DF oo war cusub kasoo saartay bixitaanka ciidamad Afrikaanka
Waxa dhacay
60 ilbiriqsiWasiirka Warfaafinta Soomaaliya, Mudane Cabdiftaax Qaasim, ayaa ka hadlay qorshaha bixitaanka ciidamada Midowga Afrika ee nabad ilaalinta u jooga dalka, isagoo sheegay in cabsida laga qabo in Al-Shabaab ay dalka la wareegi karto aysan jirin.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Qaasim ayaa shaaca ka qaaday inuu socdo qorshaha bixitaanka ciidamada shisheeye, isla markaana dowladda Soomaaliya ay u diyaaar garowday la wareegidda amniga dalka.
- Sidoo kale, wuxuu meesha ka saaray cabsida laga qabo in Al-Shabaab ay dalka la wareegi karto, haddii ay dalka ka baxaan ciidamada Afrikaanka ee muddada dheer ku sugnaa dalka.
- “Ciidamada Afrikaanka ah ee dalkeenna jooga way baxayaan cabsi iyo walwalna lagama qabo in Al-Shabaab dalka qabsadaan AUSSOM ma aha Soomaali mana sii joogi doonaan marxalad ayay yimaadeen, haddii ay dhammaystaan waa baxayaan laakiin caqliga ah haddii AUSSOM baxdo amniga hallaabaayo aqligaas waa mid aad u liito,” ayuu yiri Cabdifitaax Qaasim.
- Wasiirka Warfaafinta ayaa sidoo kale xusay in ciidamada Soomaaliya ay durbo la wareegeen meelihii ay dhawaan ka baxeen ciidamada Uganda, haddana uu socdo qorshe ay kula wareegeen saldhigyo ku yaalla gobolka Shabeellaha Hoose oo ay ka baxayaan ciidamadaasi.
Sida ay sheegtay Caasimada Online
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee dowladda Soomaaliya ay qaadi doonto si loo hubiyo amniga ka dib bixitaanka?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya, Mudane Cabdiftaax Qaasim, ayaa ka hadlay qorshaha bixitaanka ciidamada Midowga Afrika ee nabad ilaalinta u jooga dalka.
- Qaasim ayaa shaaca ka qaaday in cabsida laga qabo in Al-Shabaab ay dalka la wareegi karto, haddii ay dalka ka baxaan ciidamada Afrikaanka.
- Jeneraal Muhoozi Kainerugaba ayaa sheegay in ciidamadiisa oo dhan ay dalka ka baxayaan August 2027.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Muqdisho (Caasimada Online) – Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya, Mudane Cabdiftaax Qaasim ayaa si faah-faahsan uga hadlay qorshaha bixintaanka ciidamada Midowga Afrika ee nabad ilaalinta u jooga gudaha dalka, xillli hadal-heyn xoogan ay ka dhalatay bixistooda.
Qaasim ayaa shaaca ka qaaday inuu socdo qorshaha bixitaanka ciidamada shisheeye, isla markaana dowladda Soomaaliya ay u diyaaar garowday la wareegidda amniga dalka.
Sidoo kale, wuxuu meesha ka saaray cabsida laga qabo in Al-Shabaab ay dalka la wareegi karto, haddii ay dalka ka baxaan ciidamada Afrikaanka ee muddada dheer ku sugnaa dalka.
“Ciidamada Afrikaanka ah ee dalkeenna jooga way baxayaan cabsi iyo walwalna lagama qabo in Al-Shabaab dalka qabsadaan AUSSOM ma aha Soomaali mana sii joogi doonaan marxalad ayay yimaadeen, haddii ay dhammaystaan waa baxayaan laakiin caqliga ah haddii AUSSOM baxdo amniga hallaabaayo aqligaas waa mid aad u liito,” ayuu yiri Cabdifitaax Qaasim.
