Warbixin Soomaali iyo caalami ah
Shabelle Mediageneral

Madaxweynaha Kenya oo ka Hadlay Khilaafka Siyaasadeed ee Soomaaliya

Nairobi – Madaxweyne William Ruto ayaa sharraxay sababta uu u xiran yahay xuduudka Kenya iyo Soomaaliya 15 sano kaddib markii la xiray, inkastoo uu horay uga ballanqaaday in dib loo furo bisha Abriil ee sannadkan. Ruto oo wareysi siinayay Telefishinka France 24 oo uu ka qeyb galayay shir madaxeedka Horyaalada Afrika oo ka dhacay […]

SO
Madaxweynaha Kenya oo ka Hadlay Khilaafka Siyaasadeed ee Soomaaliya
Sawir / xog muuqaal ah · Shabelle Media

Madaxweyne William Ruto ayaa sharraxay sababta xuduudka Kenya iyo Soomaaliya u xiran yahay 15 sano kaddib markii la xiray.

Maxaa la shaaciyey

  1. Ruto ayaa sheegay in qorshaha dib u furista xuduudka uu carqaladeeyay xasilooni darada Soomaaliya.
  2. Iska horimaadyada u dhexeeya ciidamada Qaranka Soomaaliya iyo kuwa maamul goboleedyada ayaa sii kordhay.
  3. Xaaladda xuduudka Mandheera ayaa weli ah mid kacsan, iyadoo dadka deegaanka ay marar badan ka soo warrameen falal ammaan darro.

Macnaha guud

Madaxweyne Ruto ayaa ka hadlay khilaafka siyaasadeed ee Soomaaliya iyo saameynta uu ku leeyahay xuduudka Kenya.

“Si wanaagsan ayaan u soconay ilaa uu ka dhacay khilaaf weyn oo u dhexeeya dowladda Muqdisho iyo dowlad goboleedyada.”

Madaxweyne William Ruto
Nairobi
2026-05-14

Sababta ay muhiim u tahay: Akhristayaasha Soomaaliyeed waxay u baahan yihiin inay fahmaan saameynta khilaafka siyaasadeed ee Soomaaliya ku leeyahay ammaanka iyo ganacsiga gobolka.

Soo koobiddu miyaa kuu adeegtay?

Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali

Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin

Isha asalka ah

Asalka

Qoraalka asalka ah

Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.

Shabelle Media

Nairobi – Madaxweyne William Ruto ayaa sharraxay sababta uu u xiran yahay xuduudka Kenya iyo Soomaaliya 15 sano kaddib markii la xiray, inkastoo uu horay uga ballanqaaday in dib loo furo bisha Abriil ee sannadkan.

Ruto oo wareysi siinayay Telefishinka France 24 oo uu ka qeyb galayay shir madaxeedka Horyaalada Afrika oo ka dhacay magaalada Nairobi ayaa sheegay in qorshaha dib u furista uu carqaladeeyay xasilooni darada kasoo cusboonaatay gudaha Soomaaliya.

Waxa uu xusay in markii hore horumar laga sameeyay dowladda federaalka Soomaaliya, balse uu cirka isku sii shareeray khilaafka u dhaxeeya Muqdisho iyo dowlad goboleedyada, taasi oo meesha ka saartay qaabkii loo wada shaqeyn lahaa.

“Si wanaagsan ayaan u soconay ilaa uu ka dhacay khilaaf weyn oo u dhexeeya dowladda Muqdisho iyo dowlad goboleedyada,” ayuu yiri Ruto, isagoo tilmaamaya inay sii kordhayaan iskahorimaadyada ay ku lug leeyihiin ciidamada Qaranka Soomaaliya (SNA) iyo kuwa maamul goboleedyada.

Isha: Shabelle Media. Akhri asalka.
Isha warka

Sababta sheekadan loo muujiyey

Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.

Waxa tani ka dhigan tahay
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
Tirada ilaha
1
Ilaha la adeegsaday
Shabelle Media
Isku dhafka luqadaha
Soomaali
Xaaladda turjumaadda
Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
Kalsooni
Lama qiimeeyo; kalsoonidu waxay khusaysaa isbarbardhigyo ilo badan leh
Soo koobid AI
AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday
somaliageneralkenyasoomaaliyahadlay
Qoraal akhriste: Had iyo jeer eeg warbixinnada asalka ah ee la xiriiriyey si aad u hesho macnaha buuxa.