Duqeyn cirka ah oo laga fuliyay deegaanka Leego ee gobolka Shabeellaha Hoose
Waxa dhacay
Hal il · Shabelle Media
Duqeyn cirka ah oo xooggan ayaa laga fuliyey deegaanka Leego ee gobolka Shabellaha Hoose, taas oo lagu bartilmaameedsaday goobo la sheegay in ay Kooxda Al-Shabaab u adeegsan jireen kaydinta hubka iyo agabka qaraxyada.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Duqeynta ayaa waxaa fuliyey saaxiibada caalamka, kaddib markii ay deegaankaasi howlgallo qorsheysan ka sameeyeen ciidamada Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed.
- Wararka ayaa sheegaya in duqeynta ay burbur xooggan u geysatay goobihii la beegsaday, isla markaana khasaaro uu ka dhashay, inkasta oo aan si rasmi ah loo shaacin tirada khasaaraha.
- Goobaha la duqeeyay ayaa la sheegay inay ku jireen bakhaarro lagu kaydinayay hubka, saanadda dagaalka iyo walxaha loo adeegsado diyaarinta qaraxyada, kuwaas oo ay Al-Shabaab u adeegsan jireen fulinta weerarrada.
- Howlgalladan ayaa qayb ka ah howlgallada milatari ee ka socda gobolka Shabellaha Hoose, kuwaas oo lagu beegsanayo xarumaha, saanadda iyo awoodda ciidan ee kooxda Al-Shabaab.
- Waxa weli aan caddayn
- Waa maxay tirada saxda ah ee khasaaraha ka dhashay duqeynta?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Duqeynta ayaa waxaa fuliyey saaxiibada caalamka, kaddib markii ay deegaankaasi howlgallo qorsheysan ka sameeyeen ciidamada Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed.
- Goobaha la duqeeyay ayaa la sheegay inay ku jireen bakhaarro lagu kaydinayay hubka, saanadda dagaalka iyo walxaha loo adeegsado diyaarinta qaraxyada, kuwaas oo ay Al-Shabaab u adeegsan jireen fulinta weerarrada.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Shabeellaha Hoose –Duqeyn cirka ah oo xooggan ayaa laga fuliyey deegaanka Leego ee gobolka Shabellaha Hoose, taas oo lagu bartilmaameedsaday goobo la sheegay in ay Kooxda Al-Shabaab u adeegsan jireen kaydinta hubka iyo agabka qaraxyada.
Duqeynta ayaa waxaa fuliyey saaxiibada caalamka, kaddib markii ay deegaankaasi howlgallo qorsheysan ka sameeyeen ciidamada Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed. Goobaha la duqeeyay ayaa la sheegay inay ku jireen bakhaarro lagu kaydinayay hubka, saanadda dagaalka iyo walxaha loo adeegsado diyaarinta qaraxyada, kuwaas oo ay Al-Shabaab u adeegsan jireen fulinta weerarrada.
Wararka ayaa sheegaya in duqeynta ay burbur xooggan u geysatay goobihii la beegsaday, isla markaana khasaaro uu ka dhashay, inkasta oo aan si rasmi ah loo shaacin tirada khasaaraha. Howlgalladan ayaa qayb ka ah howlgallada milatari ee ka socda gobolka Shabellaha Hoose, kuwaas oo lagu beegsanayo xarumaha, saanadda iyo awoodda ciidan ee kooxda Al-Shabaab.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Duqeyn cirka ah oo xooggan ayaa laga fuliyey deegaanka Leego ee gobolka Shabellaha Hoose, taas oo lagu bartilmaameedsaday goobo la sheegay in ay Kooxda Al-Shabaab u adeegsan jireen kaydinta hubka iyo agabka qaraxyada.
Qodobada muhiimka ah
- Duqeyn cirka ah oo xooggan ayaa laga fuliyey deegaanka Leego ee gobolka Shabellaha Hoose, taas oo lagu bartilmaameedsaday goobo la sheegay in ay Kooxda Al-Shabaab u adeegsan jireen kaydinta hubka iyo agabka qaraxyada.
- Duqeynta ayaa waxaa fuliyey saaxiibada caalamka, kaddib markii ay deegaankaasi howlgallo qorsheysan ka sameeyeen ciidamada Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed.
- Goobaha la duqeeyay ayaa la sheegay inay ku jireen bakhaarro lagu kaydinayay hubka, saanadda dagaalka iyo walxaha loo adeegsado diyaarinta qaraxyada, kuwaas oo ay Al-Shabaab u adeegsan jireen fulinta weerarrada.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo faahfaahin gaar ah oo ku saabsan tirada khasaaraha.
- Eedeymaha ku saabsan duqeynta iyo bartilmaameedyada waxaa lagu saleynayaa macluumaad la soo sheegay oo aan la xaqiijin madax-bannaan.
- Jawaab ka timid Al-Shabaab ama dhinacyada kale ee ku lugta leh ma ku jirto maqaalka.
Gunaanadka akhristaha
Duqeynta ka dhacday Leego waxay qayb ka tahay howlgalada milatari ee socda oo ka dhan ah Al-Shabaab ee gobolka Shabellaha Hoose.
Waxa weli aan caddayn
- Waa maxay tirada saxda ah ee khasaaraha ka dhashay duqeynta?
- Waa maxay khasaaraha gaarka ah ee lagu geystay goobaha la beegsaday?
- Maxay noqon doonaan tallaabooyinka xiga ka dib howlgalka milatari?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Shabelle Media
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · security · security · laga · shabeellaha
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada- Dagaal culus oo maanta ka dhacay gobolka Hiiraan
Caasimada Online
- Duqeymo Hawada ah oo Lagu Beegsanayo Bakhaarada Hubka iyo Qarxa ee Al-Shabaab ee Gobolka Shabeellaha Hoose
Shabelle Media
- Dagaalyahannada Al-Shabaab ayaa qabsaday tuulada Coomaad oo ku taalla agagaarka Mataban ee Soomaaliya bartamaha
Somali Guardian