Golaha Wasiirrada oo sameeyey magacaabis ballaaran + Magacyada
Waxa dhacay
50 ilbiriqsiGolaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sameeyey magacaabisyo muhiim ah intii lagu guda jiray kulankoodii todobaadlaha ahaa, iyadoo Faysal Maxamed Xaashi loo magacaabay Agaasimaha Guud ee Hay’adda Dakhliga Qaranka.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Go’aan la gaarayShirka Golaha Wasiirrada ayaa sidoo kale maanta lagu meelmariyay Guddoomiye Ku-xigeenka Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka kadib soo jeedinta Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Dib-u-heshiisiinta, iyadoo xilkaas oo loo magacaabay Khadar Maxamuud Xareed.
- Faysal Maxamed Xaashi oo hada ah Agaasimaha guud ee Dakhliga Wasaaradda Maaliyadda ayaa tan iyo 2023-kii waxa uu shaqooyin muhiim ah ka soo qabtay arrimaha Dakhliga oo ay qeyb ka aheyd dib-u-habeynta iyo casriyeynta ilaha dakhliga.
- Sidoo kale, Faysal ayaa ah khabiir ku takhasusay maamulka maaliyadda guud, siyaasadda dhaqaalaha iyo kobcinta dakhliga gudaha, isaga oo in ka badan 12 sano oo waayo-aragnimo shaqo ah u leh arrimaha dhaqaalaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya.
- Waxaa kale oo uu khibrad ballaaran u leeyahay dib-u-habaynta canshuuraha, kordhinta dakhliga gudaha, casriyeynta nidaamka canshuuraha, maamulka kastamyada iyo federaaleynta maaliyadda.
Sida ay sheegtay Caasimada Online
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin aqoonta gaarka ah ee keentay magacaabistan?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Faysal Maxamed Xaashi ayaa loo magacaabay Agaasimaha Guud ee Hay’adda Dakhliga Qaranka.
- Khadar Maxamuud Xareed ayaa loo magacaabay Guddoomiye Ku-xigeenka Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka.
- Maareeyaha Hay’adda Daawada ayaa waxaa loo magacaabay Dr Cabdirisaaq Xirsi Xasan.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Muqdisho (Caasimada Onlin) – Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulankoodii todobaadlaha ahaa ku magacaabay mas’uuliyiintii ugu badnaa, iyadoo Faysal Maxamed Xaashi loo magacaabay Agaasimaha Guud ee Hay’adda Dakhliga Qaranka, kadib soo jeedin ka timid Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.
Faysal Maxamed Xaashi oo hada ah Agaasimaha guud ee Dakhliga Wasaaradda Maaliyadda ayaa tan iyo 2023-kii waxa uu shaqooyin muhiim ah ka soo qabtay arrimaha Dakhliga oo ay qeyb ka aheyd dib-u-habeynta iyo casriyeynta ilaha dakhliga.
Sidoo kale, Faysal ayaa ah khabiir ku takhasusay maamulka maaliyadda guud, siyaasadda dhaqaalaha iyo kobcinta dakhliga gudaha, isaga oo in ka badan 12 sano oo waayo-aragnimo shaqo ah u leh arrimaha dhaqaalaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya.
Waxaa kale oo uu khibrad ballaaran u leeyahay dib-u-habaynta canshuuraha, kordhinta dakhliga gudaha, casriyeynta nidaamka canshuuraha, maamulka kastamyada iyo federaaleynta maaliyadda. Waxa uu sidoo kale door muhiim ah ka qaatay hirgelinta qorshayaasha kobcinta dakhliga iyo horumarinta nidaamka sharciyeed ee Hay’adda Dakhliga Qaranka.
Shirka Golaha Wasiirrada ayaa sidoo kale maanta lagu meelmariyay Guddoomiye Ku-xigeenka Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka kadib soo jeedinta Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Dib-u-heshiisiinta, iyadoo xilkaas oo loo magacaabay Khadar Maxamuud Xareed.
Dhanka kale, Golaha Wasiirada waxay ansixiyeen Maareeyaha iyo Maareeye Ku-xigeenka Hay’adda Daawada iyo Agabka Caafimaadka Qaranka, kadib soo jeedinta Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada.
Maareeyaha Hay’adda Daawada ayaa waxaa loo magacaabayDr Cabdirisaaq Xirsi Xasan, halka ku xigeenkiisa loo magacaabay Maareeye Ku-xigeen Mudane Dr Faarax Maxamed Sharaawe.
Golaha ayaa intii uu socday shirka sidoo kale ansixiyey siyaasado iyo heshiisyo muhiim ah kuwaas oo ay soo gudbiyeen Wasaaradaha Xukuumadda DanQaran, waxa ayna kala yihiin.
Siyaasadda Qaran ee waxbarashada farsamada iyo tababbarka xirfadaha
Siyaasadda Qaran ee Kafaalada Carruurta Soomaaliyeed
Siyaasadda Qaran ee Nidaaminta arrimaha Hijrada
Heshiis u dhexeeya Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay oo uu matalayo Xafiiska Wakiilka Sare ee Xuquuqul Aadanaha, kaasi oo ku saabsan Asaaska Xafiis uu ku yeesho dalkeenna.
Heshiis is-afgarad oo u dhexeeya dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga kuna saabsan iskaashiga dhanka adeegyada bulshada.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sameeyey magacaabisyo muhiim ah intii lagu guda jiray kulankoodii todobaadlaha ahaa, iyadoo Faysal Maxamed Xaashi loo magacaabay Agaasimaha Guud ee Hay’adda Dakhliga Qaranka.
Qodobada muhiimka ah
- Faysal Maxamed Xaashi ayaa loo magacaabay Agaasimaha Guud ee Hay’adda Dakhliga Qaranka.
- Khadar Maxamuud Xareed ayaa loo magacaabay Guddoomiye Ku-xigeenka Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka.
- Maareeyaha Hay’adda Daawada ayaa waxaa loo magacaabay Dr Cabdirisaaq Xirsi Xasan.
- ku xigeenkiisa loo magacaabay Maareeye Ku-xigeen Mudane Dr Faarax Maxamed Sharaawe.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabo ka yimid dhinacyada la eedeeyay ama la dhaleeceeyay.
- Maqaalku ma jiraan xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan magacaabista.
- Maqaalku wuxuu ku tiirsan yahay bayaanada rasmiga ah ee dowladda.
Gunaanadka akhristaha
Maqaalku wuxuu faahfaahinayaa magacaabista cusub ee dowladda Soomaaliya, isagoo muujinaya shaqsiyaadka muhiimka ah ee ka tirsan wasaaradaha kala duwan.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin aqoonta gaarka ah ee keentay magacaabistan?
- Sidee magacaabistan u saameyn doontaa hay'adaha kala duwan?
- Ma jiraan caqabado soo socda oo ay wajihi doonaan mas'uuliyiintan cusub?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · golaha · wasiirrada · magacyada
Sii akhri
- Golaha wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay dhisme hay’addo, mas’uuliyiin, heshiisyo iyo siyaasado
Puntland Post
- Wasiirka Qorsheynta Soomaaliya oo kulan la qaatay ku-xigeenka Agaasimaha Guud ee IOM
Shabelle Media
- Wasiirka Cadaaladda Soomaaliya oo gaaray Aljeeriya, kana qaybgalaya shirka Wasiirrada Cadaaladda Carabta
Shabelle Media