Madaxweyne Cali Guudlaawe oo tallaabo cusub u qaaday gobolka Hiiraan
Waxa dhacay
60 ilbiriqsiMadaxweyne Cali Guudlaawe ayaa tallaabo cusub u qaaday gobolka Hiiraan isagoo magacaabay maamul cusub, oo ay ku jirto Cabdullaahi Barre Cilmi oo noqday guddoomiyaha cusub.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Go’aan la gaarayCali Guudlaawe ayaa Mudane Cabdullaahi Barre Cilmi u magacaabay inuu noqdo guddoomiyaha cusub ee gobolka Hiiraan, isaga oo la filayo inuu wax ka qabto xaaladda gobolka, gaar ahaan xiisadda ka taagan magaalada Beledweyne.
- Barre ayaa ah Gaashaanle Sare oo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, wuxuuna kamid ahaa saraakiishii uu shalay dalacsiiyay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.
- Ujeedka magacaabista ayaa lagu sheegay inay qayb ka tahay dadaallada lagu dardargelinayo howlaha maamulka, iyadoo guddoomiyaha cusub la faray inuu guto waajibaadka loo igmaday.
- Gaashaanle Sare Cabdullaahi Barre Cilmi ayaa beddalaya Muuse Salaad Wehliye oo dhawaan uun iska casilay xilka guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan, sababo la xiriirta kala aragti duwanaansho soo kala dhex gashay isaga iyo madaxda HirShabelle oo ku saabsan habka iyo jihada loo wajahayo xalinta tabashada ay qabaan bulshada reer Hiiraan.
Sida ay sheegtay Caasimada Online
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee guddoomiyaha cusub qaadi doono si uu wax uga qabto dhibaatooyinka Hiiraan?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Madaxweyne Cali Guudlaawe ayaa magacaabay maamul cusub oo gobolka Hiiraan.
- Mudane Cabdullaahi Barre Cilmi ayaa u magacaabay inuu noqdo guddoomiyaha cusub ee gobolka Hiiraan.
- Ujeedka magacaabista ayaa lagu sheegay inay qayb ka tahay dadaallada lagu dardargelinayo howlaha maamulka.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Jowhar (Caasimada Online) – Madaxweynaha Dowlad-goboleedka HirShabelle, Mudane Cali Cabdulllahi Xuseen (Guudlaawe) ayaa caawa tallaabo cusub u qaaday gobolka Hiiraan, isaga oo u magacaabay maamul cusub, kadib wareegto uu goordhow soo saaray.
Cali Guudlaawe ayaa Mudane Cabdullaahi Barre Cilmi u magacaabay inuu noqdo guddoomiyaha cusub ee gobolka Hiiraan, isaga oo la filayo inuu wax ka qabto xaaladda gobolka, gaar ahaan xiisadda ka taagan magaalada Beledweyne.
Barre ayaa ah Gaashaanle Sare oo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, wuxuuna kamid ahaa saraakiishii uu shalay dalacsiiyay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.
Ujeedka magacaabista ayaa lagu sheegay inay qayb ka tahay dadaallada lagu dardargelinayo howlaha maamulka, iyadoo guddoomiyaha cusub la faray inuu guto waajibaadka loo igmaday.
Gaashaanle Sare Cabdullaahi Barre Cilmi ayaa beddalaya Muuse Salaad Wehliye oo dhawaan uun iska casilay xilka guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan, sababo la xiriirta kala aragti duwanaansho soo kala dhex gashay isaga iyo madaxda HirShabelle oo ku saabsan habka iyo jihada loo wajahayo xalinta tabashada ay qabaan bulshada reer Hiiraan.
Sidoo kale, wuxuu is-casilaaddiisa kadib ku biiray dhaq-dhaqaaqyada ka socda Beledweyne ee lagu diidan yahay dib u doorashada Madaxweyne Cali Cabdullahi Xuseen (Guudlaawe), kuwaas oo ay hoggaaminayaan Ugaaska Beesha Xawaadle, Ugaas Yuusuf Ugaas Xasan Ugaas Khaliif iyo taliyihii hore ee Hay’adda NISA, Mudane Cabdullahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe).
Si kastaba, tallaabada cusub ee uu qaaday Madaxweynaha HirShabelle ayaa kusoo aadeysa, xilli ay cirka isku sii shareereyso xiisadda ka taaganHiiraan, lamana oga sida ay wax noqon doonaan.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Madaxweyne Cali Guudlaawe ayaa tallaabo cusub u qaaday gobolka Hiiraan isagoo magacaabay maamul cusub, oo ay ku jirto Cabdullaahi Barre Cilmi oo noqday guddoomiyaha cusub.
Qodobada muhiimka ah
- Madaxweyne Cali Guudlaawe ayaa magacaabay maamul cusub oo gobolka Hiiraan.
- Mudane Cabdullaahi Barre Cilmi ayaa u magacaabay inuu noqdo guddoomiyaha cusub ee gobolka Hiiraan.
- Ujeedka magacaabista ayaa lagu sheegay inay qayb ka tahay dadaallada lagu dardargelinayo howlaha maamulka.
- Gaashaanle Sare Cabdullaahi Barre Cilmi ayaa beddalaya Muuse Salaad Wehliye oo dhawaan uun iska casilay xilka guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan eedeymaha la soo bandhigay.
- Ma jiraan wax jawaab ah oo ka timid guddoomiyihii hore oo ku saabsan is-casilaaddiisa.
- Maqaalku ma soo bandhigayaa aragtiyo ka yimid dhinacyada kale ee siyaasadda.
Gunaanadka akhristaha
Magacaabista guddoomiyaha cusub ee Hiiraan waxay muujinaysaa isbeddelada siyaasadeed ee socda gobolka.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee guddoomiyaha cusub qaadi doono si uu wax uga qabto dhibaatooyinka Hiiraan?
- Sidee bay xiisadaha siyaasadeed ee Beledweyne u saameyn doonaan maamulka cusub?
- Maxay yihiin cawaaqibka ka dhalanaya is-casilaadda guddoomiyihii hore ee maamulka gobolka?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · qaaday · tallaabo · cusub
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada- Axmed Madoobe oo magacaabay madaxweyne ku-xigeenka 2-aad ee Jubaland
Puntland Post
- Sheekh Aadan Madoobe oo xarigga ka jaray warshad soo saarta ogsijiinta caafimaadka oo laga hirgeliyey Baraawe
Shabelle Media
- Beesha Makane oo ku biirtay mucaaradka sii kordhaya ee maamulka Hirshabelle ee gobolka Hiiraan
Hiiraan Online