Jaamacadda Carabta oo ka digtay khatarta faragelinta Israa’iil ee Soomaaliya iyo Geeska Afrika
Qaahira, Masar — Jaamacadda Dalalka Carabta ayaa si adag uga digtay khatar ka dhalan karta faragelin milatari oo ay sameyso Isra’iil oo ku wajahan gobolka Geeska Afrika, gaar ahaan gobollada Waqooyi ee Soomaaliya. Axmed Abuu Al-Ghayt ayaa war-saxaafadeed uu soo saaray ku sheegay in weerarro iyo faragelin kasta oo milatari oo ka dhan ah […]

Jaamacadda Dalalka Carabta ayaa ka digtay khatarta faragelinta milatari ee Israa’iil ee Soomaaliya iyo Geeska Afrika.
Maxaa la shaaciyey
- Axmed Abuu Al-Ghayt ayaa sheegay in faragelin kasta oo milatari oo ka dhan ah Soomaaliya ay halis ku tahay amniga gobolka.
- War-saxaafadeedka ayaa lagu adkeeyay in falalka noocan ah ay wiiqi karaan madax-bannaanida dalalka iyo isku dheelitirka amni.
- Jaamacadda Dalalka Carabta ayaa xaqiijisay taageerada ay u hayso midnimada iyo xasilloonida Soomaaliya.
“Weerarro iyo faragelin kasta oo milatari oo ka dhan ah dal madax-bannaan Soomaaliya ay halis ku yihiin amniga iyo xasilloonida gobolka.”
Sababta ay muhiim u tahay: Akhristayaasha Soomaaliyeed waa inay ka warqabaan khataraha amni ee ka imaan kara faragelinta Israa’iil.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Asalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
Qaahira, Masar — Jaamacadda Dalalka Carabta ayaa si adag uga digtay khatar ka dhalan karta faragelin milatari oo ay sameyso Isra’iil oo ku wajahan gobolka Geeska Afrika, gaar ahaan gobollada Waqooyi ee Soomaaliya.
Axmed Abuu Al-Ghayt ayaa war-saxaafadeed uu soo saaray ku sheegay in weerarro iyo faragelin kasta oo milatari oo ka dhan ah dal madax-bannaan Soomaaliya ay halis ku yihiin amniga iyo xasilloonida gobolka, isla markaana ay carqaladeyn karaan nabadda Geeska Afrika iyo guud ahaan dunida Carabta.
War-saxaafadeedka ayaa lagu adkeeyay in falalka noocan ah ay wiiqi karaan madax-bannaanida dalalka iyo isku dheelitirka amni ee gobolka, isla markaana ay keeni karaan xiisado siyaasadeed iyo fowdo kusii fida gobolka intiisa kale.
Axmed Abuu Al-Ghayt ayaa sidoo kale hoosta ka xarriiqay muhiimadda ay leedahay ixtiraamka madax-bannaanida dalalka, ilaalinta midnimadooda, iyo u hoggaansanaanta shuruucda caalamiga ah.
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Shabelle Media
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan