Imaaraadka oo sheegay in DF ay si xun oo cadaawad ah ula dhaqantay, kuna dhawaaqay…
Waxa dhacay
Hal il · Caasimada Online
Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa si rasmi ah ugu soo jawaabtay Dowladda Federaalka Soomaaliya, iyadoo sheegtay in ay horey u xirtay safaaraddeedii Muqdisho isla markaana ay dalka kala baxday diblumaasiyiinteedii sababo la xiriira dhaqanka aan saaxiibtinimo.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Cidda ay saamaysayImaaraadka ayaa sidoo kale sheegay inay qadarin weyn u hayaan shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan jaaliyadaha iyo ganacsatada, isla markaana ay ka go’an tahay ilaalinta xiriirka diblumaasiyadeed iyo xiriirrada bulsho ee ka dhexeeya labada shacab.
- Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa bayaan ay soo saartay ku muujisay inay si adag uga xun tahay waxa ay ku tilmaantay “habka sii kordhaya ee aan saaxiibtinimada ahayn” ee ay dowladda Soomaaliya kula dhaqmayso Imaaraadka, iyadoo sheegtay in arrintaasi ay waxyeello u geysanayso xiriirka labada dal, ayna wiiqayso aasaaska iskaashiga ka dhexeeya.
- Wasaaradda Arrimaha Dibadda Imaaraadka ayaa sheegtay in ay muhiim tahay in go’aannada saameynta ku leh xiriirka labada dal lagu saleeyo danaha wadajirka ah, lagana fogaado in khilaafaadka siyaasadeed ee gudaha lagu saleeyo.
- Waxay sidoo kale ku eedeysay dowladda Soomaaliya inay Imaaraadka ku dhex darayso khilaafaadkeeda gudaha ee la xiriira awoodda, iyadoo ka digtay in arrintaasi ay si taban u saameyn karto danaha labada shacab ee walaalaha ah.
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee sababay go'aanka Imaaraadka ee ah in la xiro safaaraddiisa?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa si rasmi ah ugu soo jawaabtay Dowladda Federaalka Soomaaliya, iyadoo sheegtay in ay horey u xirtay safaaraddeedii Muqdisho isla markaana ay dalka kala baxday diblumaasiyiinteedii.
- Imaaraadka ayaa muujiyay in ay si adag uga xun tahay waxa ay ku tilmaantay “habka sii kordhaya ee aan saaxiibtinimada ahayn” ee ay dowladda Soomaaliya kula dhaqmayso Imaaraadka.
- Wasaaradda Arrimaha Dibadda Imaaraadka ayaa sheegtay in ay muhiim tahay in go’aannada saameynta ku leh xiriirka labada dal lagu saleeyo danaha wadajirka ah.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Abu Dhabi (Caasimada Online) – Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa si rasmi ah ugu soo jawaabtay Dowladda Federaalka Soomaaliya, iyadoo sheegtay in ay horey u xirtay safaaraddeedii Muqdisho isla markaana ay dalka kala baxday diblumaasiyiinteedii, kadib markii ay sheegtay in si xun oo cadaawad leh loola dhaqmay, laguna dhex daray loollanka siyaasadeed ee Soomaalida.
Imaaraadka ayaa sidoo kale sheegay inay qadarin weyn u hayaan shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan jaaliyadaha iyo ganacsatada, isla markaana ay ka go’an tahay ilaalinta xiriirka diblumaasiyadeed iyo xiriirrada bulsho ee ka dhexeeya labada shacab.
Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa bayaan ay soo saartay ku muujisay inay si adag uga xun tahay waxa ay ku tilmaantay “habka sii kordhaya ee aan saaxiibtinimada ahayn” ee ay dowladda Soomaaliya kula dhaqmayso Imaaraadka, iyadoo sheegtay in arrintaasi ay waxyeello u geysanayso xiriirka labada dal, ayna wiiqayso aasaaska iskaashiga ka dhexeeya.
