Warbixin Soomaali iyo caalami ah
Caasimada Onlinegeneral

Lafta-gareen oo si adag uga hadlay doorashada K/Galbeed, farriina u diray beesha caalamka

Nairobi (Caasimada Online) – Cabdicasiis Lafta-gareen oo weli ku doodaya inuu yahay madaxweynaha sharciga ah ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa si adag uga horyimid doorashooyinka Dowladda Federaalka ay ka waddo deegaanada maamulkaas. Lafta-gareen ayaa doorashooyinka ka dhacay maamulka ku tilmaamay kuwo aan sharciyad lahayn, isagoo sheegay in maamulku leeyahay madaxweyne si dastuur ah loo doortay, [

SO
Lafta-gareen oo si adag uga hadlay doorashada K/Galbeed, farriina u diray beesha caalamka
Sawir / xog muuqaal ah · Caasimada Online

Cabdicasiis Lafta-gareen ayaa si adag uga horyimid doorashooyinka Dowladda Federaalka ee Koonfur Galbeed, isagoo ku tilmaamay kuwo aan sharciyad lahayn.

Maxaa la shaaciyey

  1. Lafta-gareen wuxuu sheegay in maamulka Koonfur Galbeed uu leeyahay madaxweyne si dastuur ah loo doortay.
  2. Dowladda Federaalka ayaa 10-kii bishan doorashooyin ka qabatay 13 degmo oo ka tirsan gobollada Shabeellaha Hoose, Baay iyo Bakool.
  3. Lafta-gareen wuxuu ka digay falalka ciidamada Dowladda Federaalka ee ku xadgudbaya shacabka rayidka ah.

Macnaha guud

Lafta-gareen wuxuu ka hadlay doorashooyin lagu qabtay Koonfur Galbeed oo uu ku tilmaamay kuwo aan waafaqsaneyn dastuurka.

“Cid kasta oo isku dayaysa inay qabato doorasho ama dhisto maamul aan waafaqsaneyn dastuurka iyo shuruucda dalka waxay ku xadgudbeysaa nidaamka federaalka, midnimada shacabka iyo xasilloonida siyaasadeed ee dalka.”

Cabdicasiis Lafta-gareen, Madaxweynaha Koonfur Galbeed
Koonfur Galbeed
2026-05-14

Sababta ay muhiim u tahay: Akhristayaasha Soomaaliyeed waxay u baahan yihiin inay fahmaan khilaafka siyaasadeed ee ka jira Koonfur Galbeed iyo sida ay doorashooyinku u saameyn karaan xasilloonida dalka.

Soo koobiddu miyaa kuu adeegtay?

Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali

Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin

Isha asalka ah

Asalka

Qoraalka asalka ah

Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.

Caasimada Online

Nairobi (Caasimada Online) – Cabdicasiis Lafta-gareen oo weli ku doodaya inuu yahay madaxweynaha sharciga ah ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa si adag uga horyimid doorashooyinka Dowladda Federaalka ay ka waddo deegaanada maamulkaas.

Lafta-gareen ayaa doorashooyinka ka dhacay maamulka ku tilmaamay kuwo aan sharciyad lahayn, isagoo sheegay in maamulku leeyahay madaxweyne si dastuur ah loo doortay, goleyaal dowladeed iyo hay’ado sharci ah oo u xil saaran maamulka iyo hoggaaminta dowladda.

“Cid kasta oo isku dayaysa inay qabato doorasho ama dhisto maamul aan waafaqsaneyn dastuurka iyo shuruucda dalka waxay ku xadgudbeysaa nidaamka federaalka, midnimada shacabka iyo xasilloonida siyaasadeed ee dalka,” ayuu yiri Lafta-gareen.

Sidoo kale, wuxuu si adag uga digay falal iyo xadgudubyo uu sheegay inay ciidamada Dowladda Federaalka, oo si sharci-darro ah ugu soo galay deegaanada Koonfur Galbeed, ku hayaan shacabka rayidka ah.

Isha: Caasimada Online. Akhri asalka.
Isha warka

Sababta sheekadan loo muujiyey

Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.

Waxa tani ka dhigan tahay
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
Tirada ilaha
1
Ilaha la adeegsaday
Caasimada Online
Isku dhafka luqadaha
Soomaali
Xaaladda turjumaadda
Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
Kalsooni
Lama qiimeeyo; kalsoonidu waxay khusaysaa isbarbardhigyo ilo badan leh
Soo koobid AI
AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday
somaliageneralgareenlaftauga
Qoraal akhriste: Had iyo jeer eeg warbixinnada asalka ah ee la xiriiriyey si aad u hesho macnaha buuxa.