Warbixin Soomaali iyo caalami ah
Horseed Mediageneral

Madaxa WHO oo sheegay in cudurka Ebola u dhinteen 220 qof

Agaasimaha guud ee Hay'adda Caafimaadka Adduunka (WHO) ayaa sheegay in 220 qof ay u dhinteen cudurka Ebola ee hadda ka dilaacay DRC.

SO
Madaxa WHO oo sheegay in cudurka Ebola u dhinteen 220 qof
Sawir / xog muuqaal ah · Horseed Media
Loading enhanced story summary...

Warbixin Soomaali asal ah

Isha asalka ah

Asalka

Qoraalka asalka ah

Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.

Horseed Media

Agaasimaha guud ee Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO) ayaa sheegay in 220 qof ay u dhinteen cudurka Ebola ee hadda ka dilaacay DRC.

“Waxaan si degdeg ah u kordhinaynaa hawlgallada, laakiin xilligan cudurkan faafa ayaa si xawli ah u fidaya,” ayuu yiri Tedros ⁠Adhanom Ghebreyesus Isniintii, isagoo intaa ku daray in waddamada deriska la ah Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo (DRC) ay tahay inay qaadaan tallaabo degdeg ah.

Isniintii, Uganda ayaa soo warisay laba kiis oo kale oo Ebola ah, taasoo tirada guud ee kiisaska la xaqiijiyay ee dalkaas ka dhigaysa toddobo.

Ebola waa cudur fayras ah oo ku faafa taabashada tooska ah ee dareerayaasha jirka. Waxay sababi kartaa dhiigbax daran iyo xanuuno kale, oo keena dhimasho.

Isha: Horseed Media. Akhri asalka.
Isha warka

Sababta sheekadan loo muujiyey

Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.

Waxa tani ka dhigan tahay
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
Tirada ilaha
1
Ilaha la adeegsaday
Horseed Media
Isku dhafka luqadaha
Soomaali
Xaaladda turjumaadda
Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
Soo koobid AI
AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday
somaliageneralebolawho220
Qoraal akhriste: Had iyo jeer eeg warbixinnada asalka ah ee la xiriiriyey si aad u hesho macnaha buuxa.