Jubaland iyo WHO oo xoojinaya iskaashiga lagu ballaarinayo adeegyada caafimaadka
Waxa dhacay
60 ilbiriqsiJubaland iyo WHO ayaa xoojinaya iskaashigooda si loo ballaariyo adeegyada caafimaadka ee Kismaayo.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa soo dhaweeyay Wakiilka WHO, isaga oo muujiyay sida ay uga go’an tahay maamulka Jubaland in uu sii xoojiyo wada-shaqeynta hay’adda, gaar ahaan dadaallada lagu daboolayo baahiyaha caafimaad ee ka jira deegaannada Jubaland.
- Madaxweynaha ayaa sidoo kale xaqiijiyay diyaar-garowga maamulka ee ku aaddan taageeridda howlaha WHO, isaga oo carrabka ku adkeeyay in gargaarka bani’aadannimo uu si gaar ah diiradda u saaro dadka u baahan, lagana ilaaliyo faragelin siyaasadeed.
- Wadahadallada labada dhinac ayaa si gaar ah diiradda loogu saaray horumarinta adeegyada caafimaadka, kuwaas oo aan ku koobnayn oo keliya wax ka qabashada xaaladaha degdegga ah, balse sidoo kale ay ka mid yihiin ballaarinta adeegyada daryeelka caafimaadka aasaasiga ah, tayeynta Isbitaalka Guud ee Kismaayo iyo sidii adeegyada caafimaadka loogu dhoweyn lahaa bulshada ku nool deegaannada kala duwan.
- Waxaa sidoo kale laga hadlay taageeridda iyo tayeynta shaqaalaha caafimaadka dadweynaha ee heer degmo, si loo xoojiyo awoodda xarumaha caafimaadka iyo helitaanka adeegyo joogto ah oo bulshada loo fidiyo.
Sida ay sheegtay Shabelle Media
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin baahiyaha caafimaad ee gaarka ah ee la mudnaanta siinayo Jubaland?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Wakiilka Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO) ee Soomaaliya, Dr. Humphrey Karamagi, ayaa magaalada Kismaayo kulan kula yeeshay Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Jubaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam (Madoobe), iyaga oo ka wada hadlay xoojinta i
- Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa soo dhaweeyay Wakiilka WHO, isaga oo muujiyay sida ay uga go’an tahay maamulka Jubaland in uu sii xoojiyo wada-shaqeynta hay’adda, gaar ahaan dadaallada lagu daboolayo baahiyaha caafimaad ee ka jira deegaannada
- Wadahadallada labada dhinac ayaa si gaar ah diiradda loogu saaray horumarinta adeegyada caafimaadka, kuwaas oo aan ku koobnayn oo keliya wax ka qabashada xaaladaha degdegga ah, balse sidoo kale ay ka mid yihiin ballaarinta adeegyada daryeel
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Kismaayo – Wakiilka Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO) ee Soomaaliya, Dr. Humphrey Karamagi, ayaa magaalada Kismaayo kulan kula yeeshay Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Jubaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam (Madoobe), iyaga oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga dhinaca caafimaadka iyo ballaarinta adeegyada caafimaad ee bulshada.
Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa soo dhaweeyay Wakiilka WHO, isaga oo muujiyay sida ay uga go’an tahay maamulka Jubaland in uu sii xoojiyo wada-shaqeynta hay’adda, gaar ahaan dadaallada lagu daboolayo baahiyaha caafimaad ee ka jira deegaannada Jubaland.
Madaxweynaha ayaa sidoo kale xaqiijiyay diyaar-garowga maamulka ee ku aaddan taageeridda howlaha WHO, isaga oo carrabka ku adkeeyay in gargaarka bani’aadannimo uu si gaar ah diiradda u saaro dadka u baahan, lagana ilaaliyo faragelin siyaasadeed.
Wadahadallada labada dhinac ayaa si gaar ah diiradda loogu saaray horumarinta adeegyada caafimaadka, kuwaas oo aan ku koobnayn oo keliya wax ka qabashada xaaladaha degdegga ah, balse sidoo kale ay ka mid yihiin ballaarinta adeegyada daryeelka caafimaadka aasaasiga ah, tayeynta Isbitaalka Guud ee Kismaayo iyo sidii adeegyada caafimaadka loogu dhoweyn lahaa bulshada ku nool deegaannada kala duwan.
Waxaa sidoo kale laga hadlay taageeridda iyo tayeynta shaqaalaha caafimaadka dadweynaha ee heer degmo, si loo xoojiyo awoodda xarumaha caafimaadka iyo helitaanka adeegyo joogto ah oo bulshada loo fidiyo.
Dhankiisa, Dr. Humphrey Karamagi ayaa dib u xaqiijiyay ballanqaadka WHO ee ku aaddan sii wadista taageerada farsamo iyo wada-shaqeynta Wasaaradda Caafimaadka Jubaland, si loo horumariyo adeegyada caafimaadka loona helo xalal waara oo wax looga qabanayo baahiyaha caafimaad ee ka jira maamulkaas.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Jubaland iyo WHO ayaa xoojinaya iskaashigooda si loo ballaariyo adeegyada caafimaadka ee Kismaayo. Wakiilka WHO ayaa la kulmay Madaxweynaha Jubaland si ay uga wada hadlaan baahiyaha caafimaadka ee gobolka.
Qodobada muhiimka ah
- Wakiilka Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO) ee Soomaaliya, Dr. Humphrey Karamagi, ayaa magaalada Kismaayo kulan kula yeeshay Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Jubaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam (Madoobe), iyaga oo ka wada hadlay xoojinta i
- Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa soo dhaweeyay Wakiilka WHO, isaga oo muujiyay sida ay uga go’an tahay maamulka Jubaland in uu sii xoojiyo wada-shaqeynta hay’adda, gaar ahaan dadaallada lagu daboolayo baahiyaha caafimaad ee ka jira deegaannada
- Wadahadallada labada dhinac ayaa si gaar ah diiradda loogu saaray horumarinta adeegyada caafimaadka, kuwaas oo aan ku koobnayn oo keliya wax ka qabashada xaaladaha degdegga ah, balse sidoo kale ay ka mid yihiin ballaarinta adeegyada daryeel
- Dr. Humphrey Karamagi ayaa dib u xaqiijiyay ballanqaadka WHO ee ku aaddan sii wadista taageerada farsamo iyo wada-shaqeynta Wasaaradda Caafimaadka Jubaland.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha ka imaanaya dhinacyada kale ama dadka ku lug leh.
- Eedeymaha ku saabsan faahfaahinta baahiyaha caafimaadka iyo adeegyada waxay ku saleysan yihiin bayaanno ka yimid mas'uuliyiinta.
- Ma jiraan xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan wadahadalada ama ballanqaadyada la sameeyay.
Gunaanadka akhristaha
Kulanka ayaa muujinaya dadaallada socda ee lagu hagaajinayo adeegyada caafimaadka Jubaland iyada oo lala kaashanayo WHO.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin baahiyaha caafimaad ee gaarka ah ee la mudnaanta siinayo Jubaland?
- Sidee loo hirgelin doonaa iskaashiga u dhexeeya Jubaland iyo WHO?
- Waa maxay kheyraadka la siin doono si loo taageero hindisayaasha caafimaadkan?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Shabelle Media
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · caafimaadka · iskaashiga · who