Luqadda akhriska
Waxaad akhrinaysaa qoraalka Soomaaliga.
DFS oo u hanjabtey dadka faafinaya dagaalka Jalalaqsi.
Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay wax ay ugu yeertay beegsiga ka baxsan shareecada Islaamka iyo…
Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay beegsiga ka baxsan shareecada Islaamka ee ka dhacay Degmada Jalalaqsi, taasoo keentay khasaare naf iyo maalba leh.
Maxaa la shaaciyey
- Wasaaradda ayaa ku baaqday in si degdeg ah loo joojiyo colaadda iyo falalka beegsiga ah.
- Colaadda ayaa sababay dhimasho, dhaawac, gubid, dhac hantiyeed iyo barakac baahsan.
- Wasaaradda ayaa ku goodisay in tallaabo sharciga waafaqsan laga qaadayaa dadka Baraha Bulshada ku faafinaya falalka foosha xun.
Macnaha guud
Colaadda ka dhacday Degmada Jalalaqsi ayaa sababtay khasaare weyn oo la xiriira beegsiga ka baxsan shareecada Islaamka.
“Wasaaradda ayaa ku baaqday in si degdeg ah oo shuruud la’aan ah loo joojiyo colaadda.”
Sababta ay muhiim u tahay: Akhristayaasha Soomaaliyeed waxay u baahan yihiin inay ogaadaan xaaladda amni ee ka jirta Jalalaqsi iyo tallaabooyinka la qaadayo si loo joojiyo colaadda.

Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Asalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay wax ay ugu yeertay beegsiga ka baxsan shareecada Islaamka iyo…
Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay wax ay ugu yeertay beegsiga ka baxsan shareecada Islaamka iyo dhaqanka suubban ee Soomaaliyeed, taasi oo sababtay khasaare naf iyo maalba leh oo labadii maalmood ee u dambeeyey ku dhex maray beelo walaalo ah Degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan.
Wasaaradda ayaa ku baaqday in si degdeg ah oo shuruud la’aan ah loo joojiyo colaadda iyo falalka beegsiga ah ee sababay dhimasho, dhaawac, gubid, dhac hantiyeed iyo sidoo kale barakac baahsan oo soo gaaray shacabka deegaanka.
Ugu dambayntiina wasaaradda ayaa ku goodisay in tallaabo sharciga waafaqsan laga qaadayaa dadka Baraha Bulshada ku faafinaya falalka foosha xun ee kicinta iyo iskudirka bulshada xambaarsan.
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Horseed Media
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
La socodsii
Warka ku hel sanduuqaaga. Macluumaad muhiim ah oo kaliya.