Warbixin Soomaali iyo caalami ah
Puntland Postgeneral

Madaxweyne Deni oo ka hadlay shirkii fashilmay ee Xalane

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa caawa ka hadlay shirkii natiijo la’aanta ku soo dhammaaday ee dhexmaray Golaha Mustaqbalka iyo… Sii akhri

SO
Madaxweyne Deni oo ka hadlay shirkii fashilmay ee Xalane
Sawir / xog muuqaal ah · Puntland Post

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka hadlay shirkii fashilmay ee dhexmaray Golaha Mustaqbalka iyo Madaxweyne Xasan Sheekh.

Maxaa la shaaciyey

  1. Madaxweyne Deni ayaa sheegay in Golaha Mustaqbalka ay wax badan ka tanaasuleen.
  2. Safiirada Mareykanka iyo Ingiriiska ayaa shirka ka baxay markii ay arkeen in aan wax natiijo ah ka soo baxayn.
  3. Deni wuxuu ku eedeeyay madaxweyne Xasan Sheekh inuu yahay nin dalka burbur u horseedayo.

Macnaha guud

Shirkan ayaa la qabtay si loo xaliyo khilaafaadka siyaasadeed ee ka dhex jira Puntland iyo dowladda dhexe.

Madaxweyne Deni ayaa sheegay in Golaha Mustaqbalka ay wax badan ka tanaasuleen.

Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni
Hotel Jazeera, Muqdisho
2026-05-15

Sababta ay muhiim u tahay: Akhristayaasha Soomaaliyeed waxay u baahan yihiin inay ogaadaan xaaladda siyaasadeed ee Puntland iyo doorka madaxweyne Deni.

Soo koobiddu miyaa kuu adeegtay?

Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali

Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin

Isha asalka ah

Asalka

Qoraalka asalka ah

Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.

Puntland Post

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa caawa ka hadlay shirkii natiijo la’aanta ku soo dhammaaday ee dhexmaray Golaha Mustaqbalka iyo Madaxweyne Xasan Sheekh, kaas oo ay garwadeen ka ahayd Beesha Caalamka, gaar ahaan Mareykanka iyo Ingiriiska.

Madaxweyne Deni ayaa sheegay in Golaha Mustaqbalka ay wax badan ka tanaasuleen, hase ahaatee dhanka madaxweyne Xasan Sheekh ay wax walba ka socon waayeen.

Wuxuu xusay in safiirada Mareykanka iyo Ingiriiska ay maanta shirka oo socda isaga baxeen, markii ay arkeen in aan wax natiijo ah ka soo baxayn .

Madaxweynaha Puntland wuxuu ku eedeeyay madaxweyne Xasan Sheekh nin dalka burbur u horseedayo oo ay tahay in gacanta laga qabto.

Isha: Puntland Post. Akhri asalka.
Isha warka

Sababta sheekadan loo muujiyey

Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.

Waxa tani ka dhigan tahay
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
Tirada ilaha
1
Ilaha la adeegsaday
Puntland Post
Isku dhafka luqadaha
Soomaali
Xaaladda turjumaadda
Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
Soo koobid AI
AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday
somaliageneralhadlaydenishirkii
Qoraal akhriste: Had iyo jeer eeg warbixinnada asalka ah ee la xiriiriyey si aad u hesho macnaha buuxa.