IGAD oo ku baaqday in la sii wado wadahadalka mucaraadka dowlada feraalka Soomaaliya
Jabuuti – IGAD ayaa faahfaahin ka bixisay qodobbadii kasoo baxay wada-tashiyadii ka dhacay magaalada Muqdisho intii u dhaxeysay 13-kii ilaa 15-kii May 2026, kuwaas oo dhexmaray Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo dhinacyada mucaaradka ku ah dowladda. War-saxaafadeed kasoo baxay Xoghaynta IGAD ayaa lagu sheegay in ururku uu soo dhaweynayo wada-shaqeynta tooska ah ee dhinacyada Soomaaliyeed, [

IGAD ayaa ku baaqday in la sii wado wadahadalka mucaraadka dowladda Federaalka Soomaaliya kadib wada-tashiyo ka dhacay Muqdisho.
Maxaa la shaaciyey
- IGAD ayaa soo dhaweysay wada-shaqeynta tooska ah ee dhinacyada Soomaaliyeed.
- Ururka ayaa dhiirrigeliyay in la sii wado wadahadallada si xal waara looga gaaro arrimaha taagan.
- IGAD ayaa ugu baaqday dhammaan daneeyayaasha Soomaaliyeed inay mudnaanta siiyaan xalal lagu xoojinayo midnimada qaranka.
Macnaha guud
Wadahadallada ayaa ka dhacay Muqdisho intii u dhaxeysay 13-kii ilaa 15-kii May 2026.
“IGAD ayaa markale xaqiijisay taageeradeeda ku aaddan dadaallada ay Soomaalidu hormuudka u tahay.”
Sababta ay muhiim u tahay: Somali akhristayaasha waxay ka warqabaan muhiimadda wada-hadalka iyo xasilloonida dalka.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Asalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
Jabuuti – IGAD ayaa faahfaahin ka bixisay qodobbadii kasoo baxay wada-tashiyadii ka dhacay magaalada Muqdisho intii u dhaxeysay 13-kii ilaa 15-kii May 2026, kuwaas oo dhexmaray Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo dhinacyada mucaaradka ku ah dowladda.
War-saxaafadeed kasoo baxay Xoghaynta IGAD ayaa lagu sheegay in ururku uu soo dhaweynayo wada-shaqeynta tooska ah ee dhinacyada Soomaaliyeed, isla markaana uu dhiirrigelinayo in la sii wado wadahadallada si xal waara oo loo dhan yahay looga gaaro arrimaha taagan.
IGAD ayaa hoosta ka xarriiqday in ka-qaybgalka siyaasadeed ee joogtada ahi uu muhiim u yahay ilaalinta xasilloonida Soomaaliya, xoojinta dowladnimada dimuqraaddiga ah, iyo dardargelinta howlaha dhismaha dowladnimada dalka.
Sidoo kale, Xoghayntu waxay ugu baaqday dhammaan daneeyayaasha Soomaaliyeed inay mudnaanta siiyaan xalal lagu xoojinayo midnimada qaranka, kalsoonida shacabka, iyo ilaalinta xasilloonida iyo horumarka hay’adaha dowladda ee muddada fog.
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Shabelle Media
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
La socodsii
Warka ku hel sanduuqaaga. Macluumaad muhiim ah oo kaliya.