Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo Booqday Ciidamada Amniga Baraawe
Waxa dhacay
60 ilbiriqsiSheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa booqday ciidamada amniga ee Baraawe wuxuuna ku dardaarmay inay si hufan u gutaan waajibaadka sugidda amniga.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Hoggaamiyaha ayaa ciidamada kula dardaarmay inay si hufan u gutaan waajibaadka ka saaran sugidda amniga, ilaalinta nafta, sharafta iyo maalka shacabka iyo dhowrista hantida guud iyo tan gaarka ah, isaga oo ku adkeeyey inay muujiyaan masuuliyad, feejignaan iyo anshax ciidan.
- Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) Hogaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed ayaa sidoo kale carrabka ku adkeeyey muhiimadda ay leedahay in shacabka loola dhaqmo si wanaagsan, lana xoojiyo wada-shaqeynta ka dhexeysa ciidamada amniga iyo bulshada, si loo xaqiijiyo nabadgelyo waarta iyo xasillooni guud oo ka hirgasha Magaalada Baraawe iyo deegaannada hoos yimaada.
- Hoggaamiyaha ayaa ciidamada ku boorriyey inay ilaaliyaan kalsoonida shacabka, kana shaqeeyaan sidii Magaalada Baraawe ay u ahaan lahayd meel amni ah oo ay bulshada ku noolaato, kuna qabsato hawlaheeda nololeed iyo dhaqaale si nabad ah.
- Booqashada Hogaamiyaha waxaa ku wehlinayey Wasiir ku xigeenka Wasaarada Cadaalada XFS, Taliye ku Xigeenka Ciidanka Xooga Dalka, wasiiro ka tirsan Dowladda Koonfur Galbeed iyo Agaasimaha Guud Madaxtooyada Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Sida ay sheegtay Hiiraanweyn
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee la qaadi doono si loo hagaajiyo amniga Baraawe?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa booqday ciidamada amniga ee Baraawe.
- Hoggaamiyaha ayaa ciidamada kula dardaarmay inay si hufan u gutaan waajibaadka ka saaran sugidda amniga.
- Hoggaamiyaha ayaa sidoo kale carrabka ku adkeeyey muhiimadda ay leedahay in shacabka loola dhaqmo si wanaagsan, lana xoojiyo wada-shaqeynta ka dhexeysa ciidamada amniga iyo bulshada.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Sabti 14 Nov 2026 {HMC} Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa booqday cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo la wareegay xaqiijinta amniga Magaalada Baraawe Caasimadda Dowladda Koonfur Galbeed.
Hoggaamiyaha ayaa ciidamada kula dardaarmay inay si hufan u gutaan waajibaadka ka saaran sugidda amniga, ilaalinta nafta, sharafta iyo maalka shacabka iyo dhowrista hantida guud iyo tan gaarka ah, isaga oo ku adkeeyey inay muujiyaan masuuliyad, feejignaan iyo anshax ciidan.
Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) Hogaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed ayaa sidoo kale carrabka ku adkeeyey muhiimadda ay leedahay in shacabka loola dhaqmo si wanaagsan, lana xoojiyo wada-shaqeynta ka dhexeysa ciidamada amniga iyo bulshada, si loo xaqiijiyo nabadgelyo waarta iyo xasillooni guud oo ka hirgasha Magaalada Baraawe iyo deegaannada hoos yimaada.
Hoggaamiyaha ayaa ciidamada ku boorriyey inay ilaaliyaan kalsoonida shacabka, kana shaqeeyaan sidii Magaalada Baraawe ay u ahaan lahayd meel amni ah oo ay bulshada ku noolaato, kuna qabsato hawlaheeda nololeed iyo dhaqaale si nabad ah.
Booqashada Hogaamiyaha waxaa ku wehlinayey Wasiir ku xigeenka Wasaarada Cadaalada XFS, Taliye ku Xigeenka Ciidanka Xooga Dalka, wasiiro ka tirsan Dowladda Koonfur Galbeed iyo Agaasimaha Guud Madaxtooyada Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa booqday ciidamada amniga ee Baraawe wuxuuna ku dardaarmay inay si hufan u gutaan waajibaadka sugidda amniga.
Qodobada muhiimka ah
- Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa booqday ciidamada amniga ee Baraawe.
- Hoggaamiyaha ayaa ciidamada kula dardaarmay inay si hufan u gutaan waajibaadka ka saaran sugidda amniga.
- Hoggaamiyaha ayaa sidoo kale carrabka ku adkeeyey muhiimadda ay leedahay in shacabka loola dhaqmo si wanaagsan, lana xoojiyo wada-shaqeynta ka dhexeysa ciidamada amniga iyo bulshada.
- Booqashada Hogaamiyaha waxaa ku wehlinayey Wasiir ku xigeenka Wasaarada Cadaalada XFS, Taliye ku Xigeenka Ciidanka Xooga Dalka, wasiiro ka tirsan Dowladda Koonfur Galbeed.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha ciidamada amniga ee ku saabsan booqashada.
- Ma jiraan xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan waxtarka tallaabooyinka amniga.
- Maqaalku ma xusin wax dhacdooyin ama caqabado ah oo ay la kulmeen ciidamada amniga.
Gunaanadka akhristaha
Booqashadu waxay muujinaysaa dadaallada socda ee lagu xoojinayo amniga Baraawe.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee la qaadi doono si loo hagaajiyo amniga Baraawe?
- Sidee loo xoojin doonaa wada-shaqeynta u dhaxaysa ciidamada amniga iyo bulshada?
- Maxay yihiin jawaabaha ay ciidamada amniga ka heleen bulshada?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Hiiraanweyn
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · amniga · koonfur · baraawe
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada