Duqa Muqdisho oo hambalyo u diray hoggaanka cusub ee Hirshabeelle
Waxa dhacay
40 ilbiriqsiDuqa Muqdisho, Dr.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Sidoo kale, Muungaab ayaa bogaadiyey dadaallada Guddiga Madax-bannaan ee Doorashooyinka iyo Soohdimaha, isaga oo ku ammaanay hirgelinta hufan ee geeddi-socodka doorashada, oo uu ku tilmaamay mid saldhig u ah xoojinta dowladnimada iyo horumarinta hay’adaha dowliga ah ee dalka.
- Ugu dambayn, Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ayaa mas’uuliyiinta la doortay kula dardaarmay inay sii xoojiyaan iskaashiga Dowladda Federaalka, dowlad-goboleedyada iyo Maamulka Gobolka Banaadir, si loo joogteeyo nabadda, wadajirka iyo horumarka guud ee dalka.
- Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa hambalyo u diray hoggaamiyaha cusub ee Hirshabeelle, Cali Cabdullaahi Xuseen (Guudlaawe), iyo ku-xigeenkiisa, Cabdifataax Xasan Afrax, oo maanta lagu doortay magaalada Jowhar.
Sida ay sheegtay Shabelle Media
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin qorshayaasha gaarka ah ee hoggaanka cusub ee Hirshabeelle?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa hambalyo u diray hoggaamiyaha cusub ee Hirshabeelle, Cali Cabdullaahi Xuseen (Guudlaawe), iyo ku-xigeenkiisa, Cabdifataax Xasan Afrax, oo maanta lagu doortay magaalada Jowhar.
- Duqa Muqdisho ayaa hoggaanka cusub u rajeeyay guul iyo horumar, isaga oo ku boorriyey inay si xilkasnimo leh ugu adeegaan shacabka Hirshabeelle.
- Muungaab ayaa bogaadiyey dadaallada Guddiga Madax-bannaan ee Doorashooyinka iyo Soohdimaha, isaga oo ku ammaanay hirgelinta hufan ee geeddi-socodka doorashada.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Muqdisho – Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa hambalyo u diray Hoggaamiyaha cusub ee Dowlad Goboleedka Hirshabeelle, Cali Cabdullaahi Xuseen (Guudlaawe), iyo ku-xigeenkiisa, Cabdifataax Xasan Afrax, oo maanta lagu doortay magaalada Jowhar.
Duqa Muqdisho ayaa hoggaanka cusub u rajeeyay guul iyo horumar, isaga oo ku boorriyey inay si xilkasnimo leh ugu adeegaan shacabka Hirshabeelle.
Sidoo kale, Muungaab ayaa bogaadiyey dadaallada Guddiga Madax-bannaan ee Doorashooyinka iyo Soohdimaha, isaga oo ku ammaanay hirgelinta hufan ee geeddi-socodka doorashada, oo uu ku tilmaamay mid saldhig u ah xoojinta dowladnimada iyo horumarinta hay’adaha dowliga ah ee dalka.
Ugu dambayn, Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ayaa mas’uuliyiinta la doortay kula dardaarmay inay sii xoojiyaan iskaashiga Dowladda Federaalka, dowlad-goboleedyada iyo Maamulka Gobolka Banaadir, si loo joogteeyo nabadda, wadajirka iyo horumarka guud ee dalka.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa hambalyo u diray hoggaanka cusub ee Hirshabeelle, Cali Cabdullaahi Xuseen (Guudlaawe), iyo ku-xigeenkiisa, Cabdifataax Xasan Afrax, oo maanta lagu doortay magaalada Jowhar.
Qodobada muhiimka ah
- Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa hambalyo u diray hoggaamiyaha cusub ee Hirshabeelle, Cali Cabdullaahi Xuseen (Guudlaawe), iyo ku-xigeenkiisa, Cabdifataax Xasan Afrax, oo maanta lagu doortay magaalada Jowhar.
- Duqa Muqdisho ayaa hoggaanka cusub u rajeeyay guul iyo horumar, isaga oo ku boorriyey inay si xilkasnimo leh ugu adeegaan shacabka Hirshabeelle.
- Muungaab ayaa bogaadiyey dadaallada Guddiga Madax-bannaan ee Doorashooyinka iyo Soohdimaha, isaga oo ku ammaanay hirgelinta hufan ee geeddi-socodka doorashada.
- Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ayaa mas’uuliyiinta la doortay kula dardaarmay inay sii xoojiyaan iskaashiga Dowladda Federaalka, dowlad-goboleedyada iyo Maamulka Gobolka Banaadir.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha mas'uuliyiinta la doortay.
- Eedeymaha waxay ku saleysan yihiin hadallada Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab).
- Xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan geeddi-socodka doorashada laguma bixin.
Gunaanadka akhristaha
Dr.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin qorshayaasha gaarka ah ee hoggaanka cusub ee Hirshabeelle?
- Sidee loo xoojin doonaa iskaashiga Dowladda Federaalka?
- Maxay yihiin caqabadaha ay hoggaanka cusub filayaan inay la kulmaan?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Shabelle Media
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · hambalyo · duqa · hirshabeelle
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada