Guddiyada Maaliyadda labada Aqal oo kulan la yeeshay Hantidhowrka Guud ee Qaranka
Waxa dhacay
50 ilbiriqsiGuddiyada Maaliyadda labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kulan la yeeshay mas’uuliyiin ka socday Xafiiska Hantidhowrka Guud.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Kulanka oo ay si wadajir ah u shir-guddoominayeen Guddoomiye Ku-xigeennada Guddiyada Maaliyadda ee labada Aqal, Senator Ibraahim Awgaab Cismaan iyo Xildhibaan Maxamed Haaruun, ayaa diiradda lagu saaray warbixin ku saabsan hannaanka xisaab-xirka Miisaaniyadda 2025-ka iyo habraacyada hantidhowrka ee lagu sameeyay hay’adaha dowladda.
- Warbixinta ayaa si gaar ah u taabanaysay hubinta saxnaanta kharashaadka, isticmaalka hantida dowladda iyo xaqiijinta isla-xisaabtanka maaliyadeed.
- Intii uu kulanku socday, xubnaha Guddiyada Maaliyaddu waxay Hantidhowraha Guud ka dhageysteen warbixin faahfaahsan oo ku saabsan howlihii hantidhowr ee la qabtay, caqabadaha jira iyo dadaallada lagu xoojinayo hufnaanta iyo isla-xisaabtanka hay’adaha dowladda.
- Sidoo kale, xubnaha guddiyadu waxay mas’uuliyiinta weydiiyeen su’aalo la xiriira hannaanka hantidhowrka, kuwaas oo ay mas’uuliyiinta Xafiiska Hantidhowrka Guud si faahfaahsan uga jawaabeen.
Sida ay sheegtay Shabelle Media
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin caqabadaha gaarka ah ee laga hadlay kulanka ku saabsan howlaha hantidhowrka?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Kulanka oo ay si wadajir ah u shir-guddoominayeen Guddoomiye Ku-xigeennada Guddiyada Maaliyadda ee labada Aqal, Senator Ibraahim Awgaab Cismaan iyo Xildhibaan Maxamed Haaruun.
- Kulanka ayaa diiradda lagu saaray warbixin ku saabsan hannaanka xisaab-xirka Miisaaniyadda 2025-ka iyo habraacyada hantidhowrka ee lagu sameeyay hay’adaha dowladda.
- Intii uu kulanku socday, xubnaha Guddiyada Maaliyaddu waxay Hantidhowraha Guud ka dhageysteen warbixin faahfaahsan oo ku saabsan howlihii hantidhowr ee la qabtay, caqabadaha jira iyo dadaallada lagu xoojinayo hufnaanta iyo isla-xisaabtanka
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
MUQDISHO – Xubnaha Guddiyada Maaliyadda ee labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kuwaas oo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga ah ee la xiriira korjoogteynta, isla-xisaabtanka iyo hufnaanta maaliyadeed ee hay’adaha dowladda, ayaa maanta kulan la yeeshay mas’uuliyiin ka socday Xafiiska Hantidhowrka Guud ee Qaranka, oo uu hoggaaminayay Hantidhowraha Guud, Mudane Axmed Ciise Guutaale.
Kulanka oo ay si wadajir ah u shir-guddoominayeen Guddoomiye Ku-xigeennada Guddiyada Maaliyadda ee labada Aqal, Senator Ibraahim Awgaab Cismaan iyo Xildhibaan Maxamed Haaruun, ayaa diiradda lagu saaray warbixin ku saabsan hannaanka xisaab-xirka Miisaaniyadda 2025-ka iyo habraacyada hantidhowrka ee lagu sameeyay hay’adaha dowladda.
Warbixinta ayaa si gaar ah u taabanaysay hubinta saxnaanta kharashaadka, isticmaalka hantida dowladda iyo xaqiijinta isla-xisaabtanka maaliyadeed.
Intii uu kulanku socday, xubnaha Guddiyada Maaliyaddu waxay Hantidhowraha Guud ka dhageysteen warbixin faahfaahsan oo ku saabsan howlihii hantidhowr ee la qabtay, caqabadaha jira iyo dadaallada lagu xoojinayo hufnaanta iyo isla-xisaabtanka hay’adaha dowladda.
Sidoo kale, xubnaha guddiyadu waxay mas’uuliyiinta weydiiyeen su’aalo la xiriira hannaanka hantidhowrka, kuwaas oo ay mas’uuliyiinta Xafiiska Hantidhowrka Guud si faahfaahsan uga jawaabeen.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Guddiyada Maaliyadda labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kulan la yeeshay mas’uuliyiin ka socday Xafiiska Hantidhowrka Guud. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray hannaanka xisaab-xirka Miisaaniyadda 2025-ka iyo habraacyada hantidhowrka ee hay’adaha dowladda.
Qodobada muhiimka ah
- Guddiyada Maaliyadda labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kulan la yeeshay mas’uuliyiin ka socday Xafiiska Hantidhowrka Guud.
- Kulanka oo ay si wadajir ah u shir-guddoominayeen Guddoomiye Ku-xigeennada Guddiyada Maaliyadda ee labada Aqal, Senator Ibraahim Awgaab Cismaan iyo Xildhibaan Maxamed Haaruun.
- Kulanka ayaa diiradda lagu saaray warbixin ku saabsan hannaanka xisaab-xirka Miisaaniyadda 2025-ka iyo habraacyada hantidhowrka ee lagu sameeyay hay’adaha dowladda.
- Intii uu kulanku socday, xubnaha Guddiyada Maaliyaddu waxay Hantidhowraha Guud ka dhageysteen warbixin faahfaahsan oo ku saabsan howlihii hantidhowr ee la qabtay, caqabadaha jira iyo dadaallada lagu xoojinayo hufnaanta iyo isla-xisaabtanka
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabo ka yimid dhinacyada la eedeeyay ama la dhaleeceeyay.
- Xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan sheegashooyinka maqaalka lagu sameeyay ma jiraan.
- Maqaalku ma caddeynayo wax natiijo ah ama go'aano ah oo lagu gaaray kulanka.
Gunaanadka akhristaha
Kulanka wuxuu muujinayaa dadaallada joogtada ah ee Guddiyada Maaliyadda ee Soomaaliya.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin caqabadaha gaarka ah ee laga hadlay kulanka ku saabsan howlaha hantidhowrka?
- Maxay yihiin tallaabooyinka la qaadi doono si loo xalliyo caqabadaha la xusay?
- Ma jiraan wax tallaabooyin ah oo la qorsheynayo ka dib kulankan?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Shabelle Media
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · guud · labada · kulan