Guddoomiyaha Guddiga Xuquuqul Insaanka oo kulan la qaadatay Safiirka Midowga Yurub
Muqdisho — Guddoomiyaha Guddiga Qaranka Madaxbannaan ee Xuquuqul Insaanka, Dr Maryam Qaasim, ayaa maanta kulan la yeelatay Safiirka Midowga Yurub u fadhisa Soomaaliya, Marwo Francesca Di Mauro, iyadoo ay ka wada hadleen xoojinta iskaashiga iyo wadashaqeynta ka dhaxeysa Guddiga iyo Midowga Yurub. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray sidii loo xoojin lahaa wadashaqeynta labada dhinac, […]

Guddoomiyaha Guddiga Qaranka Madaxbannaan ee Xuquuqul Insaanka, Dr Maryam Qaasim, ayaa kulan la yeelatay Safiirka Midowga Yurub u fadhisa Soomaaliya, Marwo Francesca Di Mauro.
Maxaa la shaaciyey
- Kulanka ayaa diiradda lagu saaray sidii loo xoojin lahaa wadashaqeynta labada dhinac.
- Waxaa la wada hadlay ilaalinta iyo horumarinta xuquuqda aadanaha.
- Labada dhinac ayaa adkeeyay muhiimadda ay leedahay sii wadidda wada shaqeynta lagu horumarinayo xuquuqda aadanaha.
“Kulanka ayaa diiradda lagu saaray sidii loo xoojin lahaa wadashaqeynta labada dhinac.”
Sababta ay muhiim u tahay: Wada hadalkan ayaa muhiim u ah horumarinta xuquuqda aadanaha iyo tayeynta hay’adaha dowladda Soomaaliya.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Asalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
Muqdisho — Guddoomiyaha Guddiga Qaranka Madaxbannaan ee Xuquuqul Insaanka, Dr Maryam Qaasim, ayaa maanta kulan la yeelatay Safiirka Midowga Yurub u fadhisa Soomaaliya, Marwo Francesca Di Mauro, iyadoo ay ka wada hadleen xoojinta iskaashiga iyo wadashaqeynta ka dhaxeysa Guddiga iyo Midowga Yurub.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray sidii loo xoojin lahaa wadashaqeynta labada dhinac, gaar ahaan dhinacyada ilaalinta iyo horumarinta xuquuqda aadanaha, kobcinta awoodda shaqo ee Guddiga, iyo taageerada isla xisaabtanka, dowlad-wanaagga iyo ku dhaqanka sharciga.
Labada dhinac ayaa sidoo kale adkeeyay muhiimadda ay leedahay sii wadidda wada shaqeynta lagu horumarinayo xuquuqda aadanaha iyo tayeynta hay’adaha dowladda Soomaaliya.
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Shabelle Media
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Kalsooni
- Lama qiimeeyo; kalsoonidu waxay khusaysaa isbarbardhigyo ilo badan leh
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan