Guddoomiyaha SoDMA oo ka qaybgalay kulan ku saabsan maalgelinta u diyaargarowga musiibooyinka Afrika
Waxa dhacay
60 ilbiriqsiGuddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa ka qaybgalay kulan gaar ah oo ay soo qabanqaabisay Hay’adda African Risk Capacity (ARC) magaalada Antalya ee dalka Türkiye, kaas oo diiradda lagu saaray diyaargarowga musiibooyinka Afrika.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga iyo maalgelinta u diyaargarowga khataraha musiibooyinka ee qaaradda Afrika, ballaarinta tallaabooyinka hore ee looga hortagayo saameynta musiibooyinka iyo ilaalinta bulshooyinka nugul.
- Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA, Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa kulanka ku soo bandhigay waayo-aragnimada Soomaaliya ee barnaamijka caymiska abaaraha ee ARC, faa’iidooyinka laga helay iyo casharradii laga bartay maalgelinta gurmadka, gaar ahaan abaarihii dalka ka dhacay labadii sano ee la soo dhaafay.
- Waxa uu sidoo kale la wadaagay ka qaybgalayaasha khibradda Soomaaliya ee ku aaddan sidii loo xoojin lahaa u diyaargarowga musiibooyinka iyo helitaanka maalgelin degdeg ah oo lagu taageero bulshada ay saameeyaan abaaraha iyo xaaladaha kale ee degdegga ah.
- Ka qaybgalka Guddoomiyaha SoDMA ayaa qeyb ka ah dadaallada Soomaaliya ee lagu xoojinayo iskaashiga caalamiga ah, is-weydaarsiga khibradaha iyo horumarinta hannaan lagu sii xoojinayo u diyaargarowga iyo wax ka qabashada musiibooyinka dabiiciga ah.
Sida ay sheegtay Shabelle Media
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee la qaadi doono ka dib kulanka?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa ka qaybgalay kulan gaar ah oo ay soo qabanqaabisay Hay’adda African Risk Capacity (ARC) magaalada Antalya ee dalka Türkiye.
- Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga iyo maalgelinta u diyaargarowga khataraha musiibooyinka ee qaaradda Afrika.
- Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa kulanka ku soo bandhigay waayo-aragnimada Soomaaliya ee barnaamijka caymiska abaaraha ee ARC, faa’iidooyinka laga helay iyo casharradii laga bartay maalgelinta gurmadka, gaar ahaan abaarihii dalka ka d
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Antalya, Türkiye – Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta magaalada Antalya ee dalka Türkiye kaga qaybgalay kulan gaar ah oo ay soo qabanqaabisay Hay’adda African Risk Capacity (ARC), kaas oo ka dhacay Hoolka Midowga Afrika ee shirka COP31.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga iyo maalgelinta u diyaargarowga khataraha musiibooyinka ee qaaradda Afrika, ballaarinta tallaabooyinka hore ee looga hortagayo saameynta musiibooyinka iyo ilaalinta bulshooyinka nugul.
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA, Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa kulanka ku soo bandhigay waayo-aragnimada Soomaaliya ee barnaamijka caymiska abaaraha ee ARC, faa’iidooyinka laga helay iyo casharradii laga bartay maalgelinta gurmadka, gaar ahaan abaarihii dalka ka dhacay labadii sano ee la soo dhaafay.
Waxa uu sidoo kale la wadaagay ka qaybgalayaasha khibradda Soomaaliya ee ku aaddan sidii loo xoojin lahaa u diyaargarowga musiibooyinka iyo helitaanka maalgelin degdeg ah oo lagu taageero bulshada ay saameeyaan abaaraha iyo xaaladaha kale ee degdegga ah.
Kulanka waxaa ka qaybgalay Wasiirka Deegaanka iyo Horumarinta Waarta ee dalka Guinea, Maareeyaha Guud ee Hay’adda ARC, madax sare oo ka tirsan Midowga Afrika iyo mas’uuliyiin kale.
Ka qaybgalka Guddoomiyaha SoDMA ayaa qeyb ka ah dadaallada Soomaaliya ee lagu xoojinayo iskaashiga caalamiga ah, is-weydaarsiga khibradaha iyo horumarinta hannaan lagu sii xoojinayo u diyaargarowga iyo wax ka qabashada musiibooyinka dabiiciga ah.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa ka qaybgalay kulan gaar ah oo ay soo qabanqaabisay Hay’adda African Risk Capacity (ARC) magaalada Antalya ee dalka Türkiye, kaas oo diiradda lagu saaray diyaargarowga musiibooyinka Afrika.
Qodobada muhiimka ah
- Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa ka qaybgalay kulan gaar ah oo ay soo qabanqaabisay Hay’adda African Risk Capacity (ARC) magaalada Antalya ee dalka Türkiye.
- Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga iyo maalgelinta u diyaargarowga khataraha musiibooyinka ee qaaradda Afrika.
- Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa kulanka ku soo bandhigay waayo-aragnimada Soomaaliya ee barnaamijka caymiska abaaraha ee ARC, faa’iidooyinka laga helay iyo casharradii laga bartay maalgelinta gurmadka, gaar ahaan abaarihii dalka ka d
- Kulanka waxaa ka qaybgalay Wasiirka Deegaanka iyo Horumarinta Waarta ee dalka Guinea, Maareeyaha Guud ee Hay’adda ARC, madax sare oo ka tirsan Midowga Afrika iyo mas’uuliyiin kale.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha dhinacyada kale ee ku lug leh.
- Xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan sheegashooyinka maqaalka laguma bixin.
- Faahfaahinta ku saabsan natiijooyinka kulanka lama soo sheegin.
Gunaanadka akhristaha
Kulanka wuxuu muujinayaa dadaallada socda ee lagu xoojinayo diyaargarowga musiibooyinka Afrika, gaar ahaan iyadoo la wadaagayo waayo-aragnimooyinka.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee la qaadi doono ka dib kulanka?
- Sidee loo qaybin doonaa maalgelinta diyaargarowga musiibooyinka?
- Maxay yihiin talaabooyinka xiga ee Soomaaliya ee lagu hirgelinayo casharradii laga bartay?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Shabelle Media
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · kulan · musiibooyinka · maalgelinta
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada