Hoggaamiyaha Galmudug Liibaan Axmed oo gaadiid, hub iyo saanad ciidan ku wareejiyey hay’adaha amniga
Waxa dhacay
70 ilbiriqsiHoggaamiyaha Galmudug, Liibaan Axmed Xasan, ayaa gaadiid, hub iyo saanad ciidan ku wareejiyey hay’adaha amniga Dhuusamareeb.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Munaasabadda wareejinta oo qabsoontay maalin kadib caleema-saarkii hoggaanka cusub ee Galmudug, ayuu Hoggaamiye Liibaan ku dhawaaqay in gaadiidka, hubka iyo saanadda ciidan ee uu wareejiyey ay wixii maanta ka dambeeya si rasmi ah u noqonayaan hanti dowladeed oo ay leedahay Galmudug, isla markaana ay ka mid ahaan doonaan agabka rasmiga ah ee hay’adaha amniga, xitaa marka ay dhammaato muddada xil-hayntiisu.
- “Dowladnimadu waxay ku dhisan tahay in awoodda iyo agabka amnigu ay gacanta ugu jiraan hay’adaha dowladda ee sharcigu awoodda u siiyey, halkii ay ahaan lahaayeen hanti gaar ah oo ay leeyihiin shakhsiyaad, ganacsato ama siyaasiyiin,” ayuu yiri Hoggaamiye Liibaan Axmed Xasan.
- Hoggaamiyaha Galmudug ayaa sheegay in tallaabadani ay qayb ka tahay dadaallada lagu xoojinayo awoodda iyo tayada hay’adaha amniga dowlad-goboleedka, si loo dardargeliyo hawlgallada ka dhanka ah Khawaarijta, loona helo ciidan haysta agab iyo saanad ku filan oo uu ku gudan karo waajibaadkiisa amni.
- Waxa uu sidoo kale xusay in mudnaanta hoggaamintiisu ay tahay sidii amniga Galmudug loo gaarsiin lahaa heer lagu kalsoonaan karo, kaas oo suurtagelinaya kobaca maalgashiga, ganacsiga iyo dalxiiska, isla markaana u saamaxaya hay’adaha caalamiga ah inay si nabadgelyo leh uga howlgalaan deegaannada maamulka.
Sida ay sheegtay Shabelle Media
- Waxa weli aan caddayn
- Waa maxay noocyada gaadiidka iyo hubka la wareejiyey?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Hoggaamiyaha Galmudug, Liibaan Axmed Xasan, ayaa gaadiid, hub iyo saanad ciidan ku wareejiyey hay’adaha amniga.
- Wareejinta saanadda ciidan ayaa loogu talagalay in lagu xoojiyo awoodda hay’adaha amniga Galmudug.
- Liibaan Axmed Xasan ayaa sheegay in gaadiidka, hubka iyo saanadda ciidan ee uu wareejiyey ay wixii maanta ka dambeeya si rasmi ah u noqonayaan hanti dowladeed.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Dhuusamareeb – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta goobjoog ka ahaa munaasabad uu Hoggaamiyaha Dowlad-goboleedka Galmudug, Mudane Liibaan Axmed Xasan, ku wareejiyey gaadiid, hub iyo saanad ciidan oo uu si gaar ah u lahaa, kuwaas oo hore loogu adeegsan jiray hawlgallada lagula dagaallamayo Khawaarijta, isagoo ku wareejiyey hay’adaha amniga Galmudug.
Munaasabadda wareejinta oo qabsoontay maalin kadib caleema-saarkii hoggaanka cusub ee Galmudug, ayuu Hoggaamiye Liibaan ku dhawaaqay in gaadiidka, hubka iyo saanadda ciidan ee uu wareejiyey ay wixii maanta ka dambeeya si rasmi ah u noqonayaan hanti dowladeed oo ay leedahay Galmudug, isla markaana ay ka mid ahaan doonaan agabka rasmiga ah ee hay’adaha amniga, xitaa marka ay dhammaato muddada xil-hayntiisu.
