Dowladda Soomaaliya oo xaqiijisay ballanqaadkeedii…
Waxa dhacay
60 ilbiriqsiDowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xaqiijisay ballanqaadkeedii ku aaddanaa midnimada Afrika iyo maalgelinta waarta ee Midowga Afrika intii lagu guda jiray kulan ka dhacay Accra, Ghana.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Soo-jeedinCali Balcad ayaa shirka ka sheegay in Midowga Afrika uu muhiimad gaar ah siiyo dhismaha nidaam dhaqaale oo isku filan, isaga oo sidoo kale ku baaqay in la xoojiyo Sanduuqa Nabadda ee Midowga Afrika (AU Peace Fund).
- Kalfadhiga ayaa diiradda lagu saaray arrimo la xiriira mustaqbalka Midowga Afrika, gaar ahaan sidii loo heli lahaa hannaan dhaqaale oo u oggolaanaya ururka inuu yeesho isku-filnaansho iyo maalgelin joogto ah.
- Wasiiru-dowlaha ayaa carrabka ku adkeeyay muhiimadda ay leedahay hirgelinta go’aankii Kigali ee ahaa canshuurta 0.2 boqolkiiba ee lagu soo rogo badeecadaha qaaradda laga soo dejiyo, taas oo qayb ka ah dadaallada lagu xoojinayo maalgelinta Midowga Afrika.
- Sidoo kale wuxuu uga mahadceliyay dowladda Ghana martigelinta kulanka, isagoo soo dhoweeyay iskaashiga la soo jeediyay ee lala yeelanayo hay’adaha maaliyadeed ee dhinacyada badan ee Afrika.
Sida ay sheegtay Caasimada Online
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee Soomaaliya qaadi doonto si ay u taageerto midnimada Afrika?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xaqiijisay ballanqaadkeedii ku aaddanaa midnimada Afrika iyo maalgelinta waarta ee Midowga Afrika.
- Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad) uu magaalada Accra ee dalka Ghana kaga qayb-galay kalfadhiga aan caadiga ahayn ee Golaha Fulinta Midowga Afrika.
- Cali Balcad ayaa shirka ka sheegay in Midowga Afrika uu muhiimad gaar ah siiyo dhismaha nidaam dhaqaale oo isku filan.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Accra (Caasimada Online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xaqiijisay ballanqaadkeedii ku aaddanaa midnimada Afrika iyo maalgelinta waarta ee Midowga Afrika, iyadoo Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda, Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad) uu magaalada Accra ee dalka Ghana kaga qayb-galay kalfadhiga aan caadiga ahayn ee Golaha Fulinta Midowga Afrika.
Kalfadhiga ayaa diiradda lagu saaray arrimo la xiriira mustaqbalka Midowga Afrika, gaar ahaan sidii loo heli lahaa hannaan dhaqaale oo u oggolaanaya ururka inuu yeesho isku-filnaansho iyo maalgelin joogto ah.
Cali Balcad ayaa shirka ka sheegay in Midowga Afrika uu muhiimad gaar ah siiyo dhismaha nidaam dhaqaale oo isku filan, isaga oo sidoo kale ku baaqay in la xoojiyo Sanduuqa Nabadda ee Midowga Afrika (AU Peace Fund).
Wasiiru-dowlaha ayaa carrabka ku adkeeyay muhiimadda ay leedahay hirgelinta go’aankii Kigali ee ahaa canshuurta 0.2 boqolkiiba ee lagu soo rogo badeecadaha qaaradda laga soo dejiyo, taas oo qayb ka ah dadaallada lagu xoojinayo maalgelinta Midowga Afrika.
Sidoo kale wuxuu uga mahadceliyay dowladda Ghana martigelinta kulanka, isagoo soo dhoweeyay iskaashiga la soo jeediyay ee lala yeelanayo hay’adaha maaliyadeed ee dhinacyada badan ee Afrika.
Wasiiru-dowlaha ayaa taageeray dib-u-habaynta lagu mideynayo waajibaadka iyo shaqooyinka Guddiga Midowga Afrika, isaga oo uga mahadceliyay dalalka xubnaha ka ah ururka taageerada ay howlgalka AUSSOM ku siiyeen Sanduuqa Nabadda ee Midowga Afrika.
Waxa uu sidoo kale xusay in dakhliga ka soo xarooda maalgelinta Sanduuqa Nabadda uu sii taageero mudnaanta iyo baahiyaha qaaradda, gaar ahaan dadaallada lagu xaqiijinayo nabadda iyo amniga Afrika.
Cali Balcad ayaa ugu dambeyntiina sheegay in ay muhiim tahay in Afrika ay iyadu hoggaamiso xal u helidda caqabadaha ka jira qaaradda, iyadoo la xoojinayo midnimada, iskaashiga iyo isku-filnaanshaha dhaqaale ee Afrika.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xaqiijisay ballanqaadkeedii ku aaddanaa midnimada Afrika iyo maalgelinta waarta ee Midowga Afrika intii lagu guda jiray kulan ka dhacay Accra, Ghana.
Qodobada muhiimka ah
- Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xaqiijisay ballanqaadkeedii ku aaddanaa midnimada Afrika iyo maalgelinta waarta ee Midowga Afrika.
- Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad) uu magaalada Accra ee dalka Ghana kaga qayb-galay kalfadhiga aan caadiga ahayn ee Golaha Fulinta Midowga Afrika.
- Cali Balcad ayaa shirka ka sheegay in Midowga Afrika uu muhiimad gaar ah siiyo dhismaha nidaam dhaqaale oo isku filan.
- Wasiiru-dowlaha ayaa uga mahadceliyay dowladda Ghana martigelinta kulanka.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha dhinacyada kale ee ku lug leh.
- Eedeymaha waxay ku saleysan yihiin hadallada Cali Maxamed Cumar iyada oo aan la xaqiijin madax-bannaan.
- Faahfaahin gaar ah oo ku saabsan natiijooyinka kulanka lama bixiyo.
Gunaanadka akhristaha
Soomaaliya waxay mar kale xaqiijineysaa ballanqaadkeeda midnimada Afrika iyo joogtaynta maaliyadeed ee Midowga Afrika.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee Soomaaliya qaadi doonto si ay u taageerto midnimada Afrika?
- Sidee loo hirgelin doonaa canshuurta 0.2% ee qaaradda?
- Maxay yihiin tallaabooyinka xiga ka dib kulankan?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · xaqiijisay · dowladda · ballanqaadkeedii