Luqadda akhriska
Waxaad akhrinaysaa qoraalka Soomaaliga.
Ehellada mid ka mid ah burcad-badeed lagu xukumay Hindiya oo farriin u diray dowladda Soomaaliya
Dhalinyradaan ayaa noqonaya kuwii ugu horreeyey ee Soomaaliya oo tiro intaa la eg iyo xukun noocaan ah uu ku dhaco dalka Hindiya.

Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Asalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
Ehellada mid ka mid ah burcad-badeed lagu xukumay Hindiya oo farriin u diray dowladda Soomaaliya
Dalka Hindiya, maxkamad ku taalla magaalada Mumbai ayaa toddobaadkan xukun xabsi daa'in ah ku xukuntay 44 muwaadin oo Soomali ah, kadib markii ay qirteyn dembiyadii lagu soo oogay oo kala ahaa burcad-badeednimo iyo falal kale. Xukunkani ayaa la xiriira laba kiis oo kala duwan oo ahaa dhawr af-duub lagu geeystay maraakiib marayey badda Cas iyo Gacanka Cadmeed
Dhalinyadaan ayaa la xiray sanadkii 2024, markii u horreesay ee maxkamad lasoo taagay waxa ay sheegay in ay xabsiga ay ku jiraan kala kulmeyn caqabado dhowr ah oo ay kamid yihiin kala duwanaanshaha luqadda, cuntada, dhaqanka iyo qaab nololeedka, iyagoo rajeynaya in maxkamadda iyo dowladda ay ka helaan naxariis, mid kamid ah ehellada maxaabiista oo BBC Soomaali la hadashay ayaa isna sheegay in wiilashu ay doonayeen in mar uun la xukumo, isaga oo yiri Cabdikaafi Saciid Saalax "marnaba la isma lahayn xukun xabsi daa'in ah baa ku dhacaya, sababtoo ah baddoodii ayey ka shaqeesanayeen, xabsiga nolol kuma aysan haysan oo dhib badan ayey kala kulmayeen".
Labaatankii Luulyo 2026 ayey ahayd markii Garsoore gaar ah Sanjay Dige uu sheegay in burcad badeedda Soomaalida lagu helay dambiyo kala duwan, oo ay ku jiraan Xeerka Ka-hortagga Burcad badeedda Badda, Xeerka Hawlaha Sharci-darrada ah (Ka-hortagga) iyo isku dayga dil, afduubka hoos yimaada Bharatiya Nyaya Sanhita (BNS).
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- BBC Somali
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
La socodsii
Warka ku hel sanduuqaaga. Macluumaad muhiim ah oo kaliya.