Warbixin Soomaali iyo caalami ah
Somali National TVgeneral

Kulan looga hadlay xoojinta amniga ayaa lagu qabtay magaalada Baydhabo

Hoggaamiyaha Kumeel-gaarka ah ee Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji,ayaa kulan la qaatay Kaaliyaha Taliska Guud ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Jeneraal Maadeey Nuureey Sheekh Ufurow, oo uu wehliyo Taliyaha cusub ee Qeybta 60-aad ee Ciidanka Dhulka XDS, Korneyl Isaaq Bardaale. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray dardargelinta howlgalada ka dhanka ah nabad-d

SO
Kulan looga hadlay xoojinta amniga ayaa lagu qabtay magaalada Baydhabo
Sawir / xog muuqaal ah · Somali National TV

Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji ayaa kulan la qaatay Jeneraal Maadeey Nuureey Sheekh Ufurow iyo Korneyl Isaaq Bardaale si loo xoojiyo amniga magaalada Baydhabo.

Maxaa la shaaciyey

  1. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray dardargelinta howlgalada ka dhanka ah nabad-diidka.
  2. Waxaa la falanqeeyay sidii loo xoojin lahaa wada shaqeynta laamaha amniga iyo maamulka.
  3. Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa maalmihii u dambeeyay howlgallo lagu baacsanayo khawaarijta.

Kulanka ayaa diiradda lagu saaray dardargelinta howlgalada ka dhanka ah nabad-diidka.

Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji, Jeneraal Maadeey Nuureey Sheekh Ufurow, Korneyl Isaaq Bardaale
Baydhabo
2026-05-23

Sababta ay muhiim u tahay: Akhristayaasha Soomaaliyeed waxay u baahan yihiin inay ogaadaan dadaallada lagu xoojinayo amniga Baydhabo.

Soo koobiddu miyaa kuu adeegtay?

Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali

Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin

Isha asalka ah

Asalka

Qoraalka asalka ah

Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.

Somali National TV

Hoggaamiyaha Kumeel-gaarka ah ee Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji,ayaa kulan la qaatay Kaaliyaha Taliska Guud ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Jeneraal Maadeey Nuureey Sheekh Ufurow, oo uu wehliyo Taliyaha cusub ee Qeybta 60-aad ee Ciidanka Dhulka XDS, Korneyl Isaaq Bardaale.

Kulanka ayaa diiradda lagu saaray dardargelinta howlgalada ka dhanka ah nabad-diidka iyo adkeynta amniga magaalada Baydhabo. Sidoo kale, waxaa lagu falanqeeyay sidii loo xoojin lahaa wada shaqeynta laamaha amniga iyo maamulka si loo xaqiijiyo xasilloonida guud ee deegaanada Koonfur Galbeed.

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa maalmihii u dambeeyay howlgallo lagu baacsanayo khawaarijta ka waday deegaano ka tirsan maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Isha: Somali National TV. Akhri asalka.
Isha warka

Sababta sheekadan loo muujiyey

Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.

Waxa tani ka dhigan tahay
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
Tirada ilaha
1
Ilaha la adeegsaday
Somali National TV
Isku dhafka luqadaha
Soomaali
Xaaladda turjumaadda
Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
Soo koobid AI
AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday
somaliageneralkulanhadlaymagaalada
Qoraal akhriste: Had iyo jeer eeg warbixinnada asalka ah ee la xiriiriyey si aad u hesho macnaha buuxa.