Dowladda oo cunaqabateyn dhaqaale kusoo rogtay Laftagareen iyo taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta
Waxa dhacay
60 ilbiriqsiDowladda ayaa cunaqabateyn dhaqaale ku soo rogtay madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, iyo taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Mahad Cabdiraxmaan Aadan 'Shub'.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Go’aanka guddiga ayaa salka ku haya xog, macluumaad iyo caddeymo uu sheegay inuu qiimeeyay, kuwaas oo la xiriira shaqsiyaad lagu tuhunsan yahay inay ka tirsan yihiin, xiriir la leeyihiin ama la shaqeeyaan ururka Al-Shabaab, isla markaana ku lug leeyihiin bixinta ama fududeynta taageero maaliyadeed oo loo adeegsaday ama loogu talagalay maalgelinta argagixisada.
- Guddiga ayaa sheegay in markii uu qiimeeyay xogaha iyo caddeymaha la soo gudbiyay uu arkay sababo sharci oo ku filan in shaqsiyaadkaasi lagu daro liiska cunaqabateynta maaliyadeed, iyadoo la raacayo Sharciga Cunaqabataynta Maaliyadeed ee Cayiman iyo xeer-nidaamiyihiisa.
- Go’aanka ayaa dhigaya in hay’adaha ay khuseyso, muwaadiniinta Soomaaliyeed iyo shaqsiyaadka ama hay’adaha kale ee gudaha Soomaaliya jooga laga mamnuucay inay dhaqaale ahaan ula macaamilaan dadka liiska lagu daray.
- Sidoo kale, waxaa waajib laga dhigay in la xayiro hantida ay leeyihiin shaqsiyaadkaasi, isla markaana dhaqdhaqaaq kasta oo maaliyadeed oo la xiriira loo gudbiyo Xarunta Warbixinnada Maaliyadda (Financial Reporting Center – FRC).
Sida ay sheegtay Shabelle Media
- Waxa weli aan caddayn
- Waa maxay caddeymaha gaarka ah ee keenay cunaqabateynta?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Cunaqabateyntu waxay salka ku haysaa xog iyo caddeymo la xiriira shaqsiyaad lagu tuhunsan yahay inay ka tirsan yihiin Al-Shabaab.
- Liiska waxaa ku jira siddeed qof oo kale oo ay weheliyaan Laftagareen iyo Aadan.
- Guddiga ayaa ugu dambeyn uga digay muwaadiniinta Soomaaliyeed inay sameeyaan xiriir dhaqaale ama fududeyn maaliyadeed oo loo sameeyo shaqsiyaadka liiska ku jira.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Muqdisho – Guddiga Qaran ee Ka-hortagga Lacag-dhaqidda iyo La-dagaallanka Maalgelinta Argagixisada ayaa liiska qaranka ee cunaqabateynta maaliyadeed ku daray madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Mahad Cabdiraxmaan Aadan “Shub” iyo siddeed qof oo kale.
Go’aanka guddiga ayaa salka ku haya xog, macluumaad iyo caddeymo uu sheegay inuu qiimeeyay, kuwaas oo la xiriira shaqsiyaad lagu tuhunsan yahay inay ka tirsan yihiin, xiriir la leeyihiin ama la shaqeeyaan ururka Al-Shabaab, isla markaana ku lug leeyihiin bixinta ama fududeynta taageero maaliyadeed oo loo adeegsaday ama loogu talagalay maalgelinta argagixisada.
Guddiga ayaa sheegay in markii uu qiimeeyay xogaha iyo caddeymaha la soo gudbiyay uu arkay sababo sharci oo ku filan in shaqsiyaadkaasi lagu daro liiska cunaqabateynta maaliyadeed, iyadoo la raacayo Sharciga Cunaqabataynta Maaliyadeed ee Cayiman iyo xeer-nidaamiyihiisa.
Shaqsiyaadka lagu daray liiska waxaa kala ah:
Go’aanka ayaa dhigaya in hay’adaha ay khuseyso, muwaadiniinta Soomaaliyeed iyo shaqsiyaadka ama hay’adaha kale ee gudaha Soomaaliya jooga laga mamnuucay inay dhaqaale ahaan ula macaamilaan dadka liiska lagu daray.
Sidoo kale, waxaa waajib laga dhigay in la xayiro hantida ay leeyihiin shaqsiyaadkaasi, isla markaana dhaqdhaqaaq kasta oo maaliyadeed oo la xiriira loo gudbiyo Xarunta Warbixinnada Maaliyadda (Financial Reporting Center – FRC).
Guddiga ayaa ugu dambeyn uga digay muwaadiniinta Soomaaliyeed inay sameeyaan xiriir dhaqaale ama fududeyn maaliyadeed oo loo sameeyo shaqsiyaadka liiska ku jira, isagoo sheegay in cid kasta oo jebisa go’aanka lala tiigsan doono xeerarka ka-hortagga argagixisada ee dalka ka dhaqan-galka ah.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Dowladda ayaa cunaqabateyn dhaqaale ku soo rogtay madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, iyo taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Mahad Cabdiraxmaan Aadan 'Shub'.
Qodobada muhiimka ah
- Dowladda ayaa cunaqabateyn dhaqaale ku soo rogtay madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, iyo taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Mahad Cabdiraxmaan Aadan 'Shub'.
- Cunaqabateyntu waxay salka ku haysaa xog iyo caddeymo la xiriira shaqsiyaad lagu tuhunsan yahay inay ka tirsan yihiin Al-Shabaab.
- Liiska waxaa ku jira siddeed qof oo kale oo ay weheliyaan Laftagareen iyo Aadan.
- Guddiga ayaa ugu dambeyn uga digay muwaadiniinta Soomaaliyeed inay sameeyaan xiriir dhaqaale ama fududeyn maaliyadeed oo loo sameeyo shaqsiyaadka liiska ku jira.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan eedeymaha la soo bandhigay.
- Maqaalku wuxuu ku tiirsan yahay bayaannada Guddiga Qaran ee Ka-hortagga Lacag-dhaqidda iyo La-dagaallanka Maalgelinta Argagixisada.
- Lama helin jawaabaha shaqsiyaadka lagu xusay cunaqabateynta.
Gunaanadka akhristaha
Dowladdu waxay tallaabo ka qaaday dadka lagu tuhunsan yahay xiriir la leh argagixisada.
Waxa weli aan caddayn
- Waa maxay caddeymaha gaarka ah ee keenay cunaqabateynta?
- Sidee loo dhaqan gelin doonaa cunaqabateynta?
- Maxay noqon doonaan cawaaqibka ka dhalan kara cunaqabateynta dadka liiska ku jira?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Shabelle Media
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · laftagareen · hore · taliyihii
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada- DF oo cunaqabatayn saartay Laftagareen, Taliye Shub iyo siyaasiyiin kale
Caasimada Online
- Madaxweynihii Hore ee DRC Joseph Kabila oo Isbahaysi Cusub la Sameystay Jabhadda M23
Goobjoog Somali
- {DAAWO MUQAALKA} Laftagareen iyo Taliye Shub oo lagu daray Liiska Cunaqabataynta Maaliyadeed ee Soomaaliya
Hiiraanweyn