DF oo amar kusoo rogtay shirkadaha iyo shaqsiyaadka Muqdisho ku haysta hubka culus
Waxa dhacay
Hal il · Caasimada Online
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay amar mamnuucaya haynta hub sharci darro ah oo ku yaal Muqdisho.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Wasiirka amniga gudaha Soomaaliya Cabdullahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) oo soo saaray amarkan ayaa tilmaamay in ka wasaarad ahaan ay dhaqan-gelinayaan xeerka xakameynta hubka ee horay dowladda usoo saartay, si looga hortago isticmaalka hubka sharci darrada ah.
- “Haddaba iyadoo la fulinayo xakameynta hubka iyo xeerarka guud ee amniga dalka waxaan wasaaraddu ku wargelineysaa dhammaan ummadda Soomaaliyeed in hub aan sharciyeysneen oo aysan ka warqabin dowladda Soomaaliya lagu dhex-wadan karin gudaha caasimada,” ayuu yiri Wasiirka Amniga Gudaha.
- Sidoo kale, wuxuu tilmaamay in dowladdu ay hirgelisay nidaam casri ah oo lagu maareyn doono howlaha adeegyada amniga ee shirkadaha gaarka ah, si loo hubiyo habraacda saxda ah ee waafaqsan xeerarka dalka.
- “Sidaas aawgeed wasaaraddu waxay ku wargelineysaa dhammaan shirkadaha ilaalada gaarka ah in laga bilaabo maanta la hirgeliyay nidaam casriyeysan oo hufan, kuwaas oo lagu diiwaangelin doono, laguna maareyn doono howlaha adeegyada amniga ee gaarka ah kadib marka la hubiyo habraaca saxda ah si waafaqsan xeerarka dalka,” ayuu mar kale yiri Fartaag.
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee la qaadi doono si loo dhaqan-geliyo amarkan?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Wasiirka amniga gudaha Soomaaliya Cabdullahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) ayaa adkeeyay in la dhaqan-gelinayo xeerka xakameynta hubka.
- Dowladdu waxay hirgelisay nidaam casri ah oo lagu maareyn doono howlaha adeegyada amniga ee shirkadaha gaarka ah.
- Hay’adaha amniga ayaa lagu faray inay hubiyaan aqoonsiyada cid kasta oo hub ku dhex wadata gudaha caasimada.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Muqdisho (Caasimada Online) – Wasaaradda amniga gudaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay go’aan culus oo lagu mamnuucay in maanta wixii ka dambeeya hub aan sharciyeysneen lagu dhex wato gudaha magaalada caasimada ah ee Muqdisho.
Wasiirka amniga gudaha Soomaaliya Cabdullahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) oo soo saaray amarkan ayaa tilmaamay in ka wasaarad ahaan ay dhaqan-gelinayaan xeerka xakameynta hubka ee horay dowladda usoo saartay, si looga hortago isticmaalka hubka sharci darrada ah.
“Haddaba iyadoo la fulinayo xakameynta hubka iyo xeerarka guud ee amniga dalka waxaan wasaaraddu ku wargelineysaa dhammaan ummadda Soomaaliyeed in hub aan sharciyeysneen oo aysan ka warqabin dowladda Soomaaliya lagu dhex-wadan karin gudaha caasimada,” ayuu yiri Wasiirka Amniga Gudaha.
Sidoo kale, wuxuu tilmaamay in dowladdu ay hirgelisay nidaam casri ah oo lagu maareyn doono howlaha adeegyada amniga ee shirkadaha gaarka ah, si loo hubiyo habraacda saxda ah ee waafaqsan xeerarka dalka.
“Sidaas aawgeed wasaaraddu waxay ku wargelineysaa dhammaan shirkadaha ilaalada gaarka ah in laga bilaabo maanta la hirgeliyay nidaam casriyeysan oo hufan, kuwaas oo lagu diiwaangelin doono, laguna maareyn doono howlaha adeegyada amniga ee gaarka ah kadib marka la hubiyo habraaca saxda ah si waafaqsan xeerarka dalka,” ayuu mar kale yiri Fartaag.
Waxaa kale oo uu faray hay’adaha amniga inay dhaqan-gelyaan amarkan, isla markaana ay hubiyaan aqoonsiyada cid kasta oo hub ku dhex wadata gudaha caasimada.
“Laamaha amniga waxaa la farayaa in ay hubiyaan in dhammaan shirkadaha ilaalada gaarka ah ee gudaha dalka ay haystaan aqoonsi iyo shati sax ah oo u ogolaanaayo hubka iyo qalabka amni ee ay ku shaqeynayaan,” ayuu sii raaciyay.
Si kastaba, ha’ahaatee Arrintaan ayaa imaaneysa xilli ay dowladda dadaal badan ku bixineyso amniga caasimada, iyada oo hore looga mamnuucay in Muqdisho lagu dhex qaato hubka waa wayn iyo weliba ilaalida fara badan ee masuuliyiinta dowladda iyo siyaasiyiintuba ay wataan.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay amar mamnuucaya haynta hub sharci darro ah oo ku yaal Muqdisho. Wasiirka amniga gudaha Cabdullahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) ayaa adkeeyay in la dhaqan-gelinayo xeerka xakameynta hubka.
Qodobada muhiimka ah
- Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay amar mamnuucaya haynta hub sharci darro ah oo ku yaal Muqdisho.
- Wasiirka amniga gudaha Soomaaliya Cabdullahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) ayaa adkeeyay in la dhaqan-gelinayo xeerka xakameynta hubka.
- Dowladdu waxay hirgelisay nidaam casri ah oo lagu maareyn doono howlaha adeegyada amniga ee shirkadaha gaarka ah.
- Hay’adaha amniga ayaa lagu faray inay hubiyaan aqoonsiyada cid kasta oo hub ku dhex wadata gudaha caasimada.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha dadka ama ururada ay saamaysay amarkaan.
- Eedeymaha ku saabsan dhaqan-gelinta xeerarka hubka waxay ku saleysan yihiin bayaannada mas'uuliyiinta dowladda.
- Xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan tallaabooyinka lagu dhaqan-gelinayo ma jiraan.
Gunaanadka akhristaha
Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay qaadayaa tallaabooyin lagu xakameynayo hubka Muqdisho si loo hagaajiyo amniga.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee la qaadi doono si loo dhaqan-geliyo amarkan?
- Sidee dowladda u hubin doontaa in shirkadaha ilaalada gaarka ah ay raacaan xeerarkan?
- Maxay noqon doonaan ciqaabta lagu soo rogi doono dadka ku xadgudba amarkan?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku wuxuu muujinayaa dadaallada dowladda ee lagu xoojinayo amniga Muqdisho iyadoo ay jiraan welwel ku saabsan hubka sharci darrada ah. Si kastaba ha ahaatee, maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · culus · muqdisho · rogtay
Sii akhri
- Dhageyso:Yaa sameyay Heesta gilgishay baraha bulshada Carabta iyo Soomaalida kadib khilaafka Muqdisho iyo Abu Dubai
BBC Somali
- Wasaaradda Amniga Gudaha oo qabatay kulan ku saabsan kormeerka iyo isla-xisaabtanka hay’adaha amniga
Shabelle Media
- Turkiga oo magaalada Muqdisho ka dhisaya xarunta cusub ee Taliska Ciidanka Badda ah
Shabelle Media