Warbixin Soomaali iyo caalami ah
Caasimada Onlinegeneral

DF Soomaaliya oo sheegtay inay ka go’an tahay in si buuxda loo ciribtiro…

Muqdisho (Caasimada Online) – Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya, Dr. Cali Xaaji Aadam ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay si buuxda uga go’an tahay ciribtirka cudurka dabaysha (Polio), kaas oo muddo dheer dhibaato caafimaad ku hayay carruurta Soomaaliyeed. Wasiirka ayaa hadalkan ka sheegay intii uu ka qeybgalayay shirka 64-aad ee Wasiirrada Caafimaadka dalalka Carabta, kaas oo […

SO
Sawir war oo la xiriira DF Soomaaliya oo sheegtay inay ka go’an tahay in si buuxda loo ciribtiro…
Sawir / xog muuqaal ah · Caasimada Online

Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya, Dr. Cali Xaaji Aadam, ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay ka go'an tahay ciribtirka cudurka dabaysha.

Maxaa la shaaciyey

  1. Dowladda Soomaaliya waxay xooga saareysaa ciribtirka cudurka dabaysha oo dhibaato ku haya carruurta.
  2. Dr. Cali Xaaji Aadam ayaa shirka ka jeediyay warbixin ku saabsan horumarka tallaalka carruurta.
  3. Caqabadaha amniga iyo gaadiid la'aanta ayaa saameyn ku yeeshay ololayaasha tallaalka.

Macnaha guud

Shirkan 64-aad ee Wasiirrada Caafimaadka dalalka Carabta ayaa lagu falanqeeyay dardar-gelinta dadaallada lagu ciribtirayo cudurka dabaysha.

Dowladda ay sii waddo dadaallada lagu gaarsiinayo adeegyada caafimaad dhammaan bulshada Soomaaliyeed.

Wasiir Dr. Cali Xaaji Aadam
Geneva, Switzerland
2026-05-22

Sababta ay muhiim u tahay: Akhristayaasha Soomaaliyeed waxay u baahan yihiin inay ogaadaan dadaallada dowladda ee ku aaddan caafimaadka carruurta iyo ciribtirka cudurrada halista ah.

Soo koobiddu miyaa kuu adeegtay?

Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali

Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin

Isha asalka ah

Asalka

Qoraalka asalka ah

Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.

Caasimada Online

Muqdisho (Caasimada Online) – Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya, Dr. Cali Xaaji Aadam ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay si buuxda uga go’an tahay ciribtirka cudurka dabaysha (Polio), kaas oo muddo dheer dhibaato caafimaad ku hayay carruurta Soomaaliyeed.

Wasiirka ayaa hadalkan ka sheegay intii uu ka qeybgalayay shirka 64-aad ee Wasiirrada Caafimaadka dalalka Carabta, kaas oo ka dhacay magaalada Geneva ee dalka Switzerland.

Shirka ayaa diiradda lagu saaray dardar-gelinta dadaallada lagu ciribtirayo cudurka dabaysha iyo xoojinta tallaabooyinka looga hortagayo faafitaanka cudurka cVDPV2 ee ka jira gobolka Geeska Afrika.

Dr. Cali Xaaji Aadam ayaa shirka ka jeediyay warbixin ku saabsan horumarka ay Soomaaliya ka sameysay dhinaca tallaalka carruurta iyo dadaallada lagu yareynayo tirada carruurta aan helin tallaalka muhiimka ah.

Isha: Caasimada Online. Akhri asalka.
Isha warka

Sababta sheekadan loo muujiyey

Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.

Waxa tani ka dhigan tahay
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
Tirada ilaha
1
Ilaha la adeegsaday
Caasimada Online
Isku dhafka luqadaha
Soomaali
Xaaladda turjumaadda
Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
Soo koobid AI
AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday
somaliageneralbuuxdasoomaaliyatahay
Qoraal akhriste: Had iyo jeer eeg warbixinnada asalka ah ee la xiriiriyey si aad u hesho macnaha buuxa.