Jubaland oo ka hortimid magacaabistii ay shalay sameysay DF
Waxa dhacay
60 ilbiriqsiJubaland ayaa si adag uga horyimid hannaanka loo marayo dhismaha Hay’adda Dakhliga Qaranka, iyadoo sheegtay in aan lagala tashan, isla markaana uusan waafaqsanayn sharciga iyo heshiisyada nidaamka federaalka.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Go’aan la gaarayGolaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shalay kulankoodii todobaadlaha ahaa ku magacaabay Faysal Maxamed Xaashi inuu noqdo Agaasimaha Guud ee Hay’adda Dakhliga Qaranka kadib soo jeedin ka timid Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.
- War-saxaafadeed ay Wasaaradda Maaliyadda iyo Horumarinta Dhaqaalaha Jubaland soo saartay ayay ku sheegtay inaysan qayb ka ahayn hannaanka loo maray dhismaha hay’adda, iyadoo caddeysay inay diiddan tahay magacaabista hoggaankeeda.
- “Wasaaradda Maaliyadda iyo Horumarinta Dhaqaalaha Dowladda Jubaland waxay caddeynaysaa in aysan qayb ka ahayn hannaanka loo maray dhismaha Hay’adda Dakhliga Qaranka, isla markaana aysan aqoonsanayn magacaabista hoggaanka Hay’addan, maadaama aysan ku dhisnayn sharciyad iyo heshiis waafaqsan nidaamka federaalka Soomaaliya,” ayaa lagu yiri war-saxaafadeedka.
- Jubaland waxay sidoo kale sheegtay in aan heshiis laga gaarin awoodaha maaliyadeed, maamulka iyo qaybsi-dakhliga, iyadoo ku dooday in arrimahaasi u baahan yihiin wada-tashi dhex mara Dowladda Federaalka iyo dowlad-goboleedyada.
Sida ay sheegtay Caasimada Online
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin heshiisyada sharciga ah ee Jubaland sheegtay in la jabiyay?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Jubaland ayaa ka hortimid hannaanka loo marayo dhismaha Hay’adda Dakhliga Qaranka, isagoo sheegay in aan lagala tashan, isla markaana uusan waafaqsanayn sharciga iyo heshiisyada nidaamka federaalka Soomaaliya.
- Wasaaradda Maaliyadda iyo Horumarinta Dhaqaalaha Dowladda Jubaland waxay caddeynaysaa in aysan aqoonsanayn magacaabista hoggaanka Hay’addan.
- Jubaland ayaa hakisay wada-shaqeyntii maaliyadeed ee Dowladda Federaalka, iyadoo shardi ka dhigtay in dib loogu laabto wada-tashi ku dhisan is-afgarad iyo wada-ogolaansho.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Kismaayo (Caasimada Online) – Dowlad-goboleedka Jubaland ayaa si adag uga horyimid hannaanka loo marayo dhismaha Hay’adda Dakhliga Qaranka, isagoo sheegay in aan lagala tashan, isla markaana uusan waafaqsanayn sharciga iyo heshiisyada nidaamka federaalka Soomaaliya.
War-saxaafadeed ay Wasaaradda Maaliyadda iyo Horumarinta Dhaqaalaha Jubaland soo saartay ayay ku sheegtay inaysan qayb ka ahayn hannaanka loo maray dhismaha hay’adda, iyadoo caddeysay inay diiddan tahay magacaabista hoggaankeeda.
“Wasaaradda Maaliyadda iyo Horumarinta Dhaqaalaha Dowladda Jubaland waxay caddeynaysaa in aysan qayb ka ahayn hannaanka loo maray dhismaha Hay’adda Dakhliga Qaranka, isla markaana aysan aqoonsanayn magacaabista hoggaanka Hay’addan, maadaama aysan ku dhisnayn sharciyad iyo heshiis waafaqsan nidaamka federaalka Soomaaliya,” ayaa lagu yiri war-saxaafadeedka.
Jubaland waxay sidoo kale sheegtay in aan heshiis laga gaarin awoodaha maaliyadeed, maamulka iyo qaybsi-dakhliga, iyadoo ku dooday in arrimahaasi u baahan yihiin wada-tashi dhex mara Dowladda Federaalka iyo dowlad-goboleedyada.
“Wasaaraddu waxay si cad uga soo horjeeddaa hannaanka loo maray dhismaha Hay’addan, iyadoo aan heshiis laga gaarin awoodaha maaliyadeed, maamulka iyo qaybsi dakhliga. Hannaankan ayaa baal marsan mabaadi’da wada-shaqeynta federaalka, wuxuuna dhaawac ku yahay dadaalladii dib-u-habeynta maaliyadda iyo mideynta nidaamka canshuuraha dalka,” ayaa lagu yiri war-saxaafadeedka Wasaaradda Maaliyadda Jubaland.