Wasiirka Warfaafinta ayaa sidoo kale xusay in ciidamada Soomaaliya ay durbo la wareegeen meelihii ay dhawaan ka baxeen ciidamada Uganda, haddana uu socdo qorshe ay kula wareegeen saldhigyo ku yaalla gobolka Shabeellaha Hoose oo ay ka baxayaan ciidamadaasi.
“Dowladda waxay diyaar u tahay inay sugato amnigeeda hadda meelaha ay ka baxeen sida Baraawe dowladda ayaa la wareegtay, Shabeellaha Hoose qaybihiisa ciidamada way la wareegi doonaan,” ayuu sii raaciyay wasiirku.
Hadalkan ayaa kusoo aadayo, iyadoo dhowaan t aliyaha ciidamada Uganda, Jeneraal Muhoozi Kainerugaba uu sheegay in ciidamadiisa oo dhan ay dalka ka baxayaan August 2027. Balse bayaankii ugu dambeeyey ee militariga Uganda, oo soo baxay 2-dii November, ayaa bixitaanka guud u qabtay dhammaadka 2027.
Afhayeenka militariga, Gaashaanle Sare Chris Magezi, ayaa caddeeyey in marka hore la soo celinayo ciidamadii ku joogay heshiiska labada dal. Ciidamada ka tirsan howlgalka Midowga Afrika ee AUSSOM ayaa iyaguna si tartiib ah uga bixi doona dalka.
Si kastaba, ha’ahaatee, bixitaanku wuxuu kusoo beegmayaa iyadoo AUSSOM ay wajahday dhaqaale yari iyo hubanti la’aan ku saabsan taageerada ay ku tiirsan yihiin ciidamadeeda.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya, Mudane Cabdiftaax Qaasim, ayaa ka hadlay qorshaha bixitaanka ciidamada Midowga Afrika ee nabad ilaalinta u jooga dalka, isagoo sheegay in cabsida laga qabo in Al-Shabaab ay dalka la wareegi karto aysan jirin.
Qodobada muhiimka ah
- Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya, Mudane Cabdiftaax Qaasim, ayaa ka hadlay qorshaha bixitaanka ciidamada Midowga Afrika ee nabad ilaalinta u jooga dalka.
- Qaasim ayaa shaaca ka qaaday in cabsida laga qabo in Al-Shabaab ay dalka la wareegi karto, haddii ay dalka ka baxaan ciidamada Afrikaanka.
- Jeneraal Muhoozi Kainerugaba ayaa sheegay in ciidamadiisa oo dhan ay dalka ka baxayaan August 2027.
- bixitaanku wuxuu kusoo beegmayaa iyadoo AUSSOM ay wajahday dhaqaale yari iyo hubanti la’aan ku saabsan taageerada ay ku tiirsan yihiin ciidamadeeda.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku wuxuu ku tiirsan yahay hadallo ka soo baxay Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya iyo militariga Uganda.
- Ma jiraan xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan waqtiga la qorsheeyay bixitaanka.
- Maqaalku ma bixinayo jawaabo ka yimid Al-Shabaab ama dhinacyada kale ee khuseeya.
Gunaanadka akhristaha
Bixitaanka qorsheysan ee ciidamada Midowga Afrika ayaa su'aalo ka keenaya mustaqbalka amniga Soomaaliya.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee dowladda Soomaaliya ay qaadi doonto si loo hubiyo amniga ka dib bixitaanka?
- Sidee ayuu bixitaanku u saameyn doonaa xaaladda amniga guud ee Soomaaliya?
- Maxay yihiin cawaaqibka dhaqaale ee AUSSOM wajahday?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · bixitaanka · ciidamad · cusub
Sii akhri
- Mareykanka oo shaaciyay sababta uu ciidamadiisa ugala baxay saldhigga Baledogle ee Soomaaliya
Shabelle Media
- Dowladda Soomaaliya oo tanaasul ka oggol farsamada doorashada, balse ku adkeysatay qof iyo cod
Shabelle Media
- Dowladda Federaalka iyo xubno ka tirsan Madasha Mustaqbalka oo kulan ku yeeshay Muqdisho
Shabelle Media