“Dowladnimadu waxay ku dhisan tahay in awoodda iyo agabka amnigu ay gacanta ugu jiraan hay’adaha dowladda ee sharcigu awoodda u siiyey, halkii ay ahaan lahaayeen hanti gaar ah oo ay leeyihiin shakhsiyaad, ganacsato ama siyaasiyiin,” ayuu yiri Hoggaamiye Liibaan Axmed Xasan.
Hoggaamiyaha Galmudug ayaa sheegay in tallaabadani ay qayb ka tahay dadaallada lagu xoojinayo awoodda iyo tayada hay’adaha amniga dowlad-goboleedka, si loo dardargeliyo hawlgallada ka dhanka ah Khawaarijta, loona helo ciidan haysta agab iyo saanad ku filan oo uu ku gudan karo waajibaadkiisa amni.
Waxa uu sidoo kale xusay in mudnaanta hoggaamintiisu ay tahay sidii amniga Galmudug loo gaarsiin lahaa heer lagu kalsoonaan karo, kaas oo suurtagelinaya kobaca maalgashiga, ganacsiga iyo dalxiiska, isla markaana u saamaxaya hay’adaha caalamiga ah inay si nabadgelyo leh uga howlgalaan deegaannada maamulka.
Go’aanka Hoggaamiye Liibaan Axmed Xasan ayaa sidoo kale xambaarsan farriin ku socota madaxda, siyaasiyiinta iyo cid kasta oo haysata hub iyo agab ciidan oo gaar loo leeyahay, gaar ahaan dadka ku sugan deegaannada Galmudug, taas oo ku saabsan muhiimadda ay leedahay in agabka amniga lagu wareejiyo hay’adaha dowladda.
Wareejintan ayaa qayb ka ah aragtida hoggaanka cusub ee Galmudug ee ku aaddan dhismaha hay’ado amni oo leh awood, qalab iyo saanad dowladeed oo joogto ah, kuwaas oo aan ku xirnaan doonin isbeddellada hoggaanka siyaasadeed, si loo xaqiijiyo nabad waarta, dowladnimo sugan iyo horumar loo dhan yahay.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Hoggaamiyaha Galmudug, Liibaan Axmed Xasan, ayaa gaadiid, hub iyo saanad ciidan ku wareejiyey hay’adaha amniga Dhuusamareeb. Wareejintani waxay qayb ka tahay dadaallada lagu xoojinayo awoodda hay’adaha amniga Galmudug.
Qodobada muhiimka ah
- Hoggaamiyaha Galmudug, Liibaan Axmed Xasan, ayaa gaadiid, hub iyo saanad ciidan ku wareejiyey hay’adaha amniga.
- Wareejinta saanadda ciidan ayaa loogu talagalay in lagu xoojiyo awoodda hay’adaha amniga Galmudug.
- Liibaan Axmed Xasan ayaa sheegay in gaadiidka, hubka iyo saanadda ciidan ee uu wareejiyey ay wixii maanta ka dambeeya si rasmi ah u noqonayaan hanti dowladeed.
- Munaasabadda wareejinta oo qabsoontay maalin kadib caleema-saarkii hoggaanka cusub ee Galmudug.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha dhinacyada kale ee ku saabsan wareejinta.
- Maqaalku ma bixinayo xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan eedeymaha la soo bandhigay.
- Maqaalku wuxuu ku saleysan yahay bayaanno ka yimid Liibaan Axmed Xasan oo aan la xaqiijin.
Gunaanadka akhristaha
Wareejinta Liibaan Axmed Xasan ee saanadda ciidan ee hay’adaha amniga waxay calaamad u tahay tallaabo muhiim ah oo lagu xoojinayo awoodda amniga Galmudug.
Waxa weli aan caddayn
- Waa maxay noocyada gaadiidka iyo hubka la wareejiyey?
- Sidee ayey wareejintani u saameyn doontaa xaaladda amniga ee Galmudug?
- Waa maxay tallaabooyinka la qaadi doono si loo hubiyo in si hufan loo isticmaalo agabka la wareejiyey?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Shabelle Media
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · adaha · galmudug · hoggaamiyaha
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada