Warbixin Soomaali iyo caalami ah
Oodweyne Mediageneral

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay natiijada Doorashooyinkii ka dhacay Degaanada Koonfur Galbeed

Guddiga Madaxbannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa si rasmi ah u shaaciyay natiijada doorashadii isku sidkaneyd ee ka dhacday Koonfur Galbeed, taasoo lagu doortay xubnaha goleyaasha deegaanka iyo Golaha Wakiillada maamulkaas. Guddoomiyaha guddiga, Cabdikariim Axmed Xasan, oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Baydhabo, ayaa sheegay in doorashadu si nabad ah iyo hufnaan leh uga dhacday 13 … T

SO
Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay natiijada Doorashooyinkii ka dhacay Degaanada Koonfur Galbeed
Sawir / xog muuqaal ah · Oodweyne Media

Guddiga Madaxbannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa shaaciyay natiijada doorashadii ka dhacday Koonfur Galbeed, iyadoo 132,430 cod la dhiibtay.

Maxaa la shaaciyey

  1. Doorashada ayaa ka dhacday 13 degmo oo ka tirsan Koonfur Galbeed.
  2. Ururka Cadaalada iyo Wadajirka ee JSP ayaa ku guuleystay 51 kursi oo Golaha Wakiillada ah.
  3. Natiijadan ayaa kusoo aadeysa xilli Soomaaliya ay ka taagan tahay dood siyaasadeed oo ku saabsan nidaamka doorashooyinka.

Macnaha guud

Doorashadan ayaa ah mid muhiim ah maadaama ay tahay doorashadii ugu horreysay ee isku sidkan oo heer dowlad goboleed ah.

Waxaan maanta shaacinaynaa natiijadii doorashadii dhacday 10-ka May ee ahayd doorashooyinka isku sidkan ee ka dhacday Koonfur Galbeed.

Cabdikariim Axmed Xasan, Guddoomiyaha Guddiga Madaxbannaan ee Doorashooyinka Qaranka
Koonfur Galbeed
2026-05-14

Sababta ay muhiim u tahay: Akhristayaasha Soomaaliyeed waxay u baahan yihiin inay ogaadaan natiijada doorashooyinka si ay u fahmaan isbeddelada siyaasadeed ee dalka.

Soo koobiddu miyaa kuu adeegtay?

Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali

Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin

Isha asalka ah

Asalka

Qoraalka asalka ah

Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.

Oodweyne Media

Guddiga Madaxbannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa si rasmi ah u shaaciyay natiijada doorashadii isku sidkaneyd ee ka dhacday Koonfur Galbeed, taasoo lagu doortay xubnaha goleyaasha deegaanka iyo Golaha Wakiillada maamulkaas.

Guddoomiyaha guddiga, Cabdikariim Axmed Xasan, oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Baydhabo, ayaa sheegay in doorashadu si nabad ah iyo hufnaan leh uga dhacday 13 degmo oo ka tirsan dowlad goboleedka.

“Waxaan maanta shaacinaynaa natiijadii doorashadii dhacday 10-ka May ee ahayd doorashooyinka isku sidkan ee ka dhacday Koonfur Galbeed,” ayuu yiri guddoomiyuhu.

Sida uu guddigu sheegay, tirada guud ee codadka la dhiibtay ayaa gaartay 132,430 cod, halka codadka ansaxay ay noqdeen 128,276 cod, kuwaas oo u dhiganta 97 boqolkiiba, Codadka xumaaday ayaa lagu sheegay 4,154 cod.

Isha: Oodweyne Media. Akhri asalka.
Isha warka

Sababta sheekadan loo muujiyey

Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.

Waxa tani ka dhigan tahay
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
Tirada ilaha
1
Ilaha la adeegsaday
Oodweyne Media
Isku dhafka luqadaha
Soomaali
Xaaladda turjumaadda
Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
Kalsooni
Lama qiimeeyo; kalsoonidu waxay khusaysaa isbarbardhigyo ilo badan leh
Soo koobid AI
AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday
somaliageneralkoonfurnatiijadadoorashooyinka
Qoraal akhriste: Had iyo jeer eeg warbixinnada asalka ah ee la xiriiriyey si aad u hesho macnaha buuxa.