Hindiya oo furatay markab u afduubnaa koox Burcad-badeed Soomaaliya
Waxa dhacay
40 ilbiriqsiHindiya ayaa furatay markabka kalluumeysiga Azini oo maalmo ka hor ay koox Burcad-badeed ah ku qabsadeen.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Wasiirka Difaaca Hindiya Rajnath Signh ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa X ku sheegay in ciidanka badda Hindiya ay howlgal 48 saacadood socday ku badbaadiyeen 20 shaqaale ah oo saarnaa markabka Azini, iyada oo la qabtay kooxdii Burcad-badeedda.
- Wuxuu xusay in ay markabka ku qabteen meel u dhow Badda Carabta oo in ka badan 3000 km u jirta xeebta Mumbai.
- Markabka kalluumeysiga ee Azini oo laga leeyahay dalka Iiraan ayaa kooxda Burcad-badeedda ah waxay ku doonteen maraakiib kale, taas oo sababtay in laga furto, iyagana gacanta lagu dhigo.
Sida ay sheegtay Puntland Post
- Waxa weli aan caddayn
- Maxaa dhici doona Burcad-badeedda la qabtay?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Ciidanka badda Hindiya ay howlgal 48 saacadood socday ku badbaadiyeen 20 shaqaale ah oo saarnaa markabka Azini.
- Wuxuu xusay in ay markabka ku qabteen meel u dhow Badda Carabta oo in ka badan 3000 km u jirta xeebta Mumbai.
- Markabka kalluumeysiga ee Azini oo laga leeyahay dalka Iiraan.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Dowladda Hindiya ayaa shaacisay in ay furatay markabka kalluumeysiga Azini oo maalmo ka hor ay koox Burcad-badeed ah ku qabsadeen xeebaha Badweynta Hindiya ee Puntland.
Wasiirka Difaaca Hindiya Rajnath Signh ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa X ku sheegay in ciidanka badda Hindiya ay howlgal 48 saacadood socday ku badbaadiyeen 20 shaqaale ah oo saarnaa markabka Azini, iyada oo la qabtay kooxdii Burcad-badeedda.
Wuxuu xusay in ay markabka ku qabteen meel u dhow Badda Carabta oo in ka badan 3000 km u jirta xeebta Mumbai.
Markabka kalluumeysiga ee Azini oo laga leeyahay dalka Iiraan ayaa kooxda Burcad-badeedda ah waxay ku doonteen maraakiib kale, taas oo sababtay in laga furto, iyagana gacanta lagu dhigo.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Hindiya ayaa furatay markabka kalluumeysiga Azini oo maalmo ka hor ay koox Burcad-badeed ah ku qabsadeen. Ciidanka badda Hindiya ay howlgal 48 saacadood socday ku badbaadiyeen 20 shaqaale ah oo saarnaa markabka Azini.
Qodobada muhiimka ah
- Hindiya ayaa furatay markabka kalluumeysiga Azini oo maalmo ka hor ay koox Burcad-badeed ah ku qabsadeen.
- Ciidanka badda Hindiya ay howlgal 48 saacadood socday ku badbaadiyeen 20 shaqaale ah oo saarnaa markabka Azini.
- Wuxuu xusay in ay markabka ku qabteen meel u dhow Badda Carabta oo in ka badan 3000 km u jirta xeebta Mumbai.
- Markabka kalluumeysiga ee Azini oo laga leeyahay dalka Iiraan.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan eedeymaha la soo bandhigay.
- Faahfaahinta ku saabsan qabashada Burcad-badeedda lama bixinin.
- Lama hayo jawaab ka timid Burcad-badeedda Soomaaliyeed ama dhinacyada kale ee ku lugta leh.
Gunaanadka akhristaha
Howlgalka guuleysta ee Hindiya wuxuu muujinayaa caqabadaha amniga badda ee ka jira gobolka.
Waxa weli aan caddayn
- Maxaa dhici doona Burcad-badeedda la qabtay?
- Ma jiraan faahfaahin dheeraad ah oo ku saabsan howlgalka?
- Maxay yihiin tallaabooyinka la qaadi doono si looga hortago afduubyo mustaqbalka?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Puntland Post
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · badeed · hindiya · koox
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada