Luqadda akhriska
Waxaad akhrinaysaa qoraalka Soomaaliga.
Dowladda Masar oo ka falcelisay tallaabo uu qaaday Mareykanka.
Sabti, 29, August 2026 {HMC} Baanka dalka Masar, oo ka mid ah bangiyada ugu waaweyn dalkaas, ayaa sheegay inuu tallaabo ka qaadi doono go’aanka Waaxda Maaliyadda Mareykanka ee lagu xannibay laamaha bangiga ee ku yaalla Imaaraadka Carabta inay galaan nidaamka maaliyadeed ee Mareykanka. Bangigu wuxuu war-saxaafadeed ku sheegay in laantiisa Imaaraadka ay weli macaamiisha u sii […] The post Dowl
Waxa muhiimka ah
- Sabti, 29, August 2026 {HMC} Baanka dalka Masar, oo ka mid ah bangiyada ugu waaweyn dalkaas, ayaa sheegay inuu tallaabo ka qaadi doono go’aanka Waaxda Maaliyadda Mareykanka ee lagu xannibay laamaha bangiga ee ku yaalla Imaaraadka Carabta inay galaan nidaamka maaliyadeed ee Mareykanka.
- Bangigu wuxuu war-saxaafadeed ku sheegay in laantiisa Imaaraadka ay weli macaamiisha u sii […] The post Dowladda Masar oo ka falcelisay tallaabo uu qaaday Mareykanka.
- appeared first on HMC Somalia News .

Warbixin Soomaali asal ah
Isha asalka ahAsalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
Sabti, 29, August 2026 {HMC} Baanka dalka Masar, oo ka mid ah bangiyada ugu waaweyn dalkaas, ayaa sheegay inuu tallaabo ka qaadi doono go’aanka Waaxda Maaliyadda Mareykanka ee lagu xannibay laamaha bangiga ee ku yaalla Imaaraadka Carabta inay galaan nidaamka maaliyadeed ee Mareykanka.
Bangigu wuxuu war-saxaafadeed ku sheegay in laantiisa Imaaraadka ay weli macaamiisha u sii adeegayso, iyadoo adeegyada bangiga loo fulinayo si waafaqsan sharciyada iyo habraacyada khuseeya.
Tallaabada Mareykanka ee ka dhanka ah Bangiga Masar ayaa ka mid ahayd tallaabooyinkii ugu horreeyay ee Washington si cad u qaaday, iyadoo ujeeddadu tahay in la go’doomiyo dhaqaalaha Iran. Tallaabada ayaa loo qorsheeyay inay dhaqan gasho 30 maalmood gudahood.
Waaxda Maaliyadda Mareykanka ayaa sheegtay inay laamaha Bangiga Masar ee ku yaalla Imaaraadka ka jari doonto nidaamka maaliyadeed ee Mareykanka, iyadoo sabab uga dhigtay macaamilado maaliyadeed oo ay la sameeyeen Iran iyo taageerada ay siiyeen dowladda Iran.
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Hiiraanweyn
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
La socodsii
Warka ku hel sanduuqaaga. Macluumaad muhiim ah oo kaliya.