Luqadda akhriska
Waxaad akhrinaysaa qoraalka Soomaaliga.
Mashruuc oo ka hadlay iska hor-imaadkii ka dhacay kantaroolka bari ee Garoowe
Siyaasi Maxamuud Axmed Mashruuc ayaa ku eedeeyay madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni in uu mas’uul ka ahaa iska hor-imaadkii shalay… Sii akhri
Siyaasi Maxamuud Axmed Mashruuc ayaa madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni ku eedeeyay mas'uuliyadda iska hor-imaadkii ka dhacay kantaroolka bari ee Garoowe.
Maxaa la shaaciyey
- Mashruuc wuxuu sheegay in ciidamo ka tirsan ilaaladiisa gaarka ah ay jidgooyo u dhigeen ciidamo ka amar qaata madaxweyne Deni.
- Iska hor-imaadkan ayaa sababay dhaawacyo nafeed iyo khasaare kale.
- Mashruuc wuxuu ugu baaqay waxgaradka Puntland in ay ka hortagaan colaad sokeeye.
Macnaha guud
Xaaladdan ayaa timid iyadoo golaha wasiirada Puntland uu amray in aan gobollada lagu gudbin ciidamo ka amar qaata dowladda federaalka Soomaaliya.
“wuxuu ugu baaqay waxgaradka Puntland in ay si dhow ula socdaan xaaladdan soo korortay.”
Sababta ay muhiim u tahay: Akhristayaasha Soomaaliyeed waxay u baahan yihiin in ay ogaadaan khatarta colaad sokeeye oo ka dhalan karta iska hor-imaadkan.

Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Asalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
Siyaasi Maxamuud Axmed Mashruuc ayaa ku eedeeyay madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni in uu mas’uul ka ahaa iska hor-imaadkii shalay galinkii dambe ka dhacay kantaroolka bari ee magaalada Garoowe.
Mashaariic ayaa sheegay in ciidamo ka mid ah ilaaladiisa gaarka ah ay jidgooyo u dhigteen ciidamo si gaar ah uga amar qaata madaxweyne Deni, taasina sababtay dhaawacyo nafeed iyo khasaare kale.
Mashruuc wuxuu ugu baaqay waxgaradka Puntland in ay si dhow ula socdaan xaaladdan soo korortay, kana hortagaan in Puntland uu hoggaanka talada hayaa ku riixo colaad sokeeye, sida uu hadalka u dhigay.
Siyaasi Maxamuud Mashruuc ayaa ka mid yahay siyaasiyiinta mucaaradka Puntland ee hubaysan, islamarkaana xiriirka la leh dowladda federaalka Soomaaliya.
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Puntland Post
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
La socodsii
Warka ku hel sanduuqaaga. Macluumaad muhiim ah oo kaliya.