Guddiyada Maaliyadda ee labada Aqal oo su’aalo ka weydiiyey Wasiirka Maaliyadda xisaab-xirka Miisaaniyadda 2025-ka
Waxa dhacay
60 ilbiriqsiGuddiyada Maaliyadda ee labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa su’aalo ka weydiiyay Wasiirka Maaliyadda warbixinta miisaaniyadda 2025-ka kulan wadajir ah oo ka dhacay Muqdisho.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Kulanka oo ay si wadajir ah u shir-guddoominayeen Guddoomiyaha Guddiga Maaliyadda Aqalka Sare, Senator Cabdi Axmed Dhuxulow Dhegdheer, iyo Guddoomiyaha Guddiga Maaliyadda Golaha Shacabka, Xildhibaan Cabdi Ibraahim Warsame Qowdhan, ayaa su’aalo lagu weydiiyay Wasiirka Maaliyadda XFS, Mudane Biixi Iimaan Gige, iyo xubnihii kale ee la socday.
- Su’aalaha la weydiiyay ayaa si gaar ah diiradda loogu saaray habka loo maareeyo dakhliga aan ku jirin miisaaniyadda, kharashaadka dheeraadka ah ee ay isticmaalaan hay’adaha dowladda, saamiga iyo dakhliga ka soo xarooda Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde iyo Dekedda Muqdisho, deeqaha dibadda iyo arrimo kale oo muhiim ah, iyadoo Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Biixi Iimaan Gige, iyo xubnihii kale ee la socday ay mid mid uga jawaabeen dhammaan su’aalihii laga waydiiyay xisaab-xirka Miisaaniyadda 2025-ka.
- Su’aalaha Wasiirka la weydiiyay ayaa ka dhashay dib-u-eegis qoto dheer oo ay Guddiyada Maaliyaddu ku sameeyeen xisaab-xirka Miisaaniyadda 2025-ka, iyo warbixinta baarista ee Xafiiska Hantidhowrka Guud ee Qaranka, iyadoo la raacayo qodobka 45-aad ee Sharciga Maareynta Maaliyadda Guud (Lr.
Sida ay sheegtay Shabelle Media
- Waxa weli aan caddayn
- Waa maxay jawaabaha gaarka ah ee Wasiirka Maaliyadda uu bixiyay su'aalaha?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Kulanka oo ay si wadajir ah u shir-guddoominayeen Guddoomiyaha Guddiga Maaliyadda Aqalka Sare, Senator Cabdi Axmed Dhuxulow Dhegdheer, iyo Guddoomiyaha Guddiga Maaliyadda Golaha Shacabka, Xildhibaan Cabdi Ibraahim Warsame Qowdhan.
- Su’aalaha la weydiiyay ayaa si gaar ah diiradda loogu saaray habka loo maareeyo dakhliga aan ku jirin miisaaniyadda, kharashaadka dheeraadka ah ee ay isticmaalaan hay’adaha dowladda, saamiga iyo dakhliga ka soo xarooda Garoonka Diyaaradaha
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Muqdisho – Guddiyada Maaliyadda ee labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya (JFS), oo ku howlan ka soo talo-bixinta warbixinta xisaab-xirka Miisaaniyadda 2025-ka, ayaa maanta kulan wadajir ah ugu yeeray Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), Xisaabiyaha Guud ee Qaranka iyo xubno kale oo la socday.
Kulanka oo ay si wadajir ah u shir-guddoominayeen Guddoomiyaha Guddiga Maaliyadda Aqalka Sare, Senator Cabdi Axmed Dhuxulow Dhegdheer, iyo Guddoomiyaha Guddiga Maaliyadda Golaha Shacabka, Xildhibaan Cabdi Ibraahim Warsame Qowdhan, ayaa su’aalo lagu weydiiyay Wasiirka Maaliyadda XFS, Mudane Biixi Iimaan Gige, iyo xubnihii kale ee la socday.
Su’aalaha la weydiiyay ayaa si gaar ah diiradda loogu saaray habka loo maareeyo dakhliga aan ku jirin miisaaniyadda, kharashaadka dheeraadka ah ee ay isticmaalaan hay’adaha dowladda, saamiga iyo dakhliga ka soo xarooda Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde iyo Dekedda Muqdisho, deeqaha dibadda iyo arrimo kale oo muhiim ah, iyadoo Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Biixi Iimaan Gige, iyo xubnihii kale ee la socday ay mid mid uga jawaabeen dhammaan su’aalihii laga waydiiyay xisaab-xirka Miisaaniyadda 2025-ka.
Su’aalaha Wasiirka la weydiiyay ayaa ka dhashay dib-u-eegis qoto dheer oo ay Guddiyada Maaliyaddu ku sameeyeen xisaab-xirka Miisaaniyadda 2025-ka, iyo warbixinta baarista ee Xafiiska Hantidhowrka Guud ee Qaranka, iyadoo la raacayo qodobka 45-aad ee Sharciga Maareynta Maaliyadda Guud (Lr. 2019).
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Guddiyada Maaliyadda ee labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa su’aalo ka weydiiyay Wasiirka Maaliyadda warbixinta miisaaniyadda 2025-ka kulan wadajir ah oo ka dhacay Muqdisho.
Qodobada muhiimka ah
- Guddiyada Maaliyadda ee labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa su’aalo ka weydiiyay Wasiirka Maaliyadda warbixinta miisaaniyadda 2025-ka.
- Kulanka oo ay si wadajir ah u shir-guddoominayeen Guddoomiyaha Guddiga Maaliyadda Aqalka Sare, Senator Cabdi Axmed Dhuxulow Dhegdheer, iyo Guddoomiyaha Guddiga Maaliyadda Golaha Shacabka, Xildhibaan Cabdi Ibraahim Warsame Qowdhan.
- Su’aalaha la weydiiyay ayaa si gaar ah diiradda loogu saaray habka loo maareeyo dakhliga aan ku jirin miisaaniyadda, kharashaadka dheeraadka ah ee ay isticmaalaan hay’adaha dowladda, saamiga iyo dakhliga ka soo xarooda Garoonka Diyaaradaha
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha Wasiirka Maaliyadda ama mas'uuliyiin kale marka laga reebo waxa la weriyay.
- Xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan eedeymaha ku jira maqaalka lama bixin.
- Maqaalku ma caddeynayo natiijooyinka ama go'aannada kulanka.
Gunaanadka akhristaha
Guddiyada Maaliyadda ayaa si firfircoon ula falgalaya Wasiirka Maaliyadda ee ku saabsan miisaaniyadda soo socota ee 2025.
Waxa weli aan caddayn
- Waa maxay jawaabaha gaarka ah ee Wasiirka Maaliyadda uu bixiyay su'aalaha?
- Ma jiraan wax tallaabooyin ama go'aanno ah oo la sameeyay natiijada kulankan?
- Sidee ayay arrimaha la taabanayo u saameyn doonaan habka miisaaniyadda 2025-ka?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Shabelle Media
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · miisaaniyadda · guddiyada · xirka