DF Soomaaliya oo taageero dheeraad ah ku helaysa qorshaha…
Waxa dhacay
Hal il · Caasimada Online
Soomaaliya ayaa taageero dheeraad ah ka heshay shir looga hadlay amniga dalka oo shalay lagu qabtay magaalada Brussels.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Shirka waxaa ka qeyb-galay Soomaaliya, Midowga Afrika, Qaramada Midoobay, Midowga Yurub, Turkiga, Boqortooyada Midowday, Mareykanka, Sacuudiga, Kuwait, Qatar iyo dalal kale, iyadoo dhinacyadaasi ay ballanqaadeen inay sii wadaan taageerada ciidamada Soomaaliya iyo kuwa AUSSOM.
- Ballan-qaadyada ka soo baxay kulanka ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya u noqonaya taageero dheeraad ah xilli dalka uu wajahayo qorshe lagu xoojinayo awoodda ciidamada dowladda iyo diyaarinta mas’uuliyadda amniga ee ay si tartiib ah ula wareegayaan.
- Wakiilka Gaarka ah ee Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika ahna Madaxa Howlgalka AUSSOM, Danjire El Hadji Ibrahima Diene ayaa soo dhaweeyay dadaallada lagu garab istaagayo howlgalka iyo Soomaaliya.
- Danjire Diene ayaa arrintan ka hadlay kaddib markii uu isla toddobaadkan ka qeyb-galay shirkii Golaha Ammaanka, iyadoo taageerada loo muujiyay Soomaaliya iyo AUSSOM ay kusoo aadayso xilli isbeddel lagu sameynayo doorka howlgalka.
- Waxa weli aan caddayn
- Noocyada gaarka ah ee taageerada la ballanqaaday maxay yihiin?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Dhinacyo dhowr ah oo ay ka mid yihiin Midowga Afrika iyo Qaramada Midoobay ayaa ballanqaaday inay sii wadaan taageerada Soomaaliya iyo howlgalka AUSSOM.
- Qorshaha AUSSOM ayaa ah in howlgalka la soo gaba-gabeeyo sannadka 2027, iyadoo ka hor dhammaadka muddadaas la qaadayo tallaabooyin lagu dhimayo ciidamada howlgalka.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Brussels (Caasimada Online) – Soomaaliya ayaa taageero dheeraad ah ka heshay shir looga hadlay amniga dalka oo shalay lagu qabtay magaalada Brussels ee caasimadda Biljamka, kaas oo ay ka qeyb-galeen dhinacyo dhowr ah oo ay ka go’an tahay inay garab istaagaan Soomaaliya iyo howlgalka Midowga Afrika ee AUSSOM.
Shirka waxaa ka qeyb-galay Soomaaliya, Midowga Afrika, Qaramada Midoobay, Midowga Yurub, Turkiga, Boqortooyada Midowday, Mareykanka, Sacuudiga, Kuwait, Qatar iyo dalal kale, iyadoo dhinacyadaasi ay ballanqaadeen inay sii wadaan taageerada ciidamada Soomaaliya iyo kuwa AUSSOM.
Ballan-qaadyada ka soo baxay kulanka ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya u noqonaya taageero dheeraad ah xilli dalka uu wajahayo qorshe lagu xoojinayo awoodda ciidamada dowladda iyo diyaarinta mas’uuliyadda amniga ee ay si tartiib ah ula wareegayaan.
Wakiilka Gaarka ah ee Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika ahna Madaxa Howlgalka AUSSOM, Danjire El Hadji Ibrahima Diene ayaa soo dhaweeyay dadaallada lagu garab istaagayo howlgalka iyo Soomaaliya.
Danjire Diene ayaa arrintan ka hadlay kaddib markii uu isla toddobaadkan ka qeyb-galay shirkii Golaha Ammaanka, iyadoo taageerada loo muujiyay Soomaaliya iyo AUSSOM ay kusoo aadayso xilli isbeddel lagu sameynayo doorka howlgalka.
Qorshaha AUSSOM ayaa ah in howlgalka la soo gaba-gabeeyo sannadka 2027, iyadoo ka hor dhammaadka muddadaas la qaadayo tallaabooyin lagu dhimayo ciidamada howlgalka iyo in saldhigyada ay hadda ku sugan yihiin si tartiib ah loogu wareejiyo ciidamada dowladda Soomaaliya.
Wareejinta saldhigyada iyo dhimista ciidamada AUSSOM ayaa qeyb ka ah qorshaha lagu doonayo in ciidamada dowladda ay si buuxda ula wareegaan mas’uuliyadda amniga goobaha uu howlgalka Midowga Afrika hadda ka howlgalo.
Si kastaba, shirka Brussels ayaa taageeray sii wadidda garab istaagga Soomaaliya iyo ciidamada ka shaqeynaya amniga dalka, xilli loo diyaargaroobayo marxaladda ay Soomaaliya si weyn ugu tiirsanaan doonto ciidamadeeda.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Soomaaliya ayaa taageero dheeraad ah ka heshay shir looga hadlay amniga dalka oo shalay lagu qabtay magaalada Brussels.
Qodobada muhiimka ah
- Soomaaliya ayaa taageero dheeraad ah ka heshay shir looga hadlay amniga dalka oo shalay lagu qabtay magaalada Brussels.
- Dhinacyo dhowr ah oo ay ka mid yihiin Midowga Afrika iyo Qaramada Midoobay ayaa ballanqaaday inay sii wadaan taageerada Soomaaliya iyo howlgalka AUSSOM.
- Qorshaha AUSSOM ayaa ah in howlgalka la soo gaba-gabeeyo sannadka 2027, iyadoo ka hor dhammaadka muddadaas la qaadayo tallaabooyin lagu dhimayo ciidamada howlgalka.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan eedeymaha la soo jeediyay.
- Faahfaahin gaar ah oo ku saabsan noocyada taageerada la ballanqaaday lama bixin.
- Maqaalku ma jiraan jawaabo ka yimid dhinacyada aan ka qaybgalin shirka.
Gunaanadka akhristaha
Soomaaliya waxay helaysaa taageero caalami ah oo dheeraad ah si ay u xoojiso dadaalladeeda amniga iyadoo qayb ka ah qorshe ballaaran.
Waxa weli aan caddayn
- Noocyada gaarka ah ee taageerada la ballanqaaday maxay yihiin?
- Sidee loo hirgelin doonaa wareejinta mas'uuliyadda amniga si tartiib ah?
- Maxay yihiin cawaaqibka ka dhalanaya in howlgalka AUSSOM la soo gaba-gabeeyo sanadka 2027?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · diplomacy · diplomacy · soomaaliya · dheeraad