- Maqaalku ma cayimayo wax natiijo ah oo ka baxsan wadahadalada la soo sheegay.
Gunaanadka akhristaha
Kulanka u dhexeeya Danjiraha Soomaaliya iyo Duqa Magaalada Riyaad ayaa ujeedkiisu yahay in la xoojiyo xiriirka u dhexeeya labada caasimad.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin hindisayaasha gaarka ah ee la falanqeeyay si loo xoojiyo iskaashiga?
- Ma jiraan wax tallaabooyin ah oo la qorsheeyay ka dib kulankan?
- Sidee loo cabbiri doonaa xiriirka u dhexeeya Muqdisho iyo Riyaad mustaqbalka?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Shabelle Media
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · magaalada · riyaad · soomaaliya