Guddoomiyaha SoDMA oo kulan la yeeshay Agaasimaha Guud ee Hay’adda African Risk Capacity
Waxa dhacay
Hal il · Shabelle Media
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa kulan la yeeshay Dr.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga dhinacyada maalgelinta khataraha musiibooyinka, ballaarinta adeegyada caymiska, horumarinta nidaamyada digniinta hore iyo xoojinta u diyaar-garowga saameynta isbeddelka cimilada.
- Labada dhinac ayaa sidoo kale isla qaatay in la dardargeliyo iskaashiga, isla markaana xogaha laga helo nidaamyada digniinta hore loo beddelo tallaabooyin wax ku ool ah oo lagu ilaalinayo nolosha iyo hab-nololeedka bulshada Soomaaliyeed, gaar ahaan dadka nugul ee ay saameyn karaan musiibooyinka dabiiciga ah.
- Jean Chrysostome Ngabitsinze, Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, ahna Agaasimaha Guud ee Hay’adda African Risk Capacity (ARC), intii uu socday shirka COP31 ee ka dhacay magaalada Antalya ee dalka Turkiga.
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee la qaadi doono natiijada kulankan?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa kulan la yeeshay Dr. Jean Chrysostome Ngabitsinze, Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, ahna Agaasimaha Guud ee Hay’adda A
- Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga dhinacyada maalgelinta khataraha musiibooyinka, ballaarinta adeegyada caymiska, horumarinta nidaamyada digniinta hore iyo xoojinta u diyaar-garowga saameynta isbeddelka cimilada.
- Labada dhinac ayaa sidoo kale isla qaatay in la dardargeliyo iskaashiga, isla markaana xogaha laga helo nidaamyada digniinta hore loo beddelo tallaabooyin wax ku ool ah oo lagu ilaalinayo nolosha iyo hab-nololeedka bulshada Soomaaliyeed, ga
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
ANTALYA, TURKIYE – Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa kulan la yeeshay Dr. Jean Chrysostome Ngabitsinze, Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, ahna Agaasimaha Guud ee Hay’adda African Risk Capacity (ARC), intii uu socday shirka COP31 ee ka dhacay magaalada Antalya ee dalka Turkiga.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga dhinacyada maalgelinta khataraha musiibooyinka, ballaarinta adeegyada caymiska, horumarinta nidaamyada digniinta hore iyo xoojinta u diyaar-garowga saameynta isbeddelka cimilada.
Labada dhinac ayaa sidoo kale isla qaatay in la dardargeliyo iskaashiga, isla markaana xogaha laga helo nidaamyada digniinta hore loo beddelo tallaabooyin wax ku ool ah oo lagu ilaalinayo nolosha iyo hab-nololeedka bulshada Soomaaliyeed, gaar ahaan dadka nugul ee ay saameyn karaan musiibooyinka dabiiciga ah.
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA, Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa ugu dambeyn Hay’adda African Risk Capacity (ARC) uga mahadceliyay dadaalladeeda ku aaddan xoojinta iskaashiga iyo taageerada ay ka geysanayso horumarinta nidaamyada maareynta khataraha musiibooyinka.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa kulan la yeeshay Dr. Jean Chrysostome Ngabitsinze, Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, ahna Agaasimaha Guud ee Hay’adda African Risk Capacity (ARC), intii uu socday shirka COP31 ee ka dhacay magaalada Antalya ee dalka Turkiga.
Qodobada muhiimka ah
- Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa kulan la yeeshay Dr. Jean Chrysostome Ngabitsinze, Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, ahna Agaasimaha Guud ee Hay’adda A
- Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga dhinacyada maalgelinta khataraha musiibooyinka, ballaarinta adeegyada caymiska, horumarinta nidaamyada digniinta hore iyo xoojinta u diyaar-garowga saameynta isbeddelka cimilada.
- Labada dhinac ayaa sidoo kale isla qaatay in la dardargeliyo iskaashiga, isla markaana xogaha laga helo nidaamyada digniinta hore loo beddelo tallaabooyin wax ku ool ah oo lagu ilaalinayo nolosha iyo hab-nololeedka bulshada Soomaaliyeed, ga
- Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA, Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa ugu dambeyn Hay’adda African Risk Capacity (ARC) uga mahadceliyay dadaalladeeda ku aaddan xoojinta iskaashiga iyo taageerada ay ka geysanayso horumarinta nidaamyada maarey
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabo ka yimid dhinacyada kale ee ku lugta leh.
- Eedeymaha waxay ku saleysan yihiin bayaanno la sameeyay intii lagu jiray kulanka iyada oo aan la xaqiijin madax-bannaan.
- Ma jiraan faahfaahin ku saabsan natiijooyinka ama heshiisyada kulanka.
Gunaanadka akhristaha
Kulanku wuxuu muujinayaa dadaallada socda ee lagu xoojinayo maareynta khataraha musiibooyinka ee Soomaaliya.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee la qaadi doono natiijada kulankan?
- Sidee loo hirgelin doonaa iskaashiga si dhab ah?
- Waa maxay waqtiga la filayo ee loogu talagalay hindisayaasha la falanqeeyay?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Shabelle Media
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · guddoomiyaha · sodma · capacity
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada