Luqadda akhriska
Waxaad akhrinaysaa qoraalka Soomaaliga.
Maareeyaha Dekedda Muqdisho oo kula la qaatay Duqa Magaalada Seattle ee dalka Mareykanka
Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho Mudane Amb. Maxamed Cali Nuur Ameeriko, ayaa kulan wax ku ool ah kula yeeshay xafiiskeeda Duqa Magaalada Seattle ee dalka Mareykanka, Mayor Katie B. Wilson, kaas oo diiradda lagu saaray arrimo badan oo dan wadaag ah iyo sidii loo xoojin lahaa iskaashi dhexmara labada dhinac. Maareeyaha Guud ee Dekadda Muqdisho, […]

Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Asalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho Mudane Amb. Maxamed Cali Nuur Ameeriko, ayaa kulan wax ku ool ah kula yeeshay xafiiskeeda Duqa Magaalada Seattle ee dalka Mareykanka, Mayor Katie B. Wilson, kaas oo diiradda lagu saaray arrimo badan oo dan wadaag ah iyo sidii loo xoojin lahaa iskaashi dhexmara labada dhinac.
Maareeyaha Guud ee Dekadda Muqdisho, ayaa uga mahadceliyey Duqa magaalada hoggaankeeda iyo taageerada joogtada ah ee ay siiso bulshooyinka Bariga Afrika oo Soomaalida ay qeyb ka tahay. Sidoo kale Maareeyaha ayaa uga mahadceliyey soo dhoweyntii diirranayd ee loo sameeyey, isaga oo muujiyey rajada ah in iskaashiga iyo xiriirka labada dhinac uu sii xoojismo, si loo gaaro himilooyinka iyo danaha la wadaago.
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Somali National TV
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
La socodsii
Warka ku hel sanduuqaaga. Macluumaad muhiim ah oo kaliya.