Wasaaraddu waxay sidoo kale Dowladda Federaalka ku eedeysay inay fashilisay hannaankii dib-u-habaynta maaliyadda Soomaaliya, iyadoo xustay kaalinta ay bahwadaagta caalamiga ah ku lahaayeen dadaalladaas, gaar ahaan Bangiga Adduunka.
“Wasaaraddu waxay sidoo kale caddeynaysaa in Dowladda Federaalka ay fashilisay hannaankii dib-u-habeynta maaliyadda Soomaaliya, kaas oo waqti, khibrad iyo dhaqaale badan ay geliyeen bahwadaagta caalamiga ah, gaar ahaan Bangiga Adduunka,” ayaa lagu yiri war-saxaafadeedka.
Jubaland ayaa ugu dambeyn sheegtay inay hakisay wada-shaqeyntii maaliyadeed ee Dowladda Federaalka, iyadoo shardi ka dhigtay in dib loogu laabto wada-tashi ku dhisan is-afgarad iyo wada-ogolaansho.
“Sababahaas awgood, Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Jubaland waxay hakisay dhammaan wada-shaqeyntii maaliyadeed ee Dowladda Federaalka, ilaa dib loogu laabanayo wada-tashi ku dhisan is-afgarad iyo wada-ogolaansho, lagana gaarayo heshiis loo dhan yahay oo ku saabsan maamulka iyo qaybsi dakhliga,” ayay wasaaraddu ku soo gabagabeysay qoraalkeeda.
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shalay kulankoodii todobaadlaha ahaa ku magacaabay Faysal Maxamed Xaashi inuu noqdo Agaasimaha Guud ee Hay’adda Dakhliga Qaranka kadib soo jeedin ka timid Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.
Faysal Maxamed Xaashi oo hada ah Agaasimaha guud ee Dakhliga Wasaaradda Maaliyadda ayaa tan iyo 2023-kii waxa uu shaqooyin muhiim ah ka soo qabtay arrimaha Dakhliga oo ay qeyb ka aheyd dib-u-habeynta iyo casriyeynta ilaha dakhliga.
Sidoo kale, Faysal ayaa ah khabiir ku takhasusay maamulka maaliyadda guud, siyaasadda dhaqaalaha iyo kobcinta dakhliga gudaha, isagoo in ka badan 12 sano oo waayo-aragnimo shaqo ah u leh arrimaha dhaqaalaha. Waxa uu sidoo kale door muhiim ah ka qaatay hirgelinta qorshayaasha kobcinta dakhliga iyo horumarinta nidaamka sharciyeed ee hay’adda dakhliga qsranka, sida ay sheegtay xukuumadda.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Jubaland ayaa si adag uga horyimid hannaanka loo marayo dhismaha Hay’adda Dakhliga Qaranka, iyadoo sheegtay in aan lagala tashan, isla markaana uusan waafaqsanayn sharciga iyo heshiisyada nidaamka federaalka. Wasaaradda Maaliyadda Jubaland ayaa sheegtay inaysan aqoonsanayn magacaabista hoggaanka hay’adda.
Qodobada muhiimka ah
- Jubaland ayaa ka hortimid hannaanka loo marayo dhismaha Hay’adda Dakhliga Qaranka, isagoo sheegay in aan lagala tashan, isla markaana uusan waafaqsanayn sharciga iyo heshiisyada nidaamka federaalka Soomaaliya.
- Wasaaradda Maaliyadda iyo Horumarinta Dhaqaalaha Dowladda Jubaland waxay caddeynaysaa in aysan aqoonsanayn magacaabista hoggaanka Hay’addan.
- Jubaland ayaa hakisay wada-shaqeyntii maaliyadeed ee Dowladda Federaalka, iyadoo shardi ka dhigtay in dib loogu laabto wada-tashi ku dhisan is-afgarad iyo wada-ogolaansho.
- Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shalay kulankoodii todobaadlaha ahaa ku magacaabay Faysal Maxamed Xaashi inuu noqdo Agaasimaha Guud ee Hay’adda Dakhliga Qaranka.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku wuxuu si weyn u muujinayaa aragtida Jubaland iyada oo aan la helin jawaabaha Dowladda Federaalka.
- Eedeymaha ku saabsan in aan la tashan iyo waafaqsanaanta sharciga waxaa lagu sheegay hadallada Jubaland.
- Maqaalku ma bixinayo xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan eedeymaha la soo bandhigay.
Gunaanadka akhristaha
Diidmada Jubaland ee dhismaha Hay’adda Dakhliga Qaranka waxay muujinaysaa xiisadaha socda ee u dhexeeya maamul goboleedyada iyo dowladda federaalka.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin heshiisyada sharciga ah ee Jubaland sheegtay in la jabiyay?
- Sidee ayey hakinta wada-shaqeynta maaliyadeed u saameyn doontaa mashaariicda socda?
- Maxay yihiin qorshayaasha Dowladda Federaalka ee ka jawaabaya diidmada Jubaland?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · jubaland · sameysay · magacaabistii