Golaha Wasiirrada Jubaland oo Ka Dooday Xaaladda Amniga iyo Laba Sharci oo Muhiim ah
Waxa dhacay
Hal il · Hiiraanweyn
Golaha Wasiirrada Jubaland ayaa ka dooday xaaladda amniga iyo laba sharci oo muhiim ah intii lagu guda jiray kulan uu shir-guddoomiyay Madaxweynaha Axmed Maxamed Islaam.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Wasaaradda Amniga Gudaha Dowladda Jubaland ayaa Golaha Wasiirrada uga warbixisay xaaladda guud ee amniga deegaanada Jubaland, hawlgallada lagula dagaallamayo Khawaarijta, shabakadaha ku hawlan tahriibinta dhalinyarada iyo dadaallada lagu xakameynayo maandooriyaha.
- Sidoo kale, Wasaaradda Haweenka, Arrimaha Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka ayaa Golaha faahfaahin dheeraad ah ka siisay Sharciga Ilaalinta Xuquuqda Dadka Naafada ah, halka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ay faahfaahin dheeraad ah golaha ka siisay Xeerka Saxaafadda Dowladda Jubaland, kuwaas oo labaduba horey Golaha loo horkeenay.
- Golaha Wasiirrada ayaa ka dooday labada sharci, waxaana la go’aamiyay in go’aan ka gaaristooda dib loo dhigo, si xubnaha Golaha ay fursad ugu helaan inay si faahfaahsan u akhriyaan una darsaan qodobadooda, ka hor inta aan la meelmarin.
- Notify me of follow-up comments by email.
- Waxa weli aan caddayn
- Waa maxay faahfaahinta gaarka ah ee labada sharciga la dooday?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Golaha Wasiirrada Jubaland ayaa ka dooday xaaladda amniga iyo laba sharci oo muhiim ah.
- Madaxweynaha Dowladda Jubaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta shir-guddoomiyay kulanka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Dowladda Jubaland.
- Wasaaradda Amniga Gudaha Dowladda Jubaland ayaa Golaha Wasiirrada uga warbixisay xaaladda guud ee amniga deegaanada Jubaland.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Khamiis 19 Nov 2026 {HMC} Madaxweynaha Dowladda Jubaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta shir-guddoomiyay kulanka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Dowladda Jubaland, kaas oo diiradda lagu saaray xaaladda guud ee siyaasadda dalka, amniga, Sharciga Ilaalinta Xuquuqda Dadka Naafada ah iyo Xeerka Saxaafadda Dowladda Jubaland.
Wasaaradda Amniga Gudaha Dowladda Jubaland ayaa Golaha Wasiirrada uga warbixisay xaaladda guud ee amniga deegaanada Jubaland, hawlgallada lagula dagaallamayo Khawaarijta, shabakadaha ku hawlan tahriibinta dhalinyarada iyo dadaallada lagu xakameynayo maandooriyaha.
Sidoo kale, Wasaaradda Haweenka, Arrimaha Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka ayaa Golaha faahfaahin dheeraad ah ka siisay Sharciga Ilaalinta Xuquuqda Dadka Naafada ah, halka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ay faahfaahin dheeraad ah golaha ka siisay Xeerka Saxaafadda Dowladda Jubaland, kuwaas oo labaduba horey Golaha loo horkeenay.
Golaha Wasiirrada ayaa ka dooday labada sharci, waxaana la go’aamiyay in go’aan ka gaaristooda dib loo dhigo, si xubnaha Golaha ay fursad ugu helaan inay si faahfaahsan u akhriyaan una darsaan qodobadooda, ka hor inta aan la meelmarin.
Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.
Notify me of follow-up comments by email.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Golaha Wasiirrada Jubaland ayaa ka dooday xaaladda amniga iyo laba sharci oo muhiim ah intii lagu guda jiray kulan uu shir-guddoomiyay Madaxweynaha Axmed Maxamed Islaam.
Qodobada muhiimka ah
- Golaha Wasiirrada Jubaland ayaa ka dooday xaaladda amniga iyo laba sharci oo muhiim ah.
- Madaxweynaha Dowladda Jubaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta shir-guddoomiyay kulanka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Dowladda Jubaland.
- Wasaaradda Amniga Gudaha Dowladda Jubaland ayaa Golaha Wasiirrada uga warbixisay xaaladda guud ee amniga deegaanada Jubaland.
- Golaha Wasiirrada ayaa ka dooday labada sharci, waxaana la go’aamiyay in go’aan ka gaaristooda dib loo dhigo.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha dhinacyada la eedeeyay ama la dhaleeceeyay.
- Xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan sheegashooyinka maqaalku ma jiraan.
- Faahfaahinta gaarka ah ee labada sharciga la dooday ma jiraan.
Gunaanadka akhristaha
Kulanka ayaa diiradda saaray arrimaha sharciyeed muhiimka ah iyo xaaladda amniga ee Jubaland.
Waxa weli aan caddayn
- Waa maxay faahfaahinta gaarka ah ee labada sharciga la dooday?
- Waa maxay tallaabooyinka la qaadayo si loo xalliyo xaaladda amniga ee Jubaland?
- Maxay ahayd jawaabaha Golaha ka helay Wasaaradda Amniga Gudaha?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Hiiraanweyn
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · amniga · jubaland · wasiirrada