Wasaaradda Arrimaha Dibadda Imaaraadka ayaa sheegtay in ay muhiim tahay in go’aannada saameynta ku leh xiriirka labada dal lagu saleeyo danaha wadajirka ah, lagana fogaado in khilaafaadka siyaasadeed ee gudaha lagu saleeyo.
Waxay sidoo kale ku eedeysay dowladda Soomaaliya inay Imaaraadka ku dhex darayso khilaafaadkeeda gudaha ee la xiriira awoodda, iyadoo ka digtay in arrintaasi ay si taban u saameyn karto danaha labada shacab ee walaalaha ah.
Wasaaradda ayaa xustay in Imaaraadku uu horey u xiray safaaraddiisa Muqdisho, isla markaana uu kala baxay howlgalkiisii diblumaasiyadeed bishii Janaayo 2026, iyadoo sabab uga dhigtay waxa ay ku tilmaantay dhaqammo aan saaxiibtinimo ahayn oo dowladda Soomaaliya kula dhaqantay safaaradda Imaaraadka iyo siyaasaddeeda.
Ugu dambeyntiina, Imaaraadka ayaa mar kale caddeeyay qaddarinta uu u hayo shacabka Soomaaliyeed iyo xiriirrada mideeya labada shacab, gaar ahaan muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku nool Imaaraadka iyo kuwa Imaaraadka ee ku nool Soomaaliya, isagoo sheegay inuu doonayo in xiriirradaas iyo danaha wadajirka ah la ilaaliyo lana xoojiyo.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa si rasmi ah ugu soo jawaabtay Dowladda Federaalka Soomaaliya, iyadoo sheegtay in ay horey u xirtay safaaraddeedii Muqdisho isla markaana ay dalka kala baxday diblumaasiyiinteedii sababo la xiriira dhaqanka aan saaxiibtinimo.
Qodobada muhiimka ah
- Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa si rasmi ah ugu soo jawaabtay Dowladda Federaalka Soomaaliya, iyadoo sheegtay in ay horey u xirtay safaaraddeedii Muqdisho isla markaana ay dalka kala baxday diblumaasiyiinteedii.
- Imaaraadka ayaa muujiyay in ay si adag uga xun tahay waxa ay ku tilmaantay “habka sii kordhaya ee aan saaxiibtinimada ahayn” ee ay dowladda Soomaaliya kula dhaqmayso Imaaraadka.
- Wasaaradda Arrimaha Dibadda Imaaraadka ayaa sheegtay in ay muhiim tahay in go’aannada saameynta ku leh xiriirka labada dal lagu saleeyo danaha wadajirka ah.
- Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa xustay in Imaaraadku uu horey u xiray safaaraddiisa Muqdisho, isla markaana uu kala baxay howlgalkiisii diblumaasiyadeed bishii Janaayo 2026.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaab ka timid dowladda Soomaaliya.
- Eedeymaha ku saabsan niyad-jabka Imaaraadka iyo tallaabooyinkiisa waxay ku saleysan yihiin bayaan rasmi ah.
- Wax xaqiijin madax-bannaan ah oo ku saabsan eedeymaha Imaaraadka lama bixin.
Gunaanadka akhristaha
Imaaraadka ayaa muujiyay walaac weyn oo ku saabsan xiriirka diblomaasiyadeed ee uu la leeyahay Soomaaliya, isagoo sheegay in ay jiraan dhaqamo aan saaxiibtinimo.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee sababay go'aanka Imaaraadka ee ah in la xiro safaaraddiisa?
- Sidee ayey khilaafka diblomaasiyadeed u saameyn doontaa xiriirka labada dal?
- Maxay yihiin tallaabooyinka, haddii ay jiraan, ee dowladda Soomaaliya ay qaadi doonto jawaab ahaan?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · imaaraadka · xun · cadaawad